Dhool Ismaaciil oo reer Awdala kana tirsan xisbiga Wadani ayaa si qosola uga hadashay doorashadii sheegtayna in Ciisihii 4-ta jeer...
Gudoomiye xigeenka xisbiga Wadani Shiine Dheere ayaa fariin culus u direy reer Awdal. Gudoomiyaha oo ka hadlay ku shubashadii doorashada ayaa sheegay...
Muuse Biixi ayaa C/raxmaan Saylici u direy Tukaraq xilli ciidan reer Awdala la iska horeysiiyay. Muuse Biixi ayaa gaadmo ku aadey...
Telefishan xagjira ayaa haddana warbixin ka diyaariyay haweenka isqurxiya. Telefishankan oo diidan heesaha ayaa haddana ku dhiiradey inuu warbixin ka diyaariyo...
Muuse Biixi inuu joojiyo ayay ahayd dagaalka Ceel-afweyn intaanu midkale bilaabin waa hadalkii Suldaanka reer Awdal ee Baade kana hadlayay...
Waan ku guulaysanay doorashada laakiin waan tanaasuley nabada waa hadalkii ku xigeenka xisbiga Wadani Maxamed Cali oo ka hadlayay munaasabad...
Gudoomiye Ciro ayaa sheegay in Muuse Biixi xal moodayo dagaal. Wuxuu ka xumaadey dadka Muuse Biixi ku barakiciyay Tukaraq iyo colaada...
Madaxweyne Farmaajo ayaa ku sii jeeda magaalada Hobyo ee gobolka Mudug. Madaxweynaha ayaa shalay ka qaybgalay furitaanka faraca jaamacada ummada Somaliyeed...
Gudoomiye Ciro ayaa Awdal soo gaaray una mahadceliyay shacabka. Waxaan idiinku imi inaan idiinka mahadceliyo guushii aad keentay ee laynaga...
Gudoomiyihii la eryay ee gobolka Banaadir ayaa ka hadlay waxa sababay in xilka laga qaado. Gudoomiyaha bedelkiisa ayaa loo magacaabay...
Maalintii la qorey af-Somalifa ayaa 45 sano ka soo wareegtay. Gudoomiyaha Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta Soomaaliya C/qaadir Nuur Xuseen oo...
C/raxmaan Saylici ayaa sidii caadiga ahayd xariga ka jaray doonyo lagu wareejay kaluumaysatada magaalada Berbera oo ay kharashka bixiyeen hay'ada beeraha...
Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa ka hadlay mooshino ka dhana maayerada gobolada Somaliland oo horyaala golaha wakiilada.Wuxuu dhinaca kale dhaliilay sida...
Wasaarada caafimaadka ayaa amar dul dhigtey ajaanibta ku shaqaysta caafimaadka. Sidii burburku dalka ugu dhacay waxa dalka soo buuxsamay ajaanib ka...
Faahfaahinta miino argagixisadu aastey oo khasaare ka dhashay. Miinada ayaa argagixisadu dhulka ku aastey waxayna ka qaraxdey meel aan ka...
Duqii magaalada Muqdisho ayaa la eryay waxana la magacaabay masuulkii bedeli lahaa. Duqa magaalada Taabit ayaa ku kacay falal ka dhana...
Booqashadii madaxweyne Farmaajo ku tagey gobolka Galguduud ayaa guul ku soo dhamaatey. Madaxweynaha ayaa magaalooyinka u dambeeyay ee uu booqdey...
Muuse Biixi ayaa diidey inuu la hadlo Cabdiwelli Gaas sheegayna inayna fahmayn. Wuxuu dhinaca kale sheegay inayna xataa Qaramada midoobey...
Muuse Biixi ayaa ku boodey xukuumada Somaliya diideyna inuu suldaankiisa afka qabto. Muuse Biixi oo dhiig ku bilaabey bishii uu...
Madaxweyne Farmaajo ayaa booqdey magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud. Waa mdaxweynaha weheliya madaxda Galmudug. Shacabka ayaa kaga hortagay duleedka magaalada....
Madaxweynaha Somaliya Maxamed Farmaajo ayaa gaaray degmada Balanbale ee gobolka Galguduud. Madaxweynaha ayaa booqasho balaaran ku maraya gobolka Galguduud. Kumanaan...
Shil aan caadi ahayn ayaa ka dhacay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho. Shilkan oo ah mid diyaaradeed ayaa saakadii hore ka...
Waxa noogu daran arinta Yaman iyo argagixisadii waa laga adkaadey waa waraysi uu bixiyay madaxweynaha Ismaaciil Cumar Geele oo wax...
Maxaabiis maanta laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho. Maxaabiistan ayaa diyaarad ay bixisay dawlada Somaliya looga soo qaaday dalkaasdi...
Kelyo xanuun baan ka qaadey Galguduud. Madaxweynaha Somaliya ayaa ka mahadceliyay sida weyn ee loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb laakiin sheegay...
Suldaanka beesha Arab (ISAAQ) ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalkii suldaanka Muuse Biixi ee jeegaanta isbiirsatey beelaha kalana ka dhigtey kuwa...
Wasiiro Puntland ah ayaa gaaray aaga Tukaraq lana hadlay dadka deegaanka. Tukaraq ayaa maamulka jeegaanta ee Muuse Biixi weerar gaadmo...
Madaxweyne Farmaajo ayaa war ka soo saaray dhulka dawlada ee la guranayo. Madaxweynaha ayaa yiri “Sida uu tilmaamayo Qodobka 43aad ee...
Madaxweyne Farmaajo ayaa ku sii jeeda Guriceel xalayna xaflad ka qaybgalay. Xaflada oo uu soo qaban qaabiyay Maamulka Galmudug ayaa waxaa...
Muuse Biixi ayaa ka soo noqdey Addis ababa diideyna inuu ka hadlo safarkiisa. Muuse Biixi ayaa dhiig ku bilaabay maamulkiisa ayadoo...