Dawlada ayaa war ka soo saartey xariga C/raxmaan C/shakuur oo xalay saqdhexe gurigiisa ay tageen ciidanka dambi barista si loo baaro...
Booliiska Somaliland ee magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay xariga loo gaystey majaajileyste Dabcasar. Dabcasar ayaa shalay lagu garaacay Hargeysa waxana falkaasi aan...
Booliiska gobolka Awdal ayaa gacanta ku soo dhigey gaari C/llaahi Dheere lagu aaminay oo lala baxsanayay. Wasiirkii hore ee waxbarashada maamulka...
Madaxweynaha Jabuuti ayaa war ka farxiya fanaaniinta dalkaasi soo saaray. Ismaaciil Cumar Geelle oo lagu yaqaan nin dhaqankiisa jecel ayaa sheegay...
Saxafiga Cabdulmaalik Coldoon ayaa ka hadley nin majaajilayste oo Hargeysa lagu garaacay. ninkan oo can ka ah baraha bulshada isticmaalana telefoonkiisa...
Muuse Biixi ayaa diidan inuu hantidiisa soo bandhigo wasiiradiisiina gidaar ku dhaariyay. Waxa hadalheyntan weyn markiiba qaatey xisbiga Wadani oo dalbanaya...
Qabashadii siyaasiga C/raxmaan C/shakuur oo xalay saqdii dhexe laga qabtey gurigiisa ayaa waxa isa soo taraya wararka ku xeeran oo...
Wadooyin ka mida Muqdisho ayaa ciidanka dawladu xirey. Wararka waxa ay sheegayaan in ciidamada ay xireen wadada Soobe, KM4 dhanka wadada...
Dad ku geeriyooday Gaarisa oo ka mida gobolka NFD. Wararka la helayo ayaa sheegaya in gaari noociisa yahay xamuul uu...
Ciidan loo malaynayo kuwa dambi baarista ayaa guri wasiir hore u daatey magaalada Muqdisho. C/raxmaan C/shakuur oo ka tirsanaa dawladii...
Xildhibaano ka mida dawlada Somaliya ayaa la amrey in la baaro qaran dumisnimo awgeed. Xeer ilaaliyaha qaranka ayaa farta ku fiiqey laba...
Beesha Ciise ayaa qayladhaan Muuse Biixi u dirtey ayadoo ka cabanaya sida uu u galay. Waxaan isku ahayn binu Axmed...
Wiil dhalinyaro ah oo ahlu diina ayaa argagixisadu midi ku gelisay Muqdisho. Wiilkaan dhalinyarada ah ayaa ku sugnaa gurigiisa xilliga argagixisadu u...
Banaanbixii ugu balaarnaa ee lagu diidan yahay Trump ayaa ka dhacay Indoonisiya oo lagu qiyaasay inay ku noolyihiin Muslimka ugu badan caalamka....
Thousands gathered near by the White House on Saturday to protest President Donald Trump's decision to recognize Jerusalem as the...
Muuse Biixi ayaa magacaabay maareeyaha duulista iyo madaarada maamulka Somaliland. Muuse Biixi ayaa soo saaray wareegto uu isagu ku saxiixan yahay...
Booliiska Muuse Biixi ee Boorama ayaa durba rasaas ku bilaabay dadka shacabka ah. Intii doorashada loogu shubey Muuse Biixi waxa gobolada...
Mukhtaar Roobow ayaa dagaal u diyaargaroobey uu argagixisada kaga sifeynayo Bay iyo Bakool. Argagixisada uu ka mid ahaa Roobow ayaa khaarajay...
Maxaabiis kale ayaa laga soo dejiyay Muqdisho maanta. Dawladda Soomaaliya ayaa gacan weyn ka geysatay sidii loo soo deyn lahaa Maxabiistaan...
C/raxmaan Ciro ayaa Hargeysa ku soo noqdey fariin adagna u direy Muuse Biixi. Musharaxii xisbiga Wadani Ayaan ka qaybgelin xafladii...
Waan u sheegnay Farmaajo anaga oo reer Awdala kama mid nihin maamulka Somaliland waa siyaasiga Cali Faarax Cabdullaahi oo si...
Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa muxuu ka yiri maamulka Muuse Biixi. Ismaaciil ayaa ka mida saraakiisha weyn ee xisbiga Wadani ee...
Muuse Biixi ayaa sawir la galay wasiiradiisa cusub oo boqolkiiba 85 reerkiisa ah. Wasiiradan oo gaaraya 32 ayaa durba laga...
Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay sida uu uga boodey xafladii xilwareejintii Muuse Biixi. Jamaal iyo Muuse Biixi ayaa ka soo...
Taliyaha ciidanka dawlada Somaliya ayaa hawl muhiima ka fuliyay Gaalkacayo. Taliye Gorod ayaa maalmahan ku sugnaa Gaalkacayo halkaas oo dagaalo...
Somali kale ayaa lagu xasuuqay Itoobiya. Wararka aan ka helayno ayaa ilaa hadda dhimashada ku qiyaasay 63 qof. Dadkan ayaa...
Farxiya Fiska oo ku dhegan Muunye waa qaybta 6 ruwaayada qooto qooto oo aad u xiise leh. Waxa dhinaca welli...
Booliiska Burco ayaa beeniyay inay xirteen xaaska Xaglatoosiye kana waramay eedaymaha Xaglatoosiye jeediyay ee ah inay jeelka u taxaabeen xaaskiisa iyo...
Muuse Biixi ayaa ku qosley taageerayaashii reer Awdal ee isaga u xiiqey. Taageereyaashaas ayaa helin cadkii ay ka sugayeen ama wasiiro...
Gudiga qabanqaabada beelaha Garxajis (ISAAQ) ayaa gaaray Ceerigaabo halkaas oo la filayo in uu ka dhaco shirka taageereyaasha xisbiga Wadani....