Madaxweynaha Dalka Zimbabwe Ruperto Mugabe ayaa magacaabay Wasaaradda amniga Internet-ka iyo baraha Bulshada ee Dalkaasi. Dowladdu waxaa ay sheegtay in...
Wasiir Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay halka uu ku dameeyay saamigii Itoobiya ee dekedda Berbera. Wasiir Sacad mar aanu...
Gudoomiyaha Hargeysa Mustafe Shiine ayaa ka naxay taageerada Wadani uu soo saaray shalay warna ka soo saaray amniga magaalada. Xisbiga...
Golaha hal-abuurada iyo fanaaniinta Hargeysa iyo Burco ayaa baaq soo saaray. Golahan ayaa Hargeysa ka dhisan waxayna ka waleeceen qabyaalada...
Booliiska maamulka Somaliland ayaa sheegay in ay heegan yihiin. Deegaanada Somaliland ayaa waxa ka socda doorashada maamulka oo la filayo...
Another day, another attack in a far-flung, volatile land. Westerners are likely to react with a shrug and a sigh...
The horrific twin truck bomb blast in Mogadishu, which killed more than 300 people, was the worst terrorist attack the...
RW Xasan Kheyre ayaa ka hadley shirka Muqdisho ka furmaya. Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa sheegay shirkan in looga...
Degmada Quljeed ee gobolka Awdal ayaa cudud u muujisay xisbiga Wadani si weyna isugu soo baxay dariiqyada magaalada ayadoo markii...
Madaxweyne Farmaajo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay caasimada Itoobiya. Waa lugtii labaad ee madaxweynuhu ku marayo wadamada jaarka ah...
Turkish Airlines plane that crash landed at Kathmandu airport two years ago will be welcoming ticket holders on board again...
Maxaa baajiyay ciyaaraha maamulada Koofurta Somaliya iyo gobolka Banaadir ee ka dhici lahaa Kismaayo. Ciyaarahan u dhexeeya maamulada magacaaban ee...
RW Xasan Kheyre ayaa mucaawino Imaaraadku keenay kaga gudoomey madaarka Muqdisho. Imaaraadka ayaa soo dejiyay diyaarad sida daawooyion iyo mucaawinooyinka...
Maayerka Ceerigaabo ayaa eedihii ugu cuslaa ku ganay Kulmiye siro badana qarxiyay xilli magaalada Ceerigaabo si fiican loogu xoog sheegtay...
Nuxurka musharax C/raxmaan Ciro ayaa ka hadley maalinta ololaha xisbiga oo si weyn loogu soo baxay kheyriyadaha magaalooyinka waaweyn ee...
Xisbiga Wadani ayaa Boorama ku gudoomey gaadiid u adeega ololaha xisbiga oo aad u oo farabadan. Gaadiidkan ayaa waxa bixiyay...
Hordhaca dhoolatuska xisbiga Wadani oo ushu cirku u dhacayn. Waa maalintii sadexaad ee ololaha xisbiyada Somaliyeed ayadoo manta ay tahay...
RW Xasan Kheyre iyo madaxda maamul jufeedyada ayaa ka qaybgalaya caleemo saarka Waare. Caleemo saarka aya ka dhacaya magaalada Jowhar...
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug ayaa eedeeyay Gaas iyo Axmed Madoobe. Maxamed Xaashi (Carabey) ayaa sheegay in ay ka shaqeynayaan sidii...
Xasuuqii argagixisadu ka gaysatey Soobe ayaa ahaa kii ugu xumaa ee lagula kaco dad Muslimiina. Hadaba Qaraxan ayaa galaaftay nolosha...
Musharaxa Wadani C/raxmaan Ciro ayaa la sii hadley taageerayaashiisa xilli xisbigu bilaabayo ololihiisa balaaran. C/raxmaan Ciro ayaa codsaday in si...
Doorashadii madaxweyne ku xigeenka Khaatumo ayaa dib u dhacdey xilli shalay Cali Khaliif ku calaacalay in ISAAQ ka soo gaaro...
Cali Gurey ayaa beeniyay inuu qabyaalad ugu hiilinayo Muuse Biixi kadib markii uu ku biirey xisbi uu waligii caayi jirey...
Madaxweyne Farmaajo ayaa gaaray Yugandha halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay. Madaxweynaha ayaa ujeedo kaliya u tagey oo ah...
Ururka siyaasada ku biirey ee WHO ama caafimaadka aduunka ayaa ka noqdey magacaabistii Robert Mugabe ay u magacaabeen safiirka hagaagsan...
Horjooge ka tirsanaa argagixisada shabaab ayaa xuubka ka siibey siro hore loo ogaa oo ku saabsan qaraxyada iyo isqarxinta ay...
Madaxweyne Farmaajo ayaa ka dhoofey Muqdisho kuna sii jeeda Yugandha. Dalka Yugandha ayaa waxa Somaliya ka jooga ciidamada ugu badan...
Xisbiga Kulmiye ayaa maalintiisii qabsadey ololaha doorashada iyo khudbada Saylici ee Boorama xilli buuq awgeed la dhegaysan waayay oo taageerayaashu...
Axmed Madoobe ayaa Imaaraadka jooga iyo wararka ka soo baxaya socdaalkiisa uu ku joogo Imaaraadka. Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa Axmed...
Miino argagixisadu aastey ayaa la kacdey gaadhi haween saarnaayeen Afgooye. Wararkii u dambeeyay ee ka soo baxaya gaadhigan ayaa sheegay...