Warar naxdinleh ayaa laga soo sheegayaa dhaawacyadii loo qaaday Suudaan. Wararka hordhaca ayaa sheegaya in dadkii lagu tuurey isbitaalo aad...
Madaxweyne Farmaajo ayaa dhisaya ciidan cusub. Madaxweynaha ayaa sheegay in la sameynayo Ciidanka Difaaca dadweynaha, qofwalba oo Soomaali ahna looga...
Muuse Biixi ayaa guushaba isa siiyay gabayna ku tilmaamey. Ololaha maamulka Somaliland ayaa bilow ah ayadoo la filayo in doorashadu...
Saylici oo mashaariic waqti hore loo baahnaa hadda dhagax dhigaya Boorama. C/raxmaan Saylici oo waqtigiisu dhamaanayo bisha dambe ayaa waqtigiisii...
Saleebaan Gaal ayaa ka jawaabaya warar la sheegay inay ka yimaadeen Muqdisho oo ku aadan cida maalgelisay xasuuqyada Koofurta ayadoo...
Dawlada Somaliya ayaa ka hadashay baaritaano hordhaca oo ay soo ka soo saari doonaan xasuuqii argagixisadu ka gaysatey Muqdisho halkaas...
A Facebook page has been set up to help identify the victims of Somalia's deadliest terror attack in a decade...
Myanmar security forces killed hundreds of men, women and children during a systematic campaign to expel Rohingya Muslims, Amnesty International...
Medics who rushed to help victims of a huge bomb explosion in the Somali capital Mogadishu that killed more than...
Iraqi government forces said on Wednesday that they had achieved their objectives in a lightning 48-hour operation against peshmerga forces...
Teff is a main crop in the East African country Ethiopia that yields a mixed red-and-white seed the size of...
Doonimeyno Shabaab dooni meyno dhiigcabe waa halku dhigyada ka socda Muqdisho maanta. Banaanbaxyo ay dhigayaan Boqolaal Shacab ah oo ka...
Shacabka Muqdisho ayaa si wadajira isugu soo baxay banaanbax ka dhana argagixisada oo ay ku xasuuqeen dad gaaraya 300 oo...
Sucuudiga iyo Imaaraadka miyaa bixiyay kharashka weerarkii lagu xasuuqay dadkeena. Sida sarkaal qariyay magaciisa uu u sheegay idaacada Maraykanka ee...
Deyr ku meelgaara ayaa loo sameeyay goobtii argagixisadu ku xasuuqdey dadkeena. Dad gaaraya 165 qof oo aan la garanayn ayaa...
Ciidanka Ciraaq ayaa Kurdida gooni goosadka ee Yuhuudu taageerto ka eryadey Kerkuuk. Yuhuuda ayaa raadinaysa meel dhow oo ay ka...
Xildhibaan Sicid Cilmi Rooble ayaa sharaxay inta Kulmiye kaga horeeyo xisbigiisii hore ee Wadani. Ololaha doorashada maamulka Somaliland ayaa si...
Musharax xigeenka Wadani Maxamed Cali ayaa xafiisyo ka furey degmada Baki ee gobolka Awdal. Ololaha doorasho ee maamulka Somaliland ayaa...
Siilaanyo oo xalay la kulmey xisbiyada Somaliland kana aamusan xasuuqa Muqdisho. Siilaanyo ayaa muddo lix sanno aan shaqo ku lahayn...
C/weli Gaas ayaa gurmad ku diyaariyay Boosaaso guddina u magacaabay xasuuqii Muqdisho. Madaxweynaha Puntland oo ka Hadley xasuuqii lagu diley...
Dawlada Somaliya oo bixisay xogta xasuuqii Muqdisho inta ay ururiyeen ilaa hadda. Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane Abdiraxmaan Cumar Cismaan...
Liiskaan iyo magacyada ayaa waxaa laga helay Xarumaha Isbitaalada Muqdisho oo ay ka socoto diiwaangelinta dadka maanta loo qaaday Suudaan...
Barnaamijkan Gurmad Qaran, waa Barnaamij baaxad weyn oo ka soo bilowday koox dhalinyaro ah oo is abaabushay, kadib xasuuqii lagu...
Wadamada Qadar iyo Maraykanka ayaa gargaar iyo dhaqaatiir la soo gaaray dadkeenii ku dhaawacmey xasuuqii argagixisadu ka fulisey Muqdisho. Wadamadan...
Argagixisada Daacish ayaa laga xoreeyay Raqqa waxana mardhow lagu dhawaaqaya guusha la xiriirta arintaas. Raqqa oo webiga saran ayaa ahayd...
Maydka 165 qof oo ku shihiidey xasuuqii argagixisada ayaa la aasay. Maydka dadkan ayaa inta badan la garanayn maadaama qaraxii...
Taliyaha cusub ee ciidanka ayaa la wareegay xilkii balana qaaday in argagixisada la ciribtiro. Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay...
Mukhtaar Roobow ayaa ka hadley cadowtinimada argagixisadu u qabto shacabka Muslimiinta. Roobow oo dhawaan isku soo dhibey dawlada kana toobad...
Hooyo sagaal caruura oo ay dhashay ku weyday xasuuqii argagixisada ee Sabtidii ka dhacay magaalada Muqdisho. WArkan ayaa ah kii...
Hooyo ka hadashay gabadheeda oo dhaqtarad ahayd argagixisaduna ku xasuuqdey Sabtigii magaalada Muqdisho halkaas oo dhimashadu marayso 280 qof oo...