Ciidanka xooga dalka qaybta 14-ka Oktoobar ayaa soo badbaadiyay 40 caruura oo ay qafaasheen argagixisada dhiigmiiratada Shabaab kadib weerar dib...
Dawlada uu hogaamiyo Cabi Axmed Axmed ayaa soo saartey lacag cusub oo cadaana oo bedelaysa tii hore u jirtey, waxana...
Jabhadda Ogaadeenka ee ONLF ayaa Cali Khaliif ku casuuntey Jigjiga waxana halkaas laysku weydaarsaday hadalo u badan guubaabo. Cali Khaliif...
Sacuudiga oo adeegsanaya Maraykanka iyo Yuhuuda ayaa cunaqabatayn curyaamisay saaray Yaman oo ah dal fiqiira. Yaman oo is difaac xoogan...
Waxa baryahan dambe magaalada Boorama ku soo batey maamul xumo u aabo u yimi maayer casaaye kadib markii uu dhulal...
Waxa maanta la ansixiyay raiisal wasaaraha ugu waqti koobnaad doona dalka Maxamed Xuseen Rooble oo barlamaanku siiyay codka kalsoonida, waxana...
Kulan xalay dhexmaray xildhibaanada gobolka Awdal iyo horjoogaha maamulka Somalilaan Muuse Biixi ayaa la isku mari waayay markii Muuse Biixi...
Gudoomiye ku xigeenka labaad ee gudoonka barlamaanka Mahad Cabdalle Cawad ayaa walaac ka muujiyay doorashada gacanta loo geliyay maamul jufeedyada....
Ehelada qoyska caruur iyo hooyadood oo maqan 9 bilood ayaa hadda lala wadaagay warbaahinta. Caruurtan iyo hooyadood ayaa deganaa Burco...
Jasiirada gooni goosadka ee reer galbeedku hubeeyeen ayaa sheegtay in diyaaradaha Shiinuhu soo dulmareen waxa ay ku tilmaameen khadka dhexe...
Waxa saaka magaalada Muqdisho laga helay meydka afar dhiigmiirad oo ku dhamaadey miino ay u aasayeen ummada Muslimka ah. Dhiigmiiratada...
Dhawaan ayaa maamul jufeedyada iyo madaxweyne Farmaajo isla garteen in la qabto doorasho la mida tii 2016 oo ah mid...
Secretary-General said the UN will not support US push to restore sanctions against Tehran without the approval of the Security...
The creator of Russia’s Avangard hypersonic glider ridiculed Donald Trump for claiming Russia stole the technology from the Obama administration,...
Waa qayb kale oo xiise leh taxanaha Sirta Qoyska oo meel xasaasiya maraya. Waxaan ku weydiiyay baryahan maxaa ka jira...
Nasra Xaaji Xuseen waxay ka soo jeeda gobolka Hiiraan waxayna u shaqo doonatey caasimsada Muqdisho halkaas oo dawladu degan tahay...
Magaalo ku taal dalkaasi Hindiya ayaa dadka magaaladu aad uga argagaxeen nin Hindi ah oo leh shan gabdhood oo caloosha...
Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay kulankii doorashada ee u dhexeeyay isaga iyo maamul jufeedyada ayaa tilmaamey inuu tanaasuley kadib markii...
Diyaarad laga leeyahay dalkaasi Kiiniya ayaa ku burburtey salaxa diyaaradu ka duusho kuna soo degto ee garoonka Muqdisho. Wasaarada duulista...
Ayadoo Sucuudigu soo furfurmayo oo bulshada ku nool rag iyo dumar hadda wada xor yihiin hadday noqon lahayd socdaalka iyo...
Waa qayb kale oo xiise leh taxanaha sirta qoyska oo meel xasaasiya maraya. Jacaylo cusub oo shukaansi isku bilaabay halka...
Barlamaanku waa sharci dejinta ugu saraysa dalka waxayna ka doodina ma meel mariyaan. Inkastoo ay fadhiidiin yihiin haddana iyaga maaha...
Waxa magaalada Cadaado la soo badbaadiyay caruur sideeda oo laga soo afduubtey Butlaan si loo baro gaaleynta Muslimiinta. Waxa la...
Qoraal ka soo baxay xafiiska madaxweynaha ayaa lagu yiri si waafaqsan qodobka 90-aad ee dastuurka ku meelgaarka ah waxa madaxweynuhu...
Waxa la soo xirey shirkii magaalada Muqdisho uga socday madaxweynaha Somaliya iyo maamul jufeedyada, waxana la soo saaray qoraal heshiisa...
Waxa maanta magaalada Wuuhaan oo ahayd xaruntii cudurka Koroona ee dalkaasi Shiinaha ka degtay duulimaadkii ugu horeeyay muddo 9 bilooda....
Maxkamada gobolka Banaadir ayaa la soo taagay eedaysayaal loo soo qabtey falkii wuxuushnimada ahaa ee loo gaystey Xamdi Maxamed Faarax...
Haweenkan ganacsatada ah ayaa si adag uga hadlay dilkii foosha xumaa ee lagula kacay Xamdi Maxamed Faarax ayadoo dabaq laga...
Faahfaahin dheeraada ayaa ka soo baxaysa xasuuq naxdinleh oo ka dhacay deegaan ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose halkaas oo musheekh...
Maxameuud Xasan Saajin wuxuu horjooge Muuse Biixi ugu magacaaban yahay booska ganacaiga wuxuuna ka mid yahay musharixiibnta gobolka Awdal ee...