Waligaa ma aragtey laba bas oo rakaab saaran yihiin oo is eryada. Dhacdadan foosha xun ee qayramasuulnimada ayaa ka dhacday...
Fanaanada Nakruuma iyo Luul Cali Xasan ayaa booqdey radiyihii qaranka iyo qolka keydka oo uu badbaadiyay muwaadin Somali ah oo wadani...
Wasiiradii dhawaan la magacaabay ayaa maanta la dhaariyay. Sadexdan wasiir oo loo kala magacaabay arimaha dibedda, gudaha iyo warshadaha ayaa xilkooda...
Wadaadka xagjirka ee Xasan Daahir Aweys ayaa fariin muuqaala laga soo duubey ku socota dawlada iyo mucaaradka. Xasan Daahir ayaa ka...
Xubnaha qaramada midoobey ayaa si toosa u cambaareeyay Trump oo Iiraan farogeliyay. Waxa baryahan Iiraan ka jirey banaanbaxyo rabshado wata oo...
Madaxweyne Farmaajo ayaa gaaray Puntland iyo ujeedada safarkiisa oo laga waramay. Qabanqaabada safarka madaxweynaha ayaa lagu jirey in usbuucii la soo...
Tahriibayaal kale oo isku haligey badda u dhaxaysa Liibiya iyo Yurub. Inta la xaqiijiyay 8 qof ayaa ku dhimatay markii...
Cabdi Good ayaa barnaamij gaara u doodaya xaga Gadabuursi iyo xoogaaga Dhulbahante ee Somaliland ogol. Cabdi Good oo been ka...
Dhalinyarada gobolka Sanaag ayaa ka qayliyay nin u xiran Muuse Biixi. Dhalinyarta ayaa dalbadey in si dhaqso ah loo sii...
Madaxweynaha Jabuuti ayaa soo dhaweeyay ninkii uu baasaboorka Jabuutiyaanka siiyay ee Muuse Biixi. Muuse Biixi ayaa ka hawlgeli jirey xilligii...
Xildhibaan Baar ayaa amaantey wasiirka qorsheynta Somaliya oo 5 milyan u keenay deegaankiisa uu dhawaanta booqdey ee Sanaag. Xildhibaanada ayaa...
Dalku wuxuu u gacangalay ajaanib argagixiso iyo caalamka isugu Jira waxaanan ku jirnaa sida Yaman loo qalay hadaynaan fahmin waxa...
Garoowe ayaa aad looga dareemayaa u diyaargarowga soo dhaweynta madaxweyne Farmaajo. Madaxweyne Farmaajo ayaa la filayaa inuu booqdo Garoowe lana kulmo saaxiibkiisii...
Ruwaayadii sodohdii ceebowdey waa Qaybtii 1 oo xiise leh gaara leh. Waxa jilaya jilayaal can ku ahaa jilida oo muddo aan...
Argagixisada ayaa markii ugu horeysay tabaalahooda ku qorey Af-Somali kaliya. Caleemosaar ay u sameeyeen dad naxsan oo ka tirsan qabiilka Eelayda...
Imaaraadka ayaa toos faraha ugula jira Somaliya waxa looga faaloodey kaftanka siyaasada. Imaaraadka oo ah dalyar oo dakhliga ugu weyn boqolkiiba...
Argagixiso isa soo dhiibey ayaa lagu soo bandhigey Doolow oo ka tirsan gobolka Gedo. Argagixisadan oo wejigu u duubnaan jirey ayaa...
Wasiirka qorsheynta Somaliya ee dhawaan tagey Sanaag ayaa ka hadley waxa u soo arkey. Wasiika oo la hadlay idaacadaha Muqdisho ayaa...
Somalida ku nool deegaanada Oromada ayaa cabsi la soo deristay. Weerarada ay Oromada ay ku beegsanayaan bulshada Somaliyeed ee ku nool deegaanadooda...
Taliye ku xigeenkii argagixisada ee Shabeelaha hoose oo la khaarajay. Ciidamada xooga dalka ee baacsanaya argagixisada xasuuqda dadkeena ayaa taliyaha ku...
Xildhibaanada golaha deegaanka Boorama ayaa beeniyay hadal uu jeediyay maayerka. Shalay ayay ahayd markii maayerku shegay in miisaaniyad la dejiyay. https://www.youtube.com/watch?v=8qx1rs83yHw...
Madaxweynaha Khaatumo ayaa ka hadlay in maamulkiisu ku biiriyo Puntland xilli garabkii Cali Khaliif isku dhiibeen Somaliland hadana sugayaan in Muuse...
Warbixinta garoon habluhu ku ciyaaraan kubadda oo Hargeysa ka jira. Garoonkan ayaan magaalada Hargeysa inta badan laga ogeyn. Gabdhaha ku...
Wasiirkii arimaha gudaha ee la eryay ayaa ka hadlay sida uu ku maqley eryidiisa. Cabdi Faarax oo ku magac dheer Juxa...
Yuusuf Garaad oo la eryay ayaa jawaabtiisa ku soo bandhigey faysbuug. Waxyaabaha lagu eryay ayaa ka mida inuuna qarin sirta qaranka hadana...
RW Xasan Kheyre ayaa shaqadii ka eryay sadex wasiir oo inta badan la sheegay inay gudan waayeen hawshooda. Wasiiradan la eryay...
In a surprise move, Ethiopia's leader on Wednesday announced plans to drop charges against political prisoners and close a notorious...
Wasiirka qorsheynta dawlada Somaliya ayaa booqdey jaamacada Maakhir ee Badhan ee gobolka Sanaag. Booqashada wasiirkan ayaa aad loo amaanay asagoo...
Dr C/raxmaan Bayle ayaa wada qorshe dalka dakhli loogu yeelayo. Wasaarada maaliyada ayaa maanta soo bandhigtey waxqabadkeeda muddo sagaal bilooda...
French food safety inspectors failed to detect salmonella contamination at a plant belonging to dairy giant Lactalis, three months before...