Wasiirka maaliyada Somaliya Dr C/raxmaan Beyle ayaa sheegay inayna wax ka bedelin misharada dawladu bixiso ilaa bartamaha sanadka soo socda....
Waxa isa soo taraya cadhada ka dhalatey dad Somali ah oo dalkoodii laga soo tarxiilayo haddana markale dadka u dhashay...
Ninka lagu sheegay taliyaha Laascaanood waxa boqolkiiba boqol ka Somalisan ninka uu magaalada ka tarxiilayo ee faraqa u dhexeeya ayaa...
Ciidamada dawlada ee ku sugnaa Guriceel ayaa isaga baxay halkaa xilli ay galabnimada maanta ay dib u soo galeen kuwa...
Wakiilka qaramada midoobey u joogey doorashada gobolada Woqooyi ayaa sheegay inay ergadu afka iyo indhaha u xirteen ayaga aad uga...
Waxa xalay magaalada Garoowe dadka hurdada u diidey rasaas badan oo dhacaysa oo dadka qaar u maleeyeen in horjooge Siciid...
Raiisal wasaaraha Itoobiya ayaa sheegay inay guul ku dhmaadeen doorashooyinkii ka dhacay gobolo ka tirsan Itooniya sida Somali galbeed iyo...
Wasaarada arimaha gargaarka ee Itoobiya ayaa soo saartey 7 qof oo ay u sheegeen inay dalka uga baxaan muddo 5...
Wasiirada caafimaadka ayaa furtey warshadii ugu horeysay ee nooceeda ah ee samaysa ogsajiinta oo aad loogu baahday ayadoo welli u...
Woqooyiga Kuuriya oo ah dal aad u xoogweyn laakiin aan haysan dhaqaale balaadhan ayaa tijaabisay gantaal noociisa xitaa Maraykanku la...
Waxa berito doorasho la saadaalin karo cida ku shubanaysa ay ka dhacaysaa dawlada Somali galbeed xilli musharixiinta xorta qaarkood jeelka...
Waxa baryahan ku sugan gobolka Galmudug madaxdii Ahlu Sunna ee hilfaha u qaaday argagixisada shabaab. Waxaanad moodaa hadda inay haystaan...
Waxa la soo xidhey qaybtii hore doorashada gobolada Woqooyi waxana ka dhacday sheekadii ugu yaabka badnayd. Kursigii ugu adkaa ayaa...
Ayadoo ay jirto Tigree farabadan oo Itoobiya ka soo weeraray dhinaca Suudaan ayaa haddana waxa isku dhaweeyay labada wadan ee...
Waxa 6-dii bilood ee u dambaysay sii korodhey munaafaqada kooxda Xalane ay ka wado Koofurta Somaliya. ''Ilaa iyo intii ay...
Waxa berito tartamaya musharixiinta gobolada Woqooyi qaybtooda ugu horeysa waxase hadal haynta ugu badan ay ahayd beentii Cabdi Ismaciil Samatar...
Kiiniya ayaa maalintii sadexaad duqeyn ku haysa gobolka Gedo ilaa haddana gunti giijiye Rooble kama hadal wuxuuna noo sheegaynayaa inuu...
Raiisla wasaaraha Somaliya ayaa la faqay faylal maxkamadeed oo cadaynaya inuu ahaa nin daroogada ku ba'as oo kadibna maxkamad xukuntey...
Horjooge Siciid Deni ayaa saacad ku hayay duleedka Garoowe wasiirka qorsheynta ee dawlada dhexe ee Somaliya waxana mardhow qasab uu...
Waxa saaka xilkii loo tiriyay la taliyaha cusub ee amniga qaranka Fahad Yaasiin oo madaxweynuhu magacaabay bishan horaanteedii. Fahad ayaa...
Waxa safaf dhaadheer loogu jiraa Ingiriiska kaalimaha laga buuxsado shidaalka kadib markii la waayay dirawalo wada gawaadhida shidaalka qaada, waxana...
Uhuru ayaa diiday go'aanka ka soo baxaya maxkamada oo ay ogaadeen inay lumiyen maadaama ayna haysan kiis ay ku doodaan...
Dhiigmiiratada shabaab ayaa maanta isku qarxisay goob aad looga buuxo, waxayna bartaasi Ceelgaabta ku dishay ugu yaraan 7 qof halka...
Waxa musharixiinta xorta ah ay sheegayaan inay taageero farabadan haystaan maadaama dadku isbedel rabaan ayna tijaabiyaan dhiig cusub xilli kuwii...
Waxa maalmahan kabihii ka dhamaadeen horjooge Qoor Qoor iyo labada gudoomiye barlamaan ayagoo isku dayaaya inay gunti giijiye u sheegaan...
Horjoogaha Galmudug oo usbuucii hore uu isticmaalay gunti giijiye Rooble shirkii maamul goboleedyada ayaa hadda sheegay inuu faraha ka qaaday...
The spokesman for Iran’s foreign ministry, Saeed Khatibzadeh, told state media on Thursday that “serious progress” has been made between...
Ankara’s ties with Washington remain “not healthy,” as the US continues to act towards Turkey in a manner that’s not...
Madaxweynaha Kiiniya ayaa booqday saldhig Maraykanku u dhisay oo ku yaala aag ku beegan baddeena uu damacu kaga jiro, xilli...
Waxgaradka gobolka Sanaag ayaa si xun u cambaareyay falkii horjooge Siciid Deni kula kacay wasiirka qorsheynta qaranka Jamaal Maxamed Xasan...