Hawada Somaliya ayaa burburtey kadib markii reer galbeedka oo adeegsanaya Itoobiya iyo Kiiniya ay xukunka ka tureen dawladii Somaliyeed intaas...
Maxaa cusub
Argagixisada lagu yaqaan xasuuqa Muslimiinta ee Daacish ayaa xasuuq xun ka gaysatey Bakistaan iyo Ciraaq. Dalkaasi Ciraaq ayaa argagixisada Sucuudigu...
Suldaan Saleebaan Ismaaciil oo ah suldaanka ku xigeenka xisbiga Wadani musharax Maxamed Cali ayaa Muuse Biixi taageeray Maxamed Yuusuf ARAABINEWS
Shirkada biyaha Boorama ee tamar la'aan ciirciiraysa oo cabasho muujisay xilli magaalada maalinba qayb biyaha loo sii daayo iyadoo ayna...
Cali Khaliif oo ka degi waayay Buuhoodle ayaa ka soo degay Laascaanood halkaas oo Faysal Waraabe dad ay ka mid...
Axmed Muumin Seed ayaa ku farxay ku biirida xisbiga Kulmiye xilli bilaa boos ku dhacday oo laga eryay xisbiga Wadani....
Muuse Biixi oo la hadlay garab hore ugu biirey oo Axmed Muumin Seed hogaamiyo oo aan la garanayn inta kharash...
Waftigii uu hogaaminayay Cali Khaliif oo isku dhiibey maamulka Siilaanyo ayaa wararku sheegayaan in diyaarad uu la socdey loo diidey...
Waxa xilka qaranka lagu wareejay madaxweyne Farmaajo isagoo xilka ka tirsaday madaxweynihii hore Xasan Sheekh. Argagixisada shabaab ayaa madaafiic ku...
C/raxmaan Faroole oo reer Puntland u sheegi jiray in jufo walba samaysato maamul kadibna la isugu yimaad dawlad dhexe oo...
Waxa hadda socota xilwareejinta madaxtooyada Somaliya iyadoo Xasan Sheekh xilka u tirinayo madaxweyne Farmaajo oo lagu wado in caleemo saarkiisu...
Go'aamo laga soo saaray colaadii gobolka Sool ee mudo laysku cuney oo la akhriyay xilli odayada Suldaanada ay fadhiyeen. Maxamed...
Hanti dhowrka Qaranka Dr. Nuur Faarax Jimcaale oo hadda noqdey codka shacabka Somaliyeed ayaa eedeyn ba’an u jeediyay R/wasaare ku...
Madaxweynaha Maraykanka iyo kan Yuhuuda Netanyahu ayaa shir jaraaid wada qabtey waxase Trump ku dhici waayay in uu ku celiyo...
Fadumo Siciid oo si weyn u weerartay maamulka Siilaanyo iyo musuqa Berbera hadda ay gaartey halkii ugu xumaa iyadoo la...
Maamulka Ahlu Sunna Waljameeca ee kataliya qeybo kamid gobolada dhaxe ee Soomaaliya ayaa shalay xukun dil ah waxa ay ku...
Muuqaal toos looga duubey wariye Coldoon oo maamulka Hargeysa ka kaxaysteen madaarka Hargeysa. Xadhigiisa waxa amrey gacanyaraha maamulka ee Maxamuud...
Maayerka Boorama oo qaba in cidi horjoogto dhismaha garoonka Boorama??? Maayerka ayaa eed u haya dadka horjooga garoonka oo aanu...
Waxa markale booqdey garoonka diyaaradaha ee Boorama wasiirka duulista maamulka Siilaanyo iyadoo gacanyaraha Siilaanyo ee maamula maamulka Siilaanyo hore u...
Iyadoo la filayo in madaxweyne Farmaajo lagu wareejiyo xukunka maalinta beri ah ayaa waxa ay xildhibaano sheegeen in boob xun...
Madaxweyne Farmaajo ayaa qaabilay wefdi ka socda dawladda Masar oo soo gaarsiiyey dhambaal hambalyo ah oo ay uga sideen dhiggiisa dalkaasi....
Sida war uu ku sheegay mid ka mida rakaabka diyaarad Muqdisho ka duushey oo lagu waday in ay kui degto...
War qoraala oo uu soo saaray gacanyaraha Siilaanyo Maxamuud Xaashi ayaa loogu jawaabay hadalkii ka soo yedhay hanti dhwowrka qaranka...
Xukuumada Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in la hakinayo duulimaadyadii garoonka diyaaradaha ee Muqdisho usbuuca soo socda iyagoo sheegay sababta...
Wararka ka imaanaya garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa ayaa sheegay in wariye C/maalik Muuse Coldoon lagu xidhay garoonka. Wariye C/maalik...
Cali gurey oo qabyaalad cad la soo baxay amaana dusha uga tuurey Muuse Biixi oo ay isku jiufo yihiin. Siyaasigan...
Cali Khaliif oo Siilaanyo isku dhiibey oo sheegay halka xarun u noqon doonta inta uu Siilaanyo boos ka helayo. Reer...
Ciidamada deegaanka Galmudud iyo xooga dalka ayaa u ruqaansaday deegaanka Xarardheere ee Mudug oo argagixisada shabaab muddo haysatey. Dadfa deegaanka...
Wararka ka imaananaya dalkaasi Malaysiya ayaa xaqiijay in hogaamiyaha Kuuriyada Woqooyi walaalkii ninka lagu magacaabo Kim Jong-nam oo 45 jir...
Suldaaka madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylici iyo suldaano kale oo ku xiran maamulka Siilaanyo ayaa soo dhaweeyay saldhiga milatari ee...