Caynal-Carab--Dagaalyahaniinta Kurdiyiinta oo taageero dhinaca circa ah ka helaya Maraykanka ayaa hilfaha u qaaday argagixisada Daacish oo barakicisay kumanaan shacaba...
Maxaa cusub
Hargeysa-Araabinews--Wasiirka Siilaanyo u qaabilsan macdanta ayaa ka sheekeeyay arin aqoonyahanka reer Awdal cabsi weyn ka qabeen..wuxuuna sheegay in macdanta sideeda...
Boorama-Araabinews--Shir baryahan uga socday beelaha Samaroon ayaa ku dhamaaday fashil. Shirkan ayaa la afduubey iyadoo dad badan ku qosleen qodobada...
Boorama--Sida maalmahan aan lawada socono waxa Boorama ka dilaacay rag soo xidha xijaabka madow ee carabtu qaadato hadase dumarku Somalidu...
Boorama--Araabinews--Shirkii uga socday dooxada Geb beelaha Samaroon ayaa shalay la soo xidhay waxase ka soo baxay qodobo aan cusbeyn oo...
Hargeysa-Araabinews--Waxa la caleemo saaray gudoomiyaha ka soo jeeda Awdal ee ururka dhalinyarada ee Sonyo halka midkii kale isagu diiday caleemo...
Muqdisho-Araabinews--Madaxweynaha Turkiga ayaa dib ugu laabtey Istanbul kadib maalin booqasho ah oo taariikhda gashay isagoo madaxweynuhu inta yar ee uu...
Hees ka mida heesaha aan duugoobin iyo fanaanada da,da yar ee Woqooyiga Amerika Safiya Tusmo+MUUQAAL
Hees ka mida heesaha aan marnaba duugoobin oo ay inoogu luqayso fanaanada da,da yar ee ku nool Woqooyiga Amerika Safya...
Laascaanood-Araabinews--Madax dhaqameed ka soo jeeda gobolka Sool ayaa ka hadlay goob diyo lagu kala qaatay gobolka Sool halkaas oo lagu...
Geb--Araabinews--Shirkii beelaha Samaroon uga socday dooxada Geb ayaa la soo xidhay waxana waraysi lala yeeshay suldaan Ibrahim Jaamac Samatar oo...
Deegaanka oo la badbaadiyo waxa ku xidhan nolosha dadka Somaliyeed sida hadda loo xaalufiyay haduu ku socdo waxa dhacaysa in...
Hargeysa-Araabinews--Ku xigeenkii hore ee Daahir Rayaale mamulka Somaliland Axmed Yaasiin ayaa dalbaday in ergo aan Samaroon ahayn loo diro suldaan...
Muqdisho-Araabinews--Gudoomiyaha barlamaanka oo ka tacsiyeeyay geerida ku timi xildhibaan Maxamed Ibrahim Xaabsade oo xalay ku geeriyooday Muqdisho. Xildhibaanka ayaa ka mid...
Boorama-Araabinews--Xildhibaano ka mida golaha deegaanka Baki ayaa saxaafada u soo bandhigey mooshin ka keenay maayerka iyo ku xigeenkiisa oo ay gudbiyeen...
Muqdisho-Araabinews--Madaxweynaha Turkiga ayaa furay isbitaalkii Digfeer kaas oo dawlada Turkigu dhistey iiyadoo kii hore uu burburey. Isbitaalkan ayaa ah mid...
Muqdisho-Araabinews--Madaxweynaha Turkiga Erdogan oo aad looga sugayay Somaliya ayaa yimi Muqdisho halkaas oo aad loogu soo dhaweeyay. Madaxweynaha Somaliya iyo...
Boorama-Araabinews--Xalay abaaro 11:30 habeenimo marka ay saacadu ahayd ayaa waxa qaybo ka mid ah magaalada Borama laga maqlay rasaas kooban...
Berbera-Araabinews--Waxa jira walaac xooga kadib markii hub ay sheegteen maamulka Siilaanyo in ay ku qabteen dekedda Berbera kuna sheegeen in...
Jabuuti-Araabinews--Madaxweyneyaasha Turkiga iyo Jabuuti ayaa heshiisyo ku kala saxiixdey Jabuuti iyo Turkiga oo mashaariic horumarineed ka fulinaya Jabuuti. Heshiisyada ayaa...
Boorama-Araabinews--Axmed Mumin Seed oo ah ku xigaha xisbiga beesha dhexe ee Wadani ayaa ku eedeeyay maamulka Siilaanyo shaqaaqadii ka dhacday...
Faarax Murtiile iyo xawaalada jacaylka iigu shub waa goos goos aad u qosol badan oo masraxiyada oo Faarax ay la...
Hargeysa-Araabinews--Beesha Ciidagale (Isaaq) oo dagaal iclaamisay kadib markii cadaalad xumo lagula kacay iyadoo askar la wareegtay dhul dhalinta loogu talogalay...
Hargeysa-Araabinews--Wasiirka boostada maamulka Siilaanyo Maxamed Jaamac Abgaal oo ka soo jeeda Awdal ayaa si gaara ugu sheegay saxaafada in maanta...
Muqdisho-Araabinews--Iyadoo madaxweynaha Turkigu ku soo jeedo Muqdisho waxa dadku isha ku hayaan mashaariicda kale ee uu ka furi Muqdisho oo...
Qaahira-Araabinews--Masar ayaa qaaday talaabo lagu faano iyadoo balaadhin ku bilowday biyo mareenka caanka ah ee Suweys ee Masaaridu ka faromareejiyeen...
Jabuuti-Araabinews--Madaxweynaha Turkiga Dayib Erdogan ayaa ka degay caasimada Jabuuti xilli uu ka soo noqdey aaska boqorkii Sucuudiga boqor Cabdullah. Madaxweynaha...
Oslo-Araabinews--Xafladii Khaatumo State ee Norway oo la isku arkay iyo reer Awdalstate oo ka qaybgalay. Xafladan oo ahayd sanad guuradii...
Boorama-Araabinews--Waxa caawa bandoo Saaran magaalada Boorama oo xalay is rasaasayn dhexmartay kacdoonka reer Adal iyo ciidanka Siilaanyo u jooga magaalada...
Boorama-Araabinews--Ciidanka Siilaanyo ee Ingiriisku tababaray ayaa xalay rasaas huwiyay xaafado aan ku jirin goobta weerarku ka dhacay. Shacabka reer Boorama...
Boorama-Araabinews--Maayerka magaalada Boorama ayaa ka qayliyay dhaqan foolxun oo magaalada iyo dhalinyaradeeda aan hore loogu arag hadase ku soo batay...