Argagixisada Taalibaan ayaa sheegay inay go'doomiyeen dagaal yahanada Tajik ee gobolka dooxada Banjir. Dooxadan oo leh difaac dabiiciya aya xataa...
Maxaa cusub
Madaxweynaha Taansaaniya Saamiya Xasan oo ka soo jeeda gobolka Sansibaar ayaa dhinacna ka amaantay gabdhaha kubada ciyaara dhinacna wax ka...
Waxa dhamaaday kulan ay yeesheen maamul jufeedyada iyo wasiirka koowaad Maxamed Xuseen Rooble waxana laga soo saaray qoraal daaqada looga...
Waxa qarka u saaran inuu burburo maamul jufeedka Hirshabeelle oo ay isku hayaan isla jufooyinka Hawiyaha ee is diidan. Wasiirkii...
Waxa baryahan soo baxaayay warar sheegaaya in dugsiga hoyashada ee ku yaala duleedka Hargeysa in naag dhigi jirtey ay faafin...
Wasaarada waxbarashada dawlada dhexe ee Somaliya ayaa sheegtay inay albaabada u xidhi doono jaamacado ku sheeg aad u batay oo...
Wararka laga helayo dalkaasi Afqaanistaan ee gacanta loo geliyay argagixisada Taalibaan ayaa sheegaya in dhiigmiiratada laga eryada 3 magaalo oo...
Waxa walaac xoogan laga muujiyay qalab la'aanta haysata ciidanka u tababaran qaranka gaar ahaan kuwooda ka fog qabyaalada ee ay...
Qoraal ay hay'adu soo saartey ayay uga digtey shirkadaha is-gaarsiinta ee welli bilaa laysanka ah in muddada u hartey ay...
Amrullah Saalax waa madaxweynaha xaqqa ah ee Afqaanistaan maadaama madaxweynihii hore ka baxsaday dalka, wuxuuna wacad ku maray inuu hilfaha...
Muuqaal argagax leh oo hadda baraha bulshada lagu soo tuuray ayaa lagu arkay ugu yaraan 400 oo nin oo wadhfinaya...
Hogaamiyaha gobolkiisa Jejniya ee Ruushka sida xoogan u dhisay ee Khadiiroof oo ka hadlay argagixisada gacanta loo geliyay Afqaanistaan ayaa...
Wararka ka imaanaya magaalada Jalaalabaad ee bariga Afqaanistaan ayaa sheegaya in dhiigmiiratada Taalibaan rasaas ku fureen dad banaanbax isugu soo...
Kadib roobab laxaadle oo ka da'ay gudaha Itoobiya waxa caasimada dalkaasi ku dhintey ugu yaraan 7 qof halka daadkuna uu...
Madaxweyne ku xigeenka Somali galbeed Mustafe Cagjar oo ka hadlaayay shir ay lahaayeen ururka Ogaadeenka ee ONLF ayaa u sheegay...
Waxa Masar ku sugan raiisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo maanta la filayo inuu la kulmo madaxweynaha dalkaasi iyo weliba...
Waxa cajiiba in Somakiya leedahay waxa loogu yeero aqalka sare oo uu dastuurka dalka ku darsaday Mahiiga oo markaas watey...
Maraykanka ayaa sheegay inuu maalintii ka daadgureyn karo Afqaanistaan ku dhawaad 10 kun o qof oo ka ordaya dugaaga dalka...
Wararka ka imaanaya garoonka Kaabuul ee hadda ay gacanta ku hayaan ciidamada Maraykanka ayaa la sheegay in meydad dusha uga...
Wasiirka koowaad Maxamed Xuseen Rooble ayaa markale u baxay dalka dibediisa. Safarkan oo la sheegay inuu Masar ku tagayo aya...
Ciidanka xooga dalka ee Yaman ayaa soo riday diyaarad nooca bilaa bayloodka ah oo Maraykanku siiyay Sacuudiga si ay ugu...
Maraykanka ayaa sheegay inay la wareegeen maamulka garoonka diyaaradaha ee Kaabuul oo ay ku qulqulayaan dadkii ugu badnaa ee ka...
Waxa maanta caasimada Kaabuul ka baxay madaxweynihii dalkaasi ayadoo gebi ahaanba ciidankii dalkaasi lahaa aanu dagaalamin ee ay hubkii iyo...
Waa dhacdo naxdinleh oo ka dhacday dalkaasi Ruushka waxayna ku dhacday gabadh lagu magacaabo Yana. Sida ehelka Yana soo weriyeen...
Wararka caawa oo Axada laga helayo gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi lagu diley macalin dugsi Quraan oo weliba dilkaas...
Wasaarada arimaha dibedda ee Ruushka ayaa sheegtay inayna qorshaha ugu jirin inay Afqaanistaan ka soo daadgureyso danjireyaasheeda waayo waxa Taalibaanku...
Madaxweyne ku xigeenka Somali galbeed Mustafe Cagjar oo maanta oo Sabtiya ka hadlaayay isku soo bax ka dhacay caasimada Jigjiga...
Waxa mardhow ciidanka Afqaanistaan ka carareen magaalada afraad ee ugu weyn dalkaasi ee Masaari Shariif ee ku taala Waqooyiga qaasatan...
Wasiirka koowaad ee xukuumada Maxamed Xuseen Rooble ayaa durba yeeshay walaal cusub kaas oo noqday madaxweynaha Kiiniya Uhuru. "Waxaan wada...
Madaxa dalka Suudaan ayaa sheegay inay madaxweynihii hore ee dalkaasi Suudaan Cumar al-Bashiir isku dhaafin doonaan maxkamada dembiyada si waajibkooda...