Faysal Waraabe muxuu ka yiri xasuuqii argagixisada Shabaab ku xasuuqdey 280 qof. Faysal Waraabe ayaa inta badan ku jeesjeesa Koofurta...
Madaxweyne Farmaajo ayaa booqdey xarunta gurmad-qaran ee magaalada Muqdisho halkaas oo laga hagayo gurmadka loo fidinayo dadkii ku dhaawacmey weerarkii...
Dhaawacyadii ugu darnaa xasuuqii argagixisada ee Sabtigii ayaa Turkiga loo qaadey. Diyaarad xamuula oo dhaqaatiir la socota ayaa saaka ka...
Siyaasiga Cali Faarax Cabdullaahi ayaa kabaha la dulmaray Prof Axmed Samatar oo taariikh aanu lahayn u sameeyay Muuse Biixi. ''Waxaan...
Dadweynaha Muqdisho ayaa banaanbax naf ka dayay kadib xasuuqii ugu xumaa ee argagixisada shabaab u gaysatey dadkeena halkaas oo xasuuqu...
Siyaasi Cali Faarax ayaa ka yaaban oday dhaqameedka Awdal ee kolba dhinac u ordaya sheegayna in waxa dhacaya yihiin wax...
Booliiska Itoobiya ayaa war kasoo saaray ninkii gubey aqalka wakiilka Somaliland ku leedahay Addis ababa. Usbuucii hore ayay ahayd markii...
Beelaha Bahgobo ee deegaanada ku heersan Hargeysa ayaa ka cararay Kulmiye kuna biirey Wadani. Deegaadan Hargeysa ku deedsan aya xisbiga...
C/raxmaan Ciro ayaa u dhexdaatey beesha Muuse Biixi ee Sacad Muuse oo ku biirey Wadani. Musharaxa Wadani ayaa sheegay in...
Xildhibaano Muuse Biixi isku halaynayay ayaa Gabiley kaga biirey xisbiga Wadani. Xildhibaanadan ayaa sheegay in ay diiden qabyaalad sidaana ugu...
Haweenay qayb ka noqotey arooska ninkeeda oo gabadh kale la guursadey. Markaad aqrido maqaalkan waxaad is oran kartaa malaha run...
Waraabe weerar ba'an ku haya deegaano hoostaga Lughaya ee gobolka Awdal. Sida aan wararka ku helayno Waraabe ayaa deegaanka CabdiGeedi...
Madaxweyne Farmaajo ayaa booqdey goobtii argagixisadu ku xasuuqdey dadkeena kadibna booqdey dhaawacyadii la geeyay isbitaalada halkaas oo uu dhiig u...
The Turkish Airlines (THY) flight from Istanbul to Montreal landed back at Istanbul's Atatürk Airport after a young passenger fainted,...
Maayerka Boorama ayaa cod kaga iibsanaya wado dadka magaalada wada dega lacagtooda ku bixiyeen. Maamulka Somaliland ayaa isku diyaarinaya doorashooyin...
Faahfaahin qarax xoogan oo argagixisadu ka fulisay agagaarka huteel Safaari ee magaalada Muqdisho iyo khasaare Jira. Qaraxan oo laga maqley...
Dawlada ayaa eryaysa 26 agaasime wasaaredeed oo ka mida wasaaradaha dawlada dad u qalmana ku wareejinaysa. Waxa sidaas yiri RW...
Dab ka kacay xarun shidaal oo ku taal degmada Cadaado ee gobolka Galguduud. Xaruntan shidaal ee dabku ka kacay ayaa...
Fadeexad foolxun ayaa wasiir ka tirsan maamulka Somaliland kula kacay dad masaakiina oo Burco ku nool kadib markii meel hoy...
Rooda Cabdi Muuse oo ka tirtsan Kulmiye ayaa soo dhaweysay dhalinyar ka soo digarogatey Ucid oo ka timi Gebiley iyo...
Somaliya iyo hay'adaha isgaariisinta caalamka ee qaramada midoobey (ITU) ayaa heshiis kala saxiixdey. Wasiirka isgaarsiinta Somaliya oo ku sugan Arjartiin...
Puntland ayaa faahfaahisay siyaasiyiin Cabdiwelli Gaas jeelka u taxaabay. Gudoomiyaha gobolka Nugaal waxa uu sheegay in dadkaasi ay sameyeen Falal...
Bandhiga hidaha iyo dhaqanka ayaa maanta oo Sabti ah lagu soo xirayaa magaalada Muqdisho. Bandhigan oo ka socdey xarumaha 17...
Booliiska Hargeysa ayaa gacanta ku soo dhigey koox la raadinayay oo dad shiki gelisay. Kooxdan ayaa Hargeysa ka gaysan jkirey...
Cabdiwelli Gaas ayaa ugaadhsi ku bilaabay siyaasiyiin diidan fikirkiisa. Siyaasiyiinta Cabdiwelli Gaas ugaadhsiga ku bilaabay ayaa tirsanaa Madasha Samata bixinta...
Ciraaq ayaa duulaan ku qaadey magaalada Kerkuuk ee Carabtu leedahay ee Kurdiyiinta kibirtey xoog ku qabsadeen kadib markii argagixisadu soo...
Hay'adaha magaca Somaliyeed ku cuna malaayiin doolar ayaa caqabad ku noqdey garoonka Muqdisho. Wasaarada ayaa qabta in garoonku aanu ahayn...
Sawirada diyaarad laga leeyahay Turkiga ayaa cilad ku timi xilli ay ka duushey garoonada xeebta ee dalkaasi Kiiniya. Diyaaradan oo...
Dawlada ayaa casuumad u dirtey maamulada Koofurta ee taagta daran. Casuumadan ayaa timi markii maamulada Koofurta oo qaarkood booska laga...
Taariikh nololeedka taliyaha cusub ee ciidanka Somaliya. Waxay ahayd saacado kahor markii la magacaabay taliyaha cusub ee ciidanka aan dhisneyn...