Hindiya oo aad u qarinaysa faafifa hargabkeeda cusub ee Karoonaha aya waxa dadka ugu biirey mudooyinkii dambe dhexmadoobe ku dhacaya...
Caafimaadka
Isbitaal ku yaal magaalada Gaalkacayo ayaa la keenay caruur uu soo ritey shuban biyoodka. Waxana ka waramay dhaqaatiirta isbitaalka xaalada...
Dalkaasi Malaysiya o inta badan aan samayn xanibaadyo badan ayaa hadda go'aansaday in la xiro warshadaha dalkaasi si loo yareeyo...
Kaneecadu waxay ka mid tahay xanuunada aadka u dila wadamada Afrika ee Somaliya ku jirta haddase laba shirkadood baaritaan ay...
Wasiirka qorsheynta Somaliya ayaa soo bandhigay sida hargabka Karoona u sameeyay dhaqaalaha dalka marka laga soo bilaabo sanadkii hore markii...
Daawada yaraysa hargabka Karoona ayaa wadamo badan oo reer Yuruba diideen xilli Jarmalku hadda leeyahay hala siiyo keliya dadka ka...
Sacuudiga ayaa maanta oo Axada qaaday xayiraada hargabka Karoona intiisa badan halka uu usbuucii hore war qoraala ka soo saaray...
Wasiirka warfaafinta ayaa faahfaahiyay amaro caafimaad iyo kuwo kale ee ka soo baxay xukuumadda xilli la sheegayo in xanuunka Karoona...
Wasaarada caafimaadka ee dawlada dhexe ayaa qiratey markii ugu horeysay in bukaano jiifay isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho ay ka...
Dawlado ay ka mid yihiin Ingiriiska oo kow ka ah qaska ka jira Somaliya ayaa lagu eedeeyay inay rabaan inay...
Maamulka aan shaqayn ee Hir shabeelle aya joogey in deegaanadooda uu si ugu faafay hargabka Karoona, oo weliba laga helay...
Wararka laga helayo dalkaasi Tansaaniya ayaa sheegaya inuu halkaasi ka dilaacay cudur aan la garanayn. Masuuliyiinta caafimaadka ayaa sheegay inay...
Waxa magaalada Hargeysa isbitaal ku yaala la keenay nin kurus geel oo weyn liqay laakiin uu luqunta u dhaafi waayay...
Ururka caafimaadka aduunka ayaa soo saaray talo bixin ku saabsan talaalka hargabka Karoona ee ay samayso shirkada Modeerna. Sirkadan ayaa...
Waxa aduunka Yurub inteeda badan lagu jiraa xilli qaboobe ahna xilliga ay kacsan yihiin noocyada kala duwan ee hargabka. Waxa...
Aduunka gaalada iyo wadamada Muslimka ah qaarkood ayaa bilaabay talaalka Karoona kadib markii ay soo baxeen daawooyin la tijaabiyay ay...
Dalkaasi Bortuqaal ayaa sheegay inay baarayaan kalkaaliso caafimaad oo geeriyootay maalmo kadib markii ay qaadatey talaalka hargabka Karoona oo weliba...
Wasiiraa caafimaadka ayaa booqatay isbitaalka Banaadir ee magaalada Muqdisho halkaas oo ay ku dhaleen toban kun oo hooyo. Dhamaan hooyooyinka...
Saynisyahano Turkiya aya ku guulaystey inay sameeyaan qalab in ka yar 10 daqiiqo ah lagu ogaanayo cudurka Karoona ee kala...
Hooyadan oo lagu magacaabo Maryan Nadarshina waxay ku nooshahay gobolka Muslimka u badan ee dalkaasi Ruushka ee lagu magacaabo Kasaan....
Ayadoo muran badan uu ka jirey in dadka lagu sheego caabuqa Koroona laakiin aan lahayn astaamaha hargabka lagu garto inay...
Saynisyahano Jabaaniis ayaa sheegay inay nooc cusub oo la mida cudurka Koroona 19 ay ka heleen saxarada fiidmeer ku nool...
Midowga Yurub ayaa Hangari u diidey inayna daawada Koroona ka soo iibsan karin Ruushka oo iyagu noqdey dalkii ugu horeeyay...
Dalka Maraykanku curyaamin ku hayo ayaa soo saaray daawada Koroona oo aan haba yaraatee lahayn wax cuncuna ama ka soo...
Dhaqaatiirta gobolka Dajistaan ee Ruushka ayaa hooyo ka soo saaray mas hal mitira. Waxaad aad uga naxaysaa sida maskani loo...
Wasaarada caafimaadka ee dawlada dhexe ee Somaliya ayaa ugu dambeyn gaysay qalabka baadha cudurka Koroona kadib qaylodhaan iyo dadaal badan...
Maamulka fashilmery ee uu horklacayo Muuse Biixi ayaa wasaradiisa ruqsad bixinta caafimaadka ay soo saartey shaqaalaysiin sida Carabta ah oo...
Dhaqaatiirta Shiinaha ayaa ka digaya cudur tagfidu faafiso oo dib uga dilaacay dalkaasi gaar ahaan gobolka cudurka Kooro horte uga...
Waxa maanta dalka guud ahaan dib loo bilaabay dulimaadyada caalamiga ah oo xirnaa tan iyo bishii sadexaad ee sanadka gaalada...
Ayadoo aduunka badankiisu tartan ugu jiro daawo looga hortago cudurka Kooro ayaa Ruushku sheegay in guul laga gaaray daawo uu...