Dr C/raxmaan Beyle ayaa ka hadlay mishaharaadka shaqaalaha dawlada. Waxa uu tilmaamay in Xukumada Soomaaliya ay rajeyneyso in sanadaha soo...
Agaasimaha NISA Sambalooshe ayaa eedeeyay wadamada caalamka. Somaliya ayaa la tiicaysa weerar argagixisadu ku qaadey Muqdisho halkaas oo ay ku...
Bilateral ties between Turkey and Somalia will be further cemented, as Ankara is fully committed to do whatever is necessary...
Faadumo Siciid ayaa kabaha la dulmartey Muuse Biixi iyo Kulmiye mar ay hadashay ololaha xisbiga Wadani oo maanta gilgiley dhamaan...
Turkey and Iraq have agreed to open a second border gate at Ovaköy, with construction beginning as soon as necessary...
Xisbiga Wadani ayaa rikoodhka jabiyay magaalooyinka Burco iyo Ceerigaabo oo dadkii ugu badnaa u soo baxeen. Ololaha xisbiyada Somaliland ayaa...
Taageerayaasha xisbiga Wadani ee degmada Dilla ayaa musharax Maxamed Cali u sheegay in la ilaaway. Degmada Dilla ayaan lahayn meel...
Musharax C/raxmaan Ciro ayaa qarxiyay arimo badan una gabyay Muuse Biixi. Xisbiga Wadani ayaa wacdaro maanta ka dhigey Boorama taas...
Madaxweynaha Somaliya ayaa tacsi ka direy Marxuum Maj. Gen. Maxamed Abshir Muuse oo arbacadii ku geeriyooday dalka Mareykanka ahaana sarkaal...
Muuqaalka xisbiga Wadani oo Boorama maanta wacdaro ka dhigey. Ololaha maamulka Somaliland ayaa si xawli ah uga socda gobolada hoostaga...
Wararka dagaal u dhexeeya maamulada Puntland iyo Galmudug. Dagaalkan oo soo bilowday aroornimadoo hore ee saakay ayaa waxa ay labada...
Dhoolatuska Boorama ee xisbiga Wadani ayaa ushii la tuuraa dhulka u dhacayn. Waa dhoolatuskii ugu balaarnaa ee reer Awdal ka...
RW Xasan Kheyre ayaa xalay Turkiga gaaray halkaas oo uu la kulmey madax sare oo ka tirsan dawlada Turkiga oo...
Argagixisada ayaa haweenay booliisa ku dishey Muqdisho. Haweenay ayaa maalinimada ku shaqayn jirtey shaqada sharafta badan ee amniga halka habeenkiina...
Musharaxa Wadani C/raxmaan Ciro ayaa caawa gaaray Boorama halkaas oo dhaweyn balaaran kadib uu fariin u dirtey taageerayaashiisa aadka u...
Xisbiga Wadani ayaa deegaanada Lughaya ee gobolka Awdal dhoolatus ka sameeyay. Deegaanadan ayaan waxba loo qaban intooda badan lahayn isbitaalo...
C/raxmaan Saylici ayaa Lawyacado ku soo bandhigey dhoolatuska ololaha doorashada. Saylici ayaan waxba ka qaban cabashada xoogan ee dadka ree...
Argagixisada Daacish ayaa sheegatay nin isku qarxiyay Boosaaso. Nin watey gaari gacan ayaa isku qarxiyay afaafka hore ee saldhiga bartamaha...
Dhaxal sugaha Sucuudiga ayaa sheegay in Sucuudigu joojinayo Wahaabiyada kuna noqonayo diinta saxda ah. Sucuudiga ayaa malaayiin doolar ku bixiya...
Taageerayaasha xisbiga Kulmiye ayaa markale ku kulmey fagaaraha Boorama halkaas oo hadalo loo jeediyay. Xisbiga Kulmiye ayaa dhoolatus samaynaya maalintiisii...
Amisom ayaa kala garan weyday argagixisada iyo dadka shacabka Afgooye kadib qarax ka dhacay halkaasi. Argagixisada ayaa qarax la eegtay...
Dagaal gacan ka hadala ayaa Buuhoodle ka dhacay iyo Cali Khaliif oo dhex joogey. Gacan ka hadalkan ayaa yimi kadib...
Baashe Cali Jaamac ayaa ka digarogtey Kulmiye oo maalmahan u kula jirey ololaha. Baashe ayaa ka soo jeda gobolka Sool...
Sawir laga qaaday Haweeney Soomaaliyeed oo ka tirsan shacabka degmada Caabudwaaq ayaa maalmahan qabsaday baraha bulshada, kaasoo muujinayey iyadoo qori...
Doorashada Kiiniya ee Beri ayaa war ka soo baxay. Kadib markii dacwad loo gudbiyay maxkamada sare ee Kiiniya lagana dalbadey...
Wararka dab xalay ka kacay Boosaaso. Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dabkaas oo ka kacay Kaalin shidaal oo...
Madaxweyne Farmaajo ayaa la kulmey dhigiisa Jabuuti iyo sawiradii soo dhaweynta. Madaxweyne Farmaajo ayaa uga mahadceliyay Madaxweyne Geelle kaalinta uu...
Xisbiga Faysal Waraabe ayaan cidi u soo bixin maanta magaalada Burco xilli ay iyagu u lahaayeen. Beerta xoriyadda ee magaalada...
Madaxweyne Farmaajo ayaa ka degay Jabuuti soo dhaweyna loogu sameeyay. WAa lutii sadexaad ee Farmaajo ku tago dalalka jaarka asagoo...
Faahfaahin qarax ka dhacay gobolka Bari ee Puntland. Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxa ka dhacay uu geystay...