Jabaan ayaa sheegay maanta oo Salaasa ah inuu wasakhda biyaha nukliyeerka ku shubi doono badda, waxase si gaara u diidey...
Kirgistaan waxay ka mid ahayd jamhuuriyadihii ka mid ahaa dalkii weynaa ee midowga Soofiyeeti. Waxayna xornimo qaadatey markii midowgii Soofiyeeti...
Golaha shacabka ayaa gaaray go'aan taariikhiya oo dalka dib loo celinayo shacabka Somaliyeed si ay u doortaan madaxdooda. Waxana muddo...
Golaha shacabka ayaa u codeeyay inay dib ula soo noqdaan awoodi laga xayuubiyay ee laga dhigey waxaan jirin, dalkana dib...
Gudoonka barlamaanka ayaa iclaamiyay in berito oo Isniina la isugu yimaado golaha shacabka halkaas oo looga doodi doono doorashada ay...
Xubin muhiima oo ka tirsan mucaaradka Jabuuti oo waraysi bixiyay ayaa sheegay in mucaaradka Jabuuti ku midoobay hal urur ayna...
Iiraan ayaa sheegtay mardhow in xarumaheeda Nukliyeerka gaar ahaan Nataaz la weeraray maanta oo Axada ayna jawaab ku haboon ka...
Sacuudiga oo isagu maalin ka horeeya dalalka Muslimka taariikhda Hijriga ayaa ku dhawaaqay inay Salaasada ay tahay maalinta koowaad ee...
Xukuumada uu hogaamiyo raiisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa samaysay isku shaandheyn kooban. Wasiirka warfaafinta oo isku shaandheyn taas kooban...
Booliiska magaalada Shaariqa ee dalkaasi Imaaraadka ayaa war ka soo saaray haweenay u dhalatey dalkaasi Bakistaan oo iska soo tuurtey...
Kadib istuskii madaxweynaha Jabuuti uu lacag badan ku qasaariyay doorashada macmala ayaa waxa ka hadlay mucaaradka Jabuuti ee dibedda magangelyada...
Kooxda sheegata beesha caalamka ayaa qoraal kale oo farogelina soo qortey inkastoo aan la garanayn cida dhabta ee qorta qoraaladan...
Madaxweynaha Jabuuti ayaa sheegtay inuu ku guulaystey doorasho uu keligii sharaxnaa, ayadoo xilli dambe uu keenay nin igu qari ah...
Ruushka ayaa si cad ugu sheegay Yukarayn oo maalmahan isku halayn darteed ka baxday heshiiskii xabad-joojinta bariga dalkaas oo dadka...
Warka argagaxa leh ayaa ah caruur lagu qashay duleedka Baydhabo. Caruurtan oo lagu kala magacaabo Cabdi Aweys Cabdulaahi oo 9...
Safiya waxay argagixisada u qaabilsanayd keydinta qoryaha dhiigmiiratada shabaab halka Sakariye uu ahaa dhiigyacab isku dayay inuu Muslimiin badan khaarajo...
The Kenyan Defense Force (KDF) is currently considering various options for the procurement of new armored vehicles, including Turkish land...
Russia’s Foreign Ministry has revealed it has no plans to restore full diplomatic representation in Washington until it sees evidence...
Ayadoo la sheegayo in Sacuudigu ka dambeeyay qaska Urdun ayaa boqorka ku raagay xukunka dalkaasi uu sheegay inuu soo afjaray...
Haweenayda madaxda u ah reer Yurub Arsala ayaa kursi la'aan ku dhacday xilli ay booqatay dalkaasi Turkiga oo ay la...
Waxay maanta markale fashiliyeen in dalku aado doorasho hore loo saxiixay haddana dib loo saxiixay oo markii sadexaad la rabay...
Wasiirka warfaafinta dawlada dhexe ee Somaliya Dubbe ayaa dibeda soo dhigey waqti lumiskii baryahan ka jirey xerada Afisiyoone halkaas oo...
Shiinaha ayaa layli milatari ka wada xeebaha dalkiisa ee gooni goosadka Taywaan kaga sugan yahay, waxayna wacad ku mareen inay...
Ciidanka Somali galbeed ayaa hilfaha u qaaday maleeshiyo ay soo direen maamulka Canfartu. Deegaanada uu dagaalku ka dhacay ayaa ah...
Suudaan ayaa sheegtay inay Yuhuuda isku dhiibtey sheegtayna inay daaqada ka saartey qodob lagu saxiixay dalka oo sheegaayay in Yuhuuda...
The chairman of the Suez Canal Authority has said the state-owned organization, which controls the vital waterway, is considering expanding...
Waxa sii kordhaya dagaalka u dhexeeya Yukarayn iyo falaagada goosatey ee bariga dalkaasi oo intooda badan ku hadla Ruush ama...
The Ukrainian delegation to peace talks on settling the conflict in Donbass will refuse to attend any discussions if they...
Sacuudiag ayaa war ka soo saaray dadka aadaya masjid Xaramka xilliga Ramadaanka ama raba inay soo Cumraystaan. Dadkaas ayaa laga...
A top Russian diplomat has warned that the US dollar is becoming an increasingly risky currency on which to base...