Waxa soo baxdey warqad uu qorey wasiirka ka cabsiiya caruurta Hargeysa iyo Burco una sheega in ay go,een, warqadaas oo...
Qaar ka mid ah shirkadaha sameeya qalabka dhismaha ayaa magaaladda Hargeysa ku soo bandhigay albaabada guryaha lagu xidho oo uu...
Dawlada Somaliya oo aad ula daahdey ayaa hadda sheegaysa in ay baarayso xasuuqii ciidanka Kiiniya ka gaysataty deeganka Ceelcade ee...
Siyaasiga reer Awdal Cali Faarax Cabdullaahi ayaa dusha ka maray arimihii u dambeeyay ee gobolka wuxuuna ka hadlay shirkii wadatashiga...
Deegaanka Magaalocad ee gobolka Awdal ayaa loo kala xilwareejay guydoomiyihii hore iyo kan cusub waxana goobta ka hadlay dadka deegaanka...
Waxa maalmahan roobku ka da'ayay deegaanada gobolada Awdal roob lagu diirsaday ha u badnaato xeebaha gobolada Awdal waxase abaartu waxyeelo...
Gudoomiye xisbiga Wadani C/raxmaan Ciro ayaa madaarka Hargeysa ku soo dhaweeyay abwaan Laabsalaax oo ah madaxa kooxda aadka loo jecelyahay...
Gaadiidleyda gobolka Awdal ayaa kooxda wadata diiwaangelinta ka takoortey in gawaadhidooda loo isticmaalo diiwaangelinta. Dirawalada gawaadhidaas ayaa cabasho u direy...
Maamul goboleed cusub oo ka Jiri doona Jubooyinka ayaa looga dhawaaqay Muqdisho. Dadka deegaanka ayaa dareemay cadaalad xumo sida ay...
Cabdi Godane oo ay walaalo yihiin hogaamiyihii la diley ee ururka shabaab Axmed Cabdi Godane ayaa Muuse Biixi uga digey...
Beel ka mida beelaha dega Hiiraan ayaa dib uga soo laabtey shirka maamul u samaynta gobolada Hiiraann iyo shabeelaha dhexe...
Gudoomiyaha sadexaad ee UCID ayaa waraysi ku weeraray wadaaada khalkhal geliyay nidaamsharci loogu samayn lahaa bangiyada wuxuuna sheegay mar la...
Banaanbxa xoogweyn ayaa ka dhacay dalkaasi Talyaaniga oo wali ay ku sii hartey diinta Kiristaanka ee aan jirin. Dadkan ayaa...
Turkey says a Russian jet has violated its airspace and it has summoned the Russian ambassador to Ankara. Turkish President...
Madaxweyne Cali Khaliif oo shir jaraaid ku qabtey Buuhoodle ayaa sheegay ka hadlay go'aamadii ka soo baxay shirkii Xamar sheegayna...
Wasiirka warfaafinta Somaliland Cukuse ayaa ka hadlay arin uu aad u jecelyahay kadib markii shirkii wadatashiga ee Muqdisho laga soo...
Axmed Muumin Seed ayaa fariin u direy ardayda ka qayb qaadan doonta diiwaangelinta ka dhici doonta gobolka Awdal bartamaha bisha...
Maayerka Boorama ayaa ku kacay arin aad looga naxay iyo cambaarayn dusha looga tuurey kadib makii dadkku daawadeen fal ka...
Ninka ugu taajirsan Sucuudiga ee lagu magacaabo Prince Talaal bin Waleed oo hadda ku hawlan in uu dhiso dabaqa ugu...
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ka tirsan Xukuumada Somalia ayaa gaaray magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Itoobiya....
Deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan gaar ahaan deegaanada Miyiga ah ayaa waxa la sheegay in dagaal culus uu ku dhex...
Iyadoo maamulka Somaliland ku hanjabayo in uu masaafurinayo dadka reer Baydhabo iyo Bakool ayaa dadka reer Baydhabo markii ugu horeysay...
Kadib xasuuqii argagixisadu ku qaaday dadkeena ku nasanayay nimcooyinka RABI uGu manaystey ummadeena usbuucii hore ayaa waxa xeebta bnooqasho ku...
Ciidanka lagu kalsoon yahay ayaa ee NISDA ayaa argagixisada ugu galay goob ay isku qarinayeen oo ka tirsan gobolka Shabeelaha...
Afhayeenka Jubbaland Cabdinaasir Seeraar ayaa shir jaraa’id uu u qabtay qaybaha warbaahinta uga hadlay sida wax u dhaceen waxaana uu...
Saaxiibada caalamka ee Soomaaliya waxay soo dhoweynayaan go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya (FGS) ay qaadatay ee ku aaddan hanaanka doorasho ee...
Maxkamad ku taal magalaada Gothernberg ee dalka Sweden ayaa maalintii shalay waxaa lasoo taagay wiil Soomaali ah oo lagu eedeeyay...
Mamulka Siilaanyo ayaa mar labaad hanjabaad u mariyay hawada Somalida ay ku sheegeen in ay qabiil ahaan ka soo jeedaan...
Astaamaha lagu garto adoomaha Alle waa cashar diini ah oo aad u xiise leh oo uu inoo akhriyo fadiilatullah Sh...
Waxa hubaal ah in ay siyaasadii somaliland sii silbanayso sur suuro iyo surimo halis gelin kara ku sii sinqayso. taas...