Walaashaa ma hubtide seedigaa ha coleysan. Waa filim aad u qosol badan kana turjumaya qisooyin hore u dhacay. Waxa jilaya...
Laaqiya ayaa ka quusan la aqalkii ay beenta ku heshay waa qaybtii 26 ee filimka oo aad u xiise leh....
Beelaha Jibriil Yoonis (Samaroon) oo beeniyay in ay Muuse Biixi taageereen: baabuur na siisan meysid
Beelaha Jibriil Yoonis (Samaroon) ayaa beeniyay in ay Muuse Biixi taageereen waxayna ka cadhootey odayaal moodey in Jibriil Yoonis lagu...
Madaxweyne Farmaajo ayaa booqdey ciidamada dagaalka loo diyaariyay ee ku Jira. Ciidamadan oo tayadoodu liidato maadaama dalku cunaqabatayn ku jiro...
Xarun caafuimaad oo loo bixiyay Mahuraan ayaa laga hirgeliyay Boorama waxana goobta laga jeediyay hadalo isugu Jira guubaabo. Dadka hadlay...
Hordhaca barnaamijka xisbiga Wadani ayaa la soo bandhigey. Ololaha doorashada maamulka Somaliland ayaa galay maalintii kowaad halkaas oo u laha...
Taageerayaasha Faysal Waraabe ayaa Boorama isugu soo baxay iyo hadaladii laga jeediyay. Waxay maanta ahayd maalinta UCID inkastoo ayna Boorama...
Qisada xanuunka weyn leh hooyo ubadkeedii ku weyday xasuuqii Soobe. Hooyo Daahira Cali Muumin oo ah Hooyo Soomaaliyeed ayaa xasuuqii Soobe...
Dib u jaleec khudbad qiimo leh oo uu jeediyay AUN madaxweyihii u dambeeyay dalka. Maanta oo kale waxay aheyd 21-kii Oktoober...
Maamul jufeedyada diidan dawladnimadaayaa warsaxaafadeed soo saaray. Maamul jufeedyada ayaa ku xiran wadamada jaarka iyo Carabta ay ugu horeeyaan Imaaraadka...
Qaar ka mida beelaha Jibriil Yoonis (Samaroon) ayaa heshiis la galay odayada Muuse biixi oo maalmahan ku sugan Boorama taageerana...
Dawlada Somaliya ayaa war ka soo saartey in xasuuqii Soobe sheegtayna in dhimashadu gaartey 358 qof halka dhaawacuna uu yahay...
Maxay ka turjumayaa weerka cas ee dadkeena xiran yihiin. Qaar ka mid ah dadka dibadbaxa dhigayay ayaa sheegay in ay...
Ololaha doorashada maamulka Somaliland ayaa beri oo Sabti ah bilaabmaya waxana gudiga doorashadu soo saartey sida loo kala horeynayo maadaama...
This is the story of how an office supply glitch became a major irritant between the United States and one...
Almost a week after Mogadishu's deadliest bombing, Somalis took to the streets to protest the al-Shabab terrorist group, which Somalia's...
Gudoomiyaha ciyaalka Somaliland ayaa ka damqadey xasuuqii argagixisadu kula kacdey dadkeena si adagna war uga soo saaray. Xasuuqii Sabtidii hore...
Qisada nin laba maalmood ku hoos jirey dhismihii ku soo dumey kadib qaraxii argagixisadu ka gaysatey Muqdisho. Ninkan qisadan xanuunka...
North Korea issued another threat of nuclear annihilation against the U.S. on Thursday, vowing to unleash an “unimaginable strike at...
Waa sidee xaalada dhaawacyadii loo geeyay Turkiga ayadoo si xun looga cawday kuwii la geeyay dalka fiqiirka ah ee Suudaan...
Dawlada ayaa sheegtay in dalku galayo xaalad dagaal Sabtida soo socota kadib markii madaxweyne Farmaajo amrey in la eryado argagixisada...
Dr C/raxmaan Beyle ayaa taabtey khasaaraha hantiyeed ee uu gaystey xasuuqii argagixisadu. Waxa la ogyahay khasaaraha nafeed ayadoo welli la...
Odayaasha Muuse Biixi ayaa Boorama lagu soo dhaweeyay halkaas oo ay taageero dalbadeen. Ololaha doorashada maamulka Somaliland ayaa si qarsoon...
Afhayeenkii Kulmiye ee gobolka Awdal ayaa iskaga baxay Kulmiye iyo sirta ku duugan ka bixintaankiisa oo uu ku sheegay in...
Musharaxa Kulmiye Muuse Biixi ayaa sheegay gobolka uu ka bilaabi doono ololaha doorashada oo la filayo in ay doorashadu dhacdo...
Gudoomiye xigeenka Wadani Shiine ayaa xafiisyo xariga kaga jaray Boorama. Ololaha doorashada Somaliland ayaa maraya meel xasaasiya ayadoo la filayo...
Culimada Togdheer ayaa habaarey argagixisada diinlaaweyaasha ahaa ee ka dambeysay xasuuqii Zoobe ee lagu diley in ka badan 300 oo...
Musharax ku xigeenka Wadani Maxamed Cali ayaa xafiisyadii ugu badnaa xariga ka jaray gobolka Awdal. Waxa la filayaa doorashada maamulka...
Magaalada Boosaaso ayaa laga ururiyay sadex laab kharashka Maraykanku soo direy. Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa muujisay deeqsinimo iyo...
Dayactir lagu bilaabey laamigii burburku soo gaaray ee Zoobe. Guddoomiye Thaabit ayaa Beesha Caalamka iyo shacabka Soomaaliyeed uga mahadceliyay shaqadii...