Boorama--Ururka Solja ayaa tababar u furey suxufiyiinta gobolada Woqooyi Galbeed iyio Awdal taas oo looga hadlay muhiimada saxaafadu u leedahay...
Norwey--Hogaanka socdaalka Somaliya jeneral Gaafow ayaa sheegay in aanu Norwey u imanin in aan soo celino dad Somaliya laakiin aan...
Kathmandu--Dhulgariir aad u xoogweyn ayaa ku dhiftey inta u dhaxaysa caasimada Kathmandu ee dariiqyada yaryar iyo magalada badhtamaha ku taala...
Hargeysa--Faysal Waraabe oo Hargeysa ku soo laabtey kadib markuu in muddo ah soo wareegaystay aduunka isagoo haysta baasaboor Finland ah...
Barnaamijka tijaabi kartidaada ayaa waxa martigelisay Boorama waxana ka soo qaybgalay dhalinyar iyo waxgarad ku soo bandhigaya kartidooda. Barnaamijkan ayaa...
Lughaya--Odayaasha deegaanka Lughaya ayaa sidii caadiga ahayd cabasho ka muujiyay askar la geeyay deegaanka Cabdi Geed oo ka tirsan Lughaya....
Waxaa hore u soo baxay warar sheegaya in Gobolka Banaadir lagu darayo gobolada Sh/Dhexe iyo Hiiraan ayna noqon doonaan hal...
Minnesoyta--Somali Maraykana ahna dhalinyaro da'yar oo u badan kuwa la duufsado ee aan diintoodu ku filnayn ayaa lagu eedeeyay in...
Maanta oo kale 1915 waxay ahayd maalin qaali ku ah taariikhda Muslimka iyo xukunkii Cusmaaniyiinta ee caasimadiisu ahayd Istambuul. Waxa...
Muqdisho--Xasuuqii argagixisada shabaab ka gaysteen shalay maqaayad cuntada laga cuno oo ku taala agagaarka Huteel Central halkaas oo ay ku...
Muqdisho--Qaar ka tirsan xildhibaanada iyo wasiirada Khaatumo State ee kaga jira dawlada dhexe ayaa fariin nabaded u direy colaada qabiileed...
Cadaado--Wasiirka arimaha gudaha Somaliya C/raxmaan Odawaa ayaa ka hadlay halka uu marayo shirkii maamul u samaynta gobolada dhexe iyadoo wali ergada...
Sidaan wada ognahay waxa Taleex ka socday dagaal beeleed u dhexeeyay laba beelood oo Dhulbahante ah oo wada dega Taleex...
Awdal--Kacdoonka reer Adal ee gurguuradka ah ayaa waxa ku soo biiray ciidan aad u farabadan oo isaga yimi maamulka beesha...
Garoowe--Waxa soo baxay muuqaalkii ugu horeeyay ee laga soo duubo qaraxii argagixisada shabaab ku dishay shaqaale ka tirsan qaramada midoobey...
Abuja--Xulka qaranka ee kubada cagta ee Nayjeeriya ayaa markii sadexaad loo magacaabay tababare Stephan Keshi oo sanadkii hore ku guuldaraystay...
Monrovia--Dagaalka lagula jiro cudurka Ibola oo fara ba'an ku haya galbeedka Afrika ayaa lagu jiraa tijaabada daawooyin badan oo la...
Italy--Madaxda Yurub oo ka cadhooday dhimashada dadka ee xeebaha Liibiya iyo Talyaaniga ayaa ku baaqay dagaal ka dhana dadka ka...
Xasan Sheekh oo jooga Turkiga halkaas oo uu kaga qaybgalayo guulo Turkigu gaaray xilliyo hore+SAWIRO
Istambul--Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa jooga Istambul halkaas oo uu kaga qaybgalayo xus ay leeyihiin dalka Turkiga qaasatan guulo ay...
Saaxdheer--Maamulka Khaatumo State ee Saaxdheer ayaa dhagax dhigey saldhiga booliiska iyagoo fariino adga u direy maamulka Hargeysa oo daandaansi iyo...
Boorama waxay ka mid tahay magaalooyinka hurda ee ayna ka jirin dhaqdhaqaaq ganacsi oo aad u badan iyadoo magaaladu ah...
Hargeysa--Golaha madasha oo u badan ururkii SNM ayaa diidey muddo kordhin loo sameeyo Siilaanyo iyagoo shegay in golaha guurtida oo...
Riyad--Salafiyiinta Sucuudiga ayaa ku fashilmey weerarkii cirka ee ay la dhacayeen Yaman hadana sheegay in ay joojiyeen. Guuldarada Salafiinta Sucuudiga...
Muqdisho--Wararkii ugu dambeeyay qarax ka dhacay maqaaxi u dhow huteel Central ee magaalada Muqdisho oo ay gaysteen argagixisada shabaab ayaa...
Muqdisho--War mardhow soo dhacay ayaa sheegaya in argagixisada shabaab gaadhi ay dhigeen goob u dhow hotel Central oo ah...
Cadan--Maraykanka iyo Yuhuuda ayaa maraakiib u soo diray badda Yaman iyagoo caawinaya Salafiga Sucuudiga oo shalay duqeyn ku xasuuqey ilaa...
Hargeysa--Axmed Muumin Seed oo ka tirsan xisbiga Wadani ayaa isna soo dhaweeyay xilliga doorashada ee lagu dhawaaqay isagoo isna ka...
Hargeysa--Ku xigeenka xisbiga Ucid ee Somaliland C/rashiid Xasan Mataan ayaa iyagu taageeray xilliga la qabtey doorashada laakiin sheegay in aan...
Masar--Madaxweynihii kooxda akhwaanka ee Masar Maxamed Mursi ayaa maxkamad ku taala dalklaasi ku xukuntey 20 sano oo xadhiga. Xukunkan ayaa...
Siilaanyo oo hawlgaba oo xilka loo kordhiyay hal sano iyo jahwareer taagan yaase u kordhiyay+MUUQAAL
Hargeysa--Gudiga doorashooyinka Somaliland oo shaqadoodii gabay ayaa ku baraarugey in xilka u kordhiyaan Siilaanyo oo hawlgaba oo aan hadda wax...