Hargeysa--Garabka ururka Sonyo oo ka tanaasulay sheegashadii hogaanka ururka oo hadda uu madax u yahay Siyaad oo ka soo jeeda...
Maxaa cusub
Bristol--Fanaanada reer Jabuuti Aamina Faarax Wabar ayaa xaflad si weyn loo agaasimay loogu sameeyay magaalada Bristol ee cariga Ingiriiska halkaas...
Beledweyne--Madaxweynaha Jabuuti iyo madaxweynaha Somaliya ayaa markii ugu horeysay wada booqday magaalada Beledweyne halkaas oo ay ku sugan yihiin ciidamada...
Cadan--Madaxweynihii la afgambiyay ee Yaman Cabdirabah Xadi ayaa u baxsaday magaalada Cadan halkaas oo dadkiisu u badan yahay iyadoo wararkuna...
Muqdisho--Sirdoonka Somalida oo u waramay idaacadaha qaar ayaa sheegay in qolyihii qarxiyay huteelka ay ahaayeen laba ruux oo ah nin...
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun waxay dhamaan bahda Araabinews tacsi u dirayaan ilma Xasan Cusmaan Xirsi oo aabahood Xasan...
Saxafiyada Hodan Naaleeye oo sii wada muuqaalo aad u quruxbadan oo ay ka diyaarisay dadka Somaliyeed oo waxgarada iyo qaar...
Maanta waa maalinta weyn ee afka hooyo sidii dawladii dalku u burburtayna afkeena hooyo ma helin cid xanaanaysa waxana ka...
Muqdisho--Wasiirada caafimaadka dawlada Somaliya ayaa booqatay dadkii ku dhaawacmay xasuuqii argagixisada shabaab u gaysatay dad gudanaya waajibkii Alle salaadii Jimce...
Muqdisho--Shir deg deg ahaa oo madaxweynaha iyo golaha wasiitradu yeesheen xalay xasuuqa argagixisada kadib ayaa lagu sheegay in toban ruux...
Hargeysa--Xuska maalinta weyn ee afka hooyo ayaa iyadna lagu qabtey halkaas oo ay ka soo qaygaleen masuuliyiin ka tirsan maamulka...
Kadib banaanbixii reer Adal ka hor sameeyeen xarunta reer Yurub looga taliyo ee Brussels ayaa kadib waxa loo gudbiyay madaxda...
Dilla--Degmada Dilla ee gobolka Awdal waxay ka mid ahayd magaalooyinkii SNM dhulka la sintey iyagoo wata taangiyadii Mingeste soo siiyay..dadka...
Brussels--Waxa shalay gilgiley caasimada looga taliyo Yurub ee Brussels banaanbax weyn oo reer Awdalstate u gudbiyeen madaxda reer Yurub looguna...
Saylac--Ururka dhalinyarada Woqooyiga Somaliya ee Sonyo ayaa xaflad ku qabsaday Saylac ay sheegeen in ay ku xusayaan maalinta dhalinyarada. Ururka...
Dilla--Dadweynaha ku nool degmada Dilla ee gobolka Awdal ayaa ka cabanaya biyo la,aan xoogleh oo haysata. Dilla ayaa waligeed ahayd...
Madaxweynaha Jabuuti si aada loogu soo dhaweeyay Muqdisho iyo munaasbada afka hooyo oo furmay+SAWIRO
Muqdisho--Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka soo degay Muqdisho iyo munaasabada afka hooyo oo maanta ku beegan oo ka...
Muqdisho--Warbaahinta qaranka ayaa si faahfaahsan uga hadlay xasuuqii shalay loogu gaystay hutel Central dad gudanayay waajibaadkii Alle maalin barakaysan oo...
Dubai--Dhismaha ugu dheer Dubai ee loo yaqaan tooshka ayaa dab qabsaday waxana jirta in hawadu sii faafinayso. Dhismahan ayaa ka...
London--Boliiska dalka Ingiriiska ayaa ka walaacsan xaalada sadex gabdhood oo ciyaala iskuula da,dooduna ku dhowdahay 16 oo guryahooda uga baxay...
Brussels--Madaxda Awdalstate oo uu hogaaminayo madaxweynaha mudane C/samad Ibrahim Nageeye ayaa jooga Brussels halkaas oo manta duhurkii uu ka dhacay...
Muqdisho--Weerarkii fulaynimo ee argagixisada shabaab u gaysatay dad u soo baxay in ay gutaan waajibkoodii diimeed ee masuuliyiinta...
Muqdisho--Xildhibaan Salaad Cali Jeelle oo ka mid ahaa dadkii ka badbaaday xasuuqii argagixisada shabaab la beegsatay dad ku jira waajibaadkii...
Borama--Fanaaniinta gobolka Awdal ayaa u cawday Siilaanyo kana cawday in mashaariicaha la bixiyo iyagu ka aradan yihiin. Fanaaniinta gobolka Awdal...
Hargeysa--Jufada Siilaanyo ee Burco ayaa sheegtay in dad khaldani nabad ka wadaan iyaga iyo beelaha Dhulbahante ee deegaanka Qorilugud. Waxayna...
Muqdisho--Madaxweynaha Somaliya ayaa sidii caadiga ahayd cambaareeyay falkii argagixisada shabaab kula beegsadeen xildhibaano gudanaya waajibaadka salaada. “Aad baan uga xumahay...
Muqdisho--Argagixisada shabaab ayaa sidii caadiga ahayd qarax kula gaaday xildhibaano salaada jimcaha tukanaya. Wararka ayaa sheegaya xildhibaano caanka ah Muqdisho...
Burco--Waraabe habow ah ayaa duhur cad lagu arkay magaalada Burco qaybta biyaha loo qaado magaalada qayb ka mida. Markii nin...
Jabuuti--Madaxweynaha Jabuuti ayaa ka qaybgalaya munaasabad weyn oo lagu xusayo maalinta afka hooyo oo ku beegan maalinta berito ee 21...
Holland--Sirdoonka Maraykanka iyo Ingiriiska oo hore loo sheegay in ay dhegeystaan teleefanada aduunka, akhristaan iimaylada dadku isku diraan, eegaan siraha...