Xaafad ka tirsan Muqdisho ayaa saaka dadku wadada ku arkeen arin ka yaabsiisey oo naxdinteeda leh. Xaafadaha Hawlwadaag, gaar ahaan kuwa...
Fanaanadii weynayd ee Khadiija Dalays ayaa Kanada ku geeriyootay. Allaha u naxariistee Khadiija Dalays ayaa ka mid ahayd gabdhihii ugu horeeyay...
Maamulka Jubba ayaa sheegay in argagixiso isa soo dhiibtey. Cali Xasan Deeq oo aha Taliyaha Nabad Sugidda Gobolka Gedo oo warbaahinta la...
Dhaawacyadii xasuuqii 14 Oktoober ee loo qaaday Suudaan oo qaar dib loo soo celiyay. Dhaawacyada la soo celiyay ayaa xaaladooda...
Dal walba waxaa dhisa bulshadiisa, haweenkuna waa lafdhabarka bulshada, waana taa midda lagu gaaro horumar iyo baraare. Iyadoo ay sidaas...
Haddii dhiig la daadinayo jeegaanta ayaa ku waajiba in lagu daadiyo. Suldaan Cune aya hadalkaas yiri mar uu ka hadlayay...
Dagaalka Muuse Biixi ku qaaday Sool nama khuseeyo hadaan nahay reer Awdal. Waa siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa dhinaca kale...
Wasiir xukun maxkamadeed ku dhacay oo haddana Muuse Biixi loo ansixiyay. Cabdullaahi Abokor Cusmaan oo Muuse Biixi u magacaabay gaadiidka...
Filimka nabsi qaybtii 2 ayaa xiise gaara leh. Lamaane kala dhaqaaqay. Waxa si quruxbadan u jilaysa Laki Wacays waxana la...
Gobolka Awdal ayaa doorkan ay ka jirtaa dhaxantii ugu darneyd ee soo marta. Deegaano hoostaga gobolka ayaa lagu arkey baraf...
Suldaan C/qaadir ayaa la yaaban sabab Muuse Biixi dagaal ugu qaado Tukaraq. Suldaanka Faysal Waraabe ayaa sheegay in Majeerteen isku...
Diyaarad laga leeyahay Turkiga ayaa jar ka dhacdey gashayna dhiiqo isla dalkaasi Turkiga. Diyaaradan oo ah kuwa qiimaha jaban ee...
Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay dhimashada wiilkiisii ka mid ahaa argagixisada Daacish. Xuseen Faysal Waraabe ayaa ku biirey argagixisada...
Madaxweyne Farmaajo ayaa bilaabay booqashada Galmudug halkaa oo dad aad u farabadan u soo dhaweeyeen. Wefdiga madaxweyne farmaajo ayaa waxaa...
Somaliland ayaa cabsi ka muujisay ciidan Puntland keentay Tukaraq agteeda. Wasiirka Muuse Biixi ee arimaha gudaha ayaa sheegay in ciidankaas...
Wasiiro Muuse Biixi magacaabay ayaa si duuduuba lagu ansixiyay iyo qaar warqada loo soo qorey. Fadeexada wasiirka maaliyada oo dhowr...
Saldhigii argagixisada ugu weynaa ee Shabeelaha dhexe ayaa loo daatey isla markaana la burburiyay. Ciidanka kumaandoosta ee Danab ayaa xaqiijiyay...
Madaxweyne Farmaajo ayaa ka soo degay garoonka Gaalkacayo. Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka Magaalada Gaalkacyo kusoo dhaweeyay boqolaal ka mid ah...
Madaxa Galmudug Sheekh Shaakir ayaa la kulmey gudoomiyaha gudiga doorashada Xaliimo Yarey oo warar is khilaafsan ka soo baxeen in...
Tuug si farsamaysan dadka u dhici jirey oo Muqdisho lagu qabtey. Ciidamada ammaanka Degmada Kaaraan, ayaa xalay waxa ay gacanta ku...
Qisada nin Nayjeeri ah oo qoraal guur oo uu soo dhigey faysbuug ku guursaday lix cisho. Chimadu waa wiil dhalinyaro...
Siyaasiga C/salaam Yaasiin ayaa Muuse Biixi ugu baaqay inuu Imaaraadka dibeda u tuuro. Imaaraadka ayaa waxoo u tuurey maamulkii Siilaanyo kadibna...
Gacan ku dhiigle goob fagaare ah cafis loogu fidiyay. Ninkan cafiska loo fidiyay ayaa diley ninkale magaalada Buuho0odle halkaas oo...
Wasiir ka tirsanaa maamulkii Siilaanyo oo dib u bilaabay inuu qoto beertiisa. Dadka badankiisa ayaa iswaydiinaya inay ahayd in markii...
Madaxweyne Farmaajo ayaa Puntland kala shaqaynaya daadejinta maamulka. Madaxweynaha oo si diirran loogu soo dhaweeyey Degmooyinka Carmo, Waaciye, Boosaaso iyo degaannada...
Faahfaahin qarax ka dhacay guri ku yaala Muqdisho. Qaraxan oo laga maqlay qaar ka tirsan xaafadaha degmada Kaaraan ayaa ahaa...
Muuse Biixi intaanu dadka barakicin waxay ahayd inuu dhayo boogihii hore ee uu ka gaystey Hargeysa. Waxa fariintaas gudbiyay badhasaabkii...
Ciidanka Puntland ayaa difaaca hore ku jira xilli madaxweyne Farmaajo joogo Boosaaso. Amniga gobolka Bari ayaa aad loo adkeeyay ayadoo...
Russian President Vladimir Putin described North Korean leader Kim Jong Un on Thursday as an "absolutely competent and mature politician."...
Wasiirada Muuse Biixi magacaabay oo qaarkood aanan buuxin shuruudaha wasiirnimo. Waxa sidaas sheegay xoghayaha golaha wakilada oo saxafada la hadlay....