Madaxweynaha fadhiidka ah ee dalkaasi yar ee Jabuuti ayaa la sheegay inuu xabsi guri u taxaabay taliyeyaal ugu muhiimsanaa maamulkiisa...
Maxaa cusub
Dawlada Somaliya ayaa soo af-jartey hawlgal loogu yeeri jirey la dagaalanka burcad badeedka oo maraakiib ajaaniba una badan Eeshiya iyo...
Wararka aan ka helayno degmada Awbarre ee gobolka Harawo ee ismaamulka Somali galbeed ayaa sheegaya in halkaas uu maamulka Mustafe...
Warar dheeraada ayaa ka baxaya gabadh Somali ah oo nin Caraba uu ku diley dalkaasi Malaysiya. Booliiska dalkaasi Malaysiya ayaa...
Booliiska magaalada Muqdisho ayaa faahfaahiyay dhacdo shalay ka dhacday garoonka magaalada halkaas oo ciidanka booliiska ay joojiyeen gudoomiye ku xigeenka...
Maamulka horjooge Siciid Deni ayaa wado muhiim oo dhexmarta Garoowe ka mamnuucay inay maraan gaadhi Hindida wasakhda badan ee sida...
C/raxmaan C/shakuur oo mar isku dayay inuu barakiciyo shacbiag Muqdisho asagoo kursigiisa u doontey Guriceel ayaa loo daayay kursi beesha...
Codbixin laga qaaday dadka Maraykanka oo la sii daayay ayaa lagu ogaaday cabsida ay ka qabaan dagaal ay la galaan...
Kiiniya ayaa aad ugu dadaalaysa inayn Garbahaaray ka dhicin doorasho oo kuraasta halkaas taala loo soo raro Kismaayo. Waxay amartey...
Waxa barabagaando baahsan oo ciid isku qarina muddo laba biloda waday Maraykanka iyo xulafadiisa ay ugu horeeyaan Ingiriiska iyo kuwa...
Madaxweynaha Turkiga ayaa sheegay inuu si fudud uga bogsaday hargabka Karoonaha oo soo ritey Jimcihii hore xilli uu booqasho ku...
Doorashada kuraaska golaha shacabka ayaa si qumaatiya u socoto xilli gunti giijiye Baahane uu lacago dheeraadaa ka soo qaatay ama...
Dhacdadan laga anfariiray ayaa ka dhacday gobolka Woqooyi galbeed ee dalkaasi aadka u fiqiirka ah ee Bakistaan ee sida xun...
Dalkaasi Holan ee fusuqu daaqada yaalo ayaa laga helay caabuq cusub oo keena Aydhiska. Caabuqan oo ayayna wax ka tarayn...
Magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa lagu qabtey ugu yaraan 13 caagadood oo laga soo buuxiyay caano buga oo gacanta...
Horjooge Muuse Biixi oo hadda dabada ay ku wataan Maraykanka ayaa Tawan u sheegay inay qodan karaan macdanta iyo dahabka...
Kadib shirki midowga Afrika ee magaalada Addis ababa ayaa soo jeedin kadib laysla gartey in afka Sawaaxiliga oo inta badan...
Ingiriiska oo baqdin xoogan ka qaba in Ruushku ka tirtiro maabka adduunka ayaa u direy wasiiradiisa arimaha dibedda halkaas oo...
Yarkii burburkii ku dhashay Burco oo 30 sanno loo sheegaayay inay cuqdad u qaadaan Koofurta iyo qabiiladeeda iyo caasimadii dalka...
Deegaanka Xaafuun ee Butlaan dadka ku nool oo bilaa shaqa kheyraadkiina hortooda lagau daldalanayo ayaa arkay nooc cusub oo Eeshiyaanka...
Wararkii u dambeeyay ee ka imaanaya xarunta ganacsiga ee Butlaan ee Boosaaso ayaa sheegaya in dhiigmiiratada shabaab ay ku xasuuqday...
Afhayeenka dawlada Ruushka ayaa sheegtay in dalkaasi Jarmalku aanu xor ahayn oo aanu qaadan karin go'aano masiiriya oo khuseeya danihiisa...
Wararka aan ka helayno deegaano hoostaga gobolka Awdal ayaa sheegaya in horjooge Muuse Biixi uu ciidan qoranayo kaas oo uu...
Madaxweynaha Soamliya ayaa beri oo Salaasa ah dhamaystay 5 sanno oo uu xafiiska fadhiyo halka dastuur dhoodhoobka gaaladu u qortey...
Kadib booqashadii madaxweynaha Turkiga magaalada Muqdisho sanadkii 2011 xilligaas oo dalku abaaro la daalo dhacsanaa ayna ka jirtay maamul xumo...
Kadib weyn hamiga weyn ee ah inay gosha gashadaan gobolka Awdal ayagoo beesha dhexe xidhay lix goobood oo ka tirsan...
Siyaasiga reer Awdal ee Cali Faarax C/llaahi ayaa si adag uga hadlay xasuuqii 4-ta Feebaraweri ee SNM ka gaysatey gobolada...
Madaxweynaha Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa si adag uga hadlay xasuuqii SNM 4-tii Feebarweri ka gaysatay gobolada Awdal sida Boorama...
Masuuliyiinta Marooko ayaa xaqiijay in Rayaan oo ahaa wiil yar oo shan jira oo ku dhacay ceel uu dhintey marka...
Horjoogaha maamulka Somalilaan ee magaalada Hargeysa ayaa la sheegay in wasiiro isaga ka socda ay sheegeen inay caymis qasaba iska...