Sarkaal ka tirsan argagixisada Shabaab ayaa isa soo dhiibey. Sarkaalkan baxsadka ah ayaa saaxiibadii argagixisada u sheegay inuu soo eeganayo beer...
Wasiir ka tirsan maamulkii Siilaanyo ayaa diidey inuu xilka wareejiyo. Wasiirada maamulkii Siilaanyo ayaa intooda badan wareejiyay xilalkii ay hayeen oo...
Go'aan diidmo ah ayaa laga soo saaray maxkamadeyntii C/raxmaan C/shakuur oo saaka la hor keenay maxkamada ayado dad badan ay qabeen...
Wasiirada Muuse Biixi ayaa noqdey kuwii ugu liitey iyo tababar loo furey. Muuse Biixi oo askari ah ayaa soo xushey dad...
Dagaal ka qarxay Koofurta Sool iyo Khaatumo oo qayladhaan ka dirty. Dagaal beeleedkan ayaa laba beelood isku cunayaan. Maamulka Khaatumo ee...
Dr Bayle ayaa kormeer dalxiis ku tagey deegaanka quruxda leh ee Gobweyn ee Kismaayo u dhow. Wasiirka maaliyada Somaliya Dr Bayle ayaa...
Maxkamadeynta siyaasiga C/raxmaan C/shakuur ayaa Muqdisho ka bilaabatey. C/raxmaan ayaa xalay loo sii daayay codsi ka yimi odayada dhaqanka beeshiisa iyo dawlada oo...
Madaxii Ahlu sunna ayaa xukunka ka degay kadib markii uu ku laabtey maamulkiisa balaaran ee ilaa Guriceel. Maxamed Shaakir Cali Xasan...
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur ayaa la sii daayay kadib markii dawladu ka soo qabatey gurigiisa. Ilaalada siyaasigan ayaa dagaalamay waxayna keentay...
Erdogan ayaa jawaab kulul siiyay Imaaraadka oo dib u sii faafiyay qoraal lagu qorey twitter-ka oo lagu dhaleecaynaayay dawladii Muslimka ee Cismaaniyiinta....
Sidee u dhacay xuska maalinta booliiska Somaliyeed oo ka soo wareegtay 74 sano. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali...
Xaglatoosiye ayaa si adag uga hadlay inuu baabuur la baxsaday. Waxay ahayd sadex cisho kahor markii baabuur ay leedahay wasaaradiisu lagu...
Ugaaska Ciise ayaa magaalada Hargeysa laga sii sagootiyay. Ugaaska Ciisaha ayaa Hargeysa kadib markii Muuse Biixi loo haneeyay xilka maamulka, wuxuuna...
Shirkada Whatsapp ayaa telifoonada gacanta qaar ku shaqayn doonin. Shirkada oo akhbaar kooban soo dhigtey shabakadeeda ayaa sababta ku sheegtay in...
Ciidanka booliiska Laascaanood ayaa gacan ku dhiigleyaal gacanta ku dhigey. Daraad ayaa ahayd markii nin ganacsade ah oo lagu magacaabo Cabdinaasir...
Qaramada midoobey ayaa walaac ka muujisay xasuuqa Sucuudigu ka wado dalkaasi fiqiirka ah ee Yaman halkaas oo ay sheegeen in tobankii...
Shirka madasha aragti wadaaga ayaa Jabuuti ka furmey iyo waxa looga hadlayo. Shirkan oo ay marti gelisay Dowladda Jabuuti ayaa...
Dawlada Somaliya ayaa war ka soo saartey tirada ciidamada u diiwaangashan iyo hubkooda. Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/Raxmaan ayaa...
C/raxmaan C/shakuur oo daraad laga soo qabtey gurigiisa ayaa maxkamad la soo taagey. Maxkamadeynta C/raxmaan C/shakuur ayaa waxaa goob joog ka ahaa...
Cabdiwelli Gaas ayaa dhagax dhigey wadada isku xireysa Taleex iyo Garoowe. Waxa jira horumar xuma ka jirta dhinaca gobolka Sool oo...
Wasiir C/llaahi Dheere oo qabyaalad la hortagey dadkiisa ayaa faanay markii maanta uu xilkii u tiriyay Faratoon oo kala wareegay waxbarahada...
Ruug cadaa Bile Rafle Guuleed ayaa Boorama lagu dhaweeyay. Bile Rafle ayaa ka mid ahaa raga ugu waxqabaka badan dawladii u...
Dawlada Yaman ayaa markale gantaal ku garaacday caasimada Sucuudiga. Wararka ka imaanaya caasimada Sucuudiga ee Riyaad ayaa sheegaya in la maqlay...
Hay'ad Somaliland u dooda xuquuqda dadka oo ka qaylidey saxafiyiin jeelka ku jira. Maamulka Somaliland ayaa ka mida gobolada sida...
Saleebaan gaal ayaa ka hadlay masuuliyiin gawaadhi la baxsanaya oo qaarkood lagu qabtey. Fadeexadaha ugu xun ayaa ah gaari dad ka...
Argagixisada Shabaab ayaa dil foolxun ka gaysatey Baraawe. Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya Degmada Baraawe ee Gobolka Shabellaha hoose...
Gaalkacayo ayaa laga hirgeliyay ciidamo jufooyinka dhan ka kooban. Ciidankaan ayaa qeyb ka noqon doono Ciidamo Boolis ah oo horay loo...
Shirka maaliyada ayaa ka furmey Kismaayo oo uu horkacayo Dr Bayle. Shirkan ayaa looga hadli doonaa qaabka loo mideyn lahaa canshuuraha...
Sidee u dhacay hawlgalkii lagu soo qabtey C/raxmaan C/shakuur oo xalay gurigiisa laysku dayay in si nabada loo galo oo...
Xildhibaan ay isku hayb yihiin C/raxmaan C/shakuur ayaa codsaday in maydka lagu wareejo kadib markii ciidanka NISA oo warqad ruqsada watey...