Camaan-Araabinews--Boqolaal shacabka reer Urdun ayaa isugu soo baxay caasimada dalkaasi ee Camaan iyagoo ku baaqaya in la cirirbtiro argagixisada Daacish...
Muqdisho-Araabinews--Warmurtiyeed ayaa laga soo saaray shirkii u dhexeeyay Xasan Sheekh iyo maamul goboleedyada oo maalmahan ka socday Muqdisho. Shirkan ayaa...
Xoolo dhaqatada degmada Dilla ayaa soo wariyay in cudur ayna garanayn uu xoolihii kaga dhacay xoolihiina ay dhimanayaan. Cudurkan ayaa...
Ciyaartii u dhaxaysay xulalka Gini iyo Igwatooriyad Gini ayaa fadeexad iyo dhagxaan tuuris ku dhamaatay iyadoo ugu dambeyn ay garoonka...
War deg dega: Golaha wasiirada oo 64 wasiiro ah oo lagu dhawaaqay iyo dadka oo la yaabay tirobadnida
Muqdisho--Golaha wasiirada ayaa markale la magacaabay iyadoo hadda laga dhigey 64 wasiiro guud ahan tiradan oo laga naxay oo aan dalku...
Harare-Araabinews--Madaxweynaha Zimbabwe Robert Mugabe ayaa afka u dhacay xilli uu ka soo daadagayay jaranjaro is xig xiga isagoo u muuqda...
Hargeysa-Araabinews--Dhacdo laga anfariiray oo ka dhacday iyo nin u soo xadhxirtey inuu gubo masaajid ku yaala xaafada 26 Juun. Dadweynihii...
Hargeysa--Maayerka magaalada Hargeysa ayaa dhagax dhigey buundo isku xidheysa xaafada caanka ah ee gacan Libaax iyo xaafada cusub ee Faarax...
Burco-Araabinews--Qarax aan la garanayn waxa sababay ayaa ka dhacay magaalada Burco ee gobolka Togdheer xaafada Octoober. Qaraxan oo ka dhacay...
Hargeysa-Araabinews--Buurmadow oo ah caaqilka Siilaanyo ayaa si cad u sheegay in ayna rabin beel ahaan in Siilaanyo sidaa kursiga kaga...
Allaha u naxariiste madaxweynihii ugu dambeeyay ee Somali yeelato iyo dawladiisii ugu dambeysay waxa lagu xasuustaa waxyaabo badan waxaanse manta...
Wariyaha caanka ah ee Raage Oomaar ayaa dib ugu noqdey gurigii uu ku barbaaray ee Muqdisho muxuuse ku soo arkay..wuxuna...
Diyaarad rakaab ah oo laga leeyahay dalkaasi Shiinaha ka tirsan ee Taywaan ayaa si toosa looga duubey iyadoo dhacayso. Muuqaal...
Gabadh Somaliyeed ayaa ku dhiiratay in ay gabdhaha kale hogaan u noqoto iskana daaweyso dhibka uu u gaystay caadada jirta...
Xulka kubada cagta ee dalkaasi Ivory Coast oo laga baqayo in ay qaadaan koobka Afrika sanadkan ayaa u soo gudubtey...
Muqdisho--Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa qado u sameeyay madaxda maamul goboleedyada hadda ka jira Koofurta Somaliya sida Puntland, Jubba iyo...
Boorama--Waxa gobolada Awdal laga xusay maalinta madow ee afarta Febraayo maalintaas oo SNM oo wadata taangiyadii Mingeste ay xasuuq ba,an...
Baga--Ciidamada sida fiican u tababaran ee dalkaasi Jaad ayaa sheegay in ay laba boqol oo dhiigmiiratada Boko Xaraam ah ku...
Camaan--Araabinews--Aabaha dhalay Mucaad oo ah baylood ay shalay argagixisada Daacish nolosha ku gubeen ayaa aduunka muslimka iyo kuwa aan muslimka...
Xaaji Cabdi Waraabe oo wax laga waydiiyay suldaan Wabar iyo si jees jeesa oo uu uga jawaabay+MUUQAAL
Xaaji Cabdi Waraabe oo ugu da,weyn cuqaasha SNM ayaa si jees jeesa uga jawaabay suaal ku saabsanayd suldaan Wabar iyo...
Sidii dawlada Turkigu ugu bilowday dayactirka magaalada Muqdisho waxa jira muuqaalo laga soo duubayo magaalada kuwaas oo muujinaya halka uu...
Muqdisho--Barlamaanka Somaliya ayaa ka dooday caqabadaha haysta xawaaladaha Maraykanka halkaas oo laga soo sheegayo in bangiga qabta lacagtooda uu u...
Siiriya-Araabinews--Dhiigmiiratada Daacish ayaa nolosha ku gubey duuliyihii u dhashay Urdun ee ay haysteen. falalka noocani ah ayayna xataa Yuhuudu samayn....
Cabdi Good oo dib u faaleeya heesaha dhalinta taas oo uu sumcad ku helay inkastoo looga fiicnaa in aanu sii...
Siyaasiga reer Awdal mudane Cali Faarax C/llaahi ayaa waraysi aan la yeelanay dul istaagay shirkii Samaroon ee ka dhacay Geb...
Hargeysa--Wasiirka Siilaanyo u qaabilsan arimaha dibeda Maxamed Biixi ayaa sheegay in markabkii hubka ay u dib u rareen ayna sheegatay...
Muqdisho-Araabinews--Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa waraaqihiisa aqoonsi ka gudoomay safiirka Somaliya u fadhin doona dalkaasi Yurubta Bari Woqooyi ee Serbia....
Washington-Araabinews--Maraykanka ayaa sheegay inuu ka fikirayo inuu hubeeyo dawlada Yukarayn oo gooni goosadka Ruushku guulo waaweyn ka gaadheen in ay...
Kismaayo-Araabinews--Diyaaradaha qumaatiga u kaca ee loo yaqaan helikobtarka ayaa caydhsaday argagixisada shabaab duleedka magaalada Kismaayo inkastoo aan loo sheegin cida...
Baydhabo--Argagixisada shabaab ayaa sheekh caana oo ku noolaa magaalada Baydhabo luuq madow ku sugtey intii uu tujinayay salaada cishe kadibna...