London--Waxa Sabtidii London lagu qabtey bandhigii dhaqanka iyo sooyaalka reer Awdal iyadoo halkaasi daahfur looga dhigey buugaag la yiraa xadaaradii...
Maxaa cusub
Jubba--Dagaal joogta ah ayaa u dhexeeya ciidanka dawlada ee taagta daran ee laga qadiyay hubkii ay ku dagaalami lahaayeen iyo...
Baydhabo--Madaxweynaha Koofur galbeed Somaliya Shariif Xasan ayaa xirtey calanka Itoobiya xilli uu bilad u xirayay sarkaal ka tirsan ciidanka Amisom...
Marka--Sargaal ka tirsaa kooxda banaysatay dhiiga Muslimiinta ee argagixisada shabaab oo subax walba ku soo toosi jiray xasuuqa muslimiinta ayaa...
Salaad Cali Jeelle oo kamid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed horeyna usoo noqday Wasiir ku xigeenkii hore ee wasaaradda gaashaandhiga dowladii KMG...
Washington--Ku xigeenka Siilaanyo C/raxmaan Saylici oo dalxiis u jooga Maraykanka sheegayna inuu afar gobol mari doono ayaa suaalo lagu garaacay...
Sanca--Xulafada Yuhuuda, Maraykanka iyo Sucuudiga ayaa weerar ku qaaday dagalyahaniinta Xuutiyiinta oo ku sii siqaya caasimada gooni goosadka ee Cadan....
Garoowe--Allaha u naxariistee safiirkeenii inoo fadhiyay Swizerland Yuusuf Bari Bari oo daraad argagixisadu ku xasuuqdey huteel Maka Al-Mukarama ayaa maanta...
Boorama--Shalay ayay ahayd markii Siilaanyo warqad loo soo qorey oo ilaa hadda aan la garanayn cida qortey ee soo diyaarisay...
Berbera--Qaar ka tirsan dadweynaha Berbera ayaa guryo ay deganaayeen banaanka looga saaray cagafna la mariyay iyo qaylo dhaan ay garan...
Awdal--Suldaan Wabar ayaa warbixin dheer kaga waramay arimo xasaasiya oo baryahan ka dhacayay gobolada Awdal. Suldaan Wabar ayaa ka sheekeeyay...
Hargeysa--Wasiirka Siilaanyo ee deegaanka haweenayda Shukri Baandare oo waraysi dheer bixisay ayaa ka hadashay sida ay ula tacaasho dadka oo...
Garoowe--Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole ayaa eeda amni daro dusha uga tuurey dawlada Somaliya xilli suaalo badan layska waydin...
Muqdisho--Siyaasiga reer Woqooyiga ee Ismaaciil Hure Buubaa ayaa sheegay in dawlada Somaliyeed ay haysato fursad ay ku badbaadiso dadkeeda jooga...
Odayaasha dhaqanka ee beelaha dega gobolka Jubada dhexe ayaa soo gabagabeeyay qeybsigii kuraasta baarlamaanka ee gobolka Jubada dhexe. Waxaa sidoo...
Muqdsisho--Dadkii ka badbaaday xasuuqii argagixisada shabaab ee huteel Maka Al-Mukarama oo markii ugu horeysay hadley kana waramay halka ay ku...
Boorama--Badhasaabka Siilanyo ee Boorama ayaa hadal beerlaxawsi ka jeediyay Boorama kuna faanay in ay qabtaan qoryo maalinkasta. Wuxuu kaloo u...
Islamabad--Dawlada Bakistaan ayaa sheegtay in ayna ka qayb qaadan doonin dagaal lagu qaado Xoogaga Xuutiyiinta ee ay xukunka isku hayaan...
Muqdisho--Raiisal Wasaaraha Somaliya Cumar C/rashiid ayaa shaaca ka qaaday tirade xasuuqii argagixisada shabaab oo uu ku tilmaamay mid diin sal...
Muqdisho--Dawlada Somaliya ayaa soo afjartey hawlgalkii huteel Maka Al-Mukarama oo argagixisada shabab oo soo xidhay dharka ciidanka ay ku xasuuqeen...
Hargeysa--Siilaanyo ayaa warqadii ugu dheerayd ee loo soo qorey kahor akhriyay golaha wakiilada aan la garan hawsha ay qabtaan. Siilaanyo...
Dawlada Somaliya oo faahfaahin ka bixisay qasaarihii argagixisada shabaab ee huteel Maka Al-Mukarama
Muqdisho--Wasiirka warfaafinta Somaliya Maxamed Cabdi Maareeye ayaa sheegay in gacanta argagixisada ay ku dhinteen ilaa 14 qof oo uu ku...
Muqdisho--Wasiirka arimaha gudaha dawlada Somaliya ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin in ay la hadlaan cidkasta oo wax tabanaysa...
Borama--Marxuun Abiib Cabdullahi oo ka mid ahaa cuqaasha iyo salaadiinta magaalada Boorama ayaa aas balaadhan loogu sameeyay magaalada iyadoo masuuliyiin...
Goorma ayuu Sucuudigu noqdey mid u dagaalama waxa loogu yeero Suniyiin yaase isaga u xilsaaray miyaanu ahayn kan taageera argagixisada...
Inaa lilaah waa inaa ilayhi rajicuun waxa hadda la cadeeyay in safiirkeenii dalkeena u fadhiyay Swizerland uu ka mid noqdey...
Muqdisho--Wararkii uGu dambeeyay ee ka soo baxaya huteelka ayaa sheegaya in masuuliyiin badani degan yihiin huteelka oo argagixisadu gudaha u...
Muqdisho--Qaraxyo ayaa goordhow laga maqlay huteel Maka Almukarama ee magaalada Muqdisho halklaas oo ay degan yihiin masuuliyiin ka tirsan dawlada...
Sanca--Kadib weerarkii qaawanaa ee diyaaradaha Sucuudiga ee loo wado ay ku qaadeen Sanca ayaa waxa soo baxaya khasaaraha xasuuqeed...
Northampton--Safiirka Jabuuti u fadhiya Faransiiska iyo Ingiriiska oo casuumad loogu sameeyay London ayaa ku qarxiyay reer Jabuuti oo markay Yurub...