Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey xaasaska rasuulkeena SCW kadib markii ninkeedu u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray...
Arimaha bulshada
Waqtigii rasuulkeena scw scw waxa jiray wiil dhalinyara ah oo hooyadii dhimatey laakiin aabihii oo da' la nool welli nool....
Tiirka salaada oo aad qalado salaadaadu waa kakac Salaadu waxay leedahay tiirar aan laga gudbi karin, haddii aad ka gudubtana...
Rabi raali haka noqdee saxaabigii weynaa ee Cumar Binu Khadaab ee xilligiisii diintu ka soo baxday Makka iyo Madiina soona...
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro horleh oo la filaayay la kulantey Qadar oo ah dal yar laakiin...
Waxa caadi ahayd in rasuulkeena scw scw uu gaabin jirey khudbadaha Jimcaha. Wuxuu si fiican u yaqaanay sida fariinta loo...
Sunaha aad u adag maalinta Jimcaha waa in ugu yaraan aad maydhato aadna xidhato dharkaaga kan ugu qurxoon. Ka waran...
Alle subxaane watacaalaa waa inoo fududeeyay diinteena, Haddaba maxaad ka ogtahay sadex qof ee aan la xisaabin ilaa ay saaxiga...
Waxa caadiya in suuqyada iyo meelaha shaqada aanu jirin derbi u kala dhexeeya ragga iyo dumarka laakiin markay timaado masaajidka...
Waxa caadiya in suuqyada iyo meelaha shaqada aanu jirin derbi u kala dhexeeya ragga iyo dumarka laakiin markay timaado masaajidka...
Soomaalidu boqolkiiba boqol waxay ku hadashaa Af-Soomaali hadda weerar xun lagu hayo oo la rabo in la ciribtiro maadaama ayan...
Dunida Muslimka waxaad arkaysaa inay inta badan ka tageen waxyaabo caadi ahaa xilligii rasuulkeena scw scw noolaa ee diinteenu kolba...
Guurku waa heshiis aad u barakaysan oo ayna ka tegi karayn qof kasta oo Muslima oo awooda. Wuxuuna u dhexeeya...
Markaaad ku jirto dacwada diinta midan weligaa haku tashan. Ayadoo hoosta aan ka xariiqi doono halka shay ee aanad ku...
RABi oo aad ku xidhnaato oo aad ku aaminto amuurahaaga marka indhaha bani aadamka ay xagooda ka tahay quus ama...
Waa hees qabsatey suuqa ayan wada qaadayaan lamaanaha is calmaday ee Farxiya Fiska iyo Mubaarak Oktoobar. ''Waxa jira dad badan...
Ruwaayadii taxanaha ahayd ee Wacan waa dhagool boggan cusub ee yuutube Qasaal tv 2 ka daawo ayadoo ay cilad gashay...
Aamina Maxamuud ayaa qoyskeedu muddo raadinayaayay ilaa markii dambe laga helay musqul ku taal aqal ka mida guryaha Baydhabo. Nasiib...
Waa ruwaayaq qosola oo ay matalayaan reer Jabuuti. Waa doob gur ka raagay oo gabadh kasta ku dul dhacaya ilaa...
Kaafiya Salaad Jaamac ayaa ka warantey dhacdo aad u xanuun badan oo ku dhacday gabadh ay habaryar u ahayd oo...
Dhacdo aad u murugo leh ayaa ka dhacday Soomaali galbeed qaasatan baadiyaha Doolo halkaas oo wiil yar oo mudo la...
Waxa hay'adaha gaalada u adeega sida kooxda qaramada midoobay sheegata ayaa magaalada Muqdisho ka fuliyeen idaacad haweenka u gaara oo...
Maxaan la ognahay safar Ugaas caana uu ku tagay dalkaasi Masar. Taariikhda Ugaas Nuur oo ahaa Ugaas Gadabuursi Somalina uga...
Warar dheeraada ayaa ka baxaya gabadh Somali ah oo nin Caraba uu ku diley dalkaasi Malaysiya. Booliiska dalkaasi Malaysiya ayaa...
Dhacdadan laga anfariiray ayaa ka dhacday gobolka Woqooyi galbeed ee dalkaasi aadka u fiqiirka ah ee Bakistaan ee sida xun...
Yarkii burburkii ku dhashay Burco oo 30 sanno loo sheegaayay inay cuqdad u qaadaan Koofurta iyo qabiiladeeda iyo caasimadii dalka...
Fanaanada Laki x Wacays ahna jilaaga aadka loo jeceshahay ayaa muuqaal iska soo duubtey ay ugu magac dartey ''waan ooyayaa...
Waxa usbuucan magaalada London ee Ingiriiska ku geeriyootay hooyo Somaliyeed oo lagu magacaabi jirey Xaawo Cabdi oo seexan jirtey dariiqa...
Madaxweynaha Ruushka ayaa walaac xoogan ka muujiyay dad la'aan haysata. Ruushka ayaa ah dalka adduunka ugu weyn waxana jirta dhul...
Waa barnaamijka kaftanka siyaasada oo doorkan xiiso gaara leh. Maxaan ka ognahay hubka horjooge Siciid Deni u adeegsaday dadkiisa waxna...