The United States has formally agreed to sell 12 Super Tucano A-29 planes and weapons to Nigeria, the West African...
Iranian Supreme Leader Ayatollah Ali Khamenei said on Wednesday U.S. President Donald Trump would fail in his hardened stance towards...
Egyptian Football Association (EFA) will try to convince its national team's players not to fast during the holy Muslim month...
Argagixisada ayaa dil foolxun ka gaysatey Hiiraan. Degmada Wanlaweyn ayaa xalay argagixisadu ka fulisay xasuuq foolxun oo ay u gaysatey nabadoon...
Puntland ayaa soo bandhigtey dambiyadii ka dhacay deegaanadeeda 2017. Waxa warbixintan diyaariyay xafiiska xeer ilaalinta Guud ee Puntland oo sanad walba dhamaadkiisa...
Jubbaland ayaa dalbatey in dawlada Somaliya wax ka qabato xadgudubka Kiiniya ay ka wado xadka labada dal. Maamulka ayaa ku fashilmey...
Hibo Maxamed ayaa ka qayb gashay doorasho haweenka aqalka sare sameeyeen. Haweenka ayaa doortey gudoomiyaha ururka haweenka ee barlamaanka Somaliya. https://www.youtube.com/watch?v=iOtSHjdRS7I...
Dhegeysiga dacwadii C/raxmaan C/shakuur ayaa dib u dhacdey dibna loo mudeeyay. C.raxmaan C/shakuur ayaan ka soo qaybgelin dhegeysiga dacwadan.  Dib u...
Yaa ka masuula dabkii baabiiyay 150 meheradood oo dadku ku noolaayeen Wajaale. Waxa habeen hore dab xoogan qabsaday 150 meheradood...
Dawlada Somaliya ayaa sheegtay in ay diyaar yihiin hawlgelintii maamulka hawadu oo dhamaan qalabkii lagu wadi lahaa dhamaystiran yahay. Qorshaha ayaa...
Golaha wasiirada maamulka aan jirin ee Hirshabeele ayaa la ansixiyay kadib markii kulan hore lagu fashilmey in ay soo xaadiri waayeen...
Ciyaaryahanada Puntland ayaa aad loogu soo dhaweeyay Garoowe. Soo dhaweynta kooxda kubadda cagta ee Puntland ayaa waxa ka qayb galay dadweyne aad...
Taliye ka tirsan ciidanka Puntland ayaa Gaalkacayo lagu diley. Taliyahan ayaa ahaa madaxii ciidamada Inji ee maamulkla Puntland ee magaalada Gaalkacayo....
Maamulka Somaliland ayaa ka hadley digniin kulul oo ka timi dawlada Yaman. Dawlada Yaman ee ay hogaamiso Xuutiyiinta ayaa hore u...
Maxkamada gobolka Banaadir ayaa war ka soo saartey kiiska C/raxmaan C/shakuur. Xafiiska xeer ilaaliyaha ayaa diidey go'aan uu iska gaaray...
Wasiirkii hore ee gaashaandhiga Somaliya ayaa shaaca ka qaaday siro badan. Jeneraal Diini oo in muddo ah soo hayay xilal...
Khasaare intee leeg ayuu gaystey dabkii xalay 25-kii bishan ka kacay Wajaale. Goobta dabkani ka kacay ayaa waxa ku yaalay...
Masuuliyiinta gobolka Awdal ayaa sida fiinta uga qayliyay war been abuura isku dirna ah. Warkan ayay sheegeen in lagu sheegay...
Qaar ka mida xildhibaanada Hawiye ayaa digniin u soo direy dawlada uu hogamiyo Xasan Cali Kheyre iyo Farmaajo. Qaar ka...
Jawaari ayaa Baydhabo ka furey shirka gudoonada barlamaanada maamul goboleedyada. Shirkan ayaa dad badan u arkaa waqti lumis kharash ku...
Garaado iyo cuqaal Dhulbahante ah ayaa ku baxay dagaalka Qoriile ee Sool ee udhexeeya beelaha Dhulbahante iyo Majeerteen oo ka...
Boorama ayaa markale la qabtey khamri soo galay. Waxa magaalada lagu gubey khamri aad u farabadan oo ka soo gala...
Karachi's women taxi drivers are determined to protect female customers from the sexual harassment they commonly face when traveling around...
Gudoomiyaha hay'ada shaqaalaha Somaliland ayaa soo bandhigey shaqooyin uuna sheegin. Sharmaake Axmed Geelle oo saxaafada la horyimi ayaa sheegay in...
C/raxmaan Ciro ayaa faahfaahin ka bixiyay kulan uu la qaatey Muuse Biixi shalay. Wuxuuna ka hadlay sida kulanka ku yimi...
Muuse Biixi ayaa ISAAQA kale si niyada shafka u saaray kan Samaroona diidey xataa inuu eego. Shalay ayay ahayd markii...
Ciidanka asluubta Muqdisho ayaa helay qalab at hawshooda ku gutaan. Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Gaas Xuseen Xasan Cusmaan oo ay...
Xisbiga Wadani ayaa ku baaqay in la kala dhexgalo Muuse Biixi iyo wasiiradii Siilaanyo. Wasiiradii Siilaanyo ayaa qaba inay iyagu...
Maxkamad ku taal Puntland ayaa dhalinyaro xukuno ku ridey iyo dambiyada ay galeen. halinyaraddaan ayaa lagu eedeeyay falal Amniga lidi ku...
Araabinews ayaa booqatey deegaanada Jabanta iyo Dhoqle oo ka tirsan ismaamulka Somalida. Deegaanadan oo ah dhul beeralay u badan aadna...