Biyo mareenka mashquulka ah ee Suweys ee dalkaasi Masar ayaa waxa xidheye markab weyn oo ay ka buuxaan badeeco saaida....
Maxaa cusub
Ruushka ayaa waxa lagu tirin jirey marka la eego gaalada kale dad ku adag diinta masiixiga oo aan ogolaan khaniiska...
Waxa maalintii labaad xaruntii ciidanka CIRKA ee magaalada Muqdisho fadhiya madaxda qaranka oo uu ugu horeeyo madaxweynaha iyo raiisal wasaaraha,...
Waxa caawa magaalada Jawhar ee maamulka Hirshabeele laga fuliyay hawlgal muhiima oo lagu baacsanayo dhiigmiratada shabaab ee xalaashatey dhiigeena. Waxana...
Allaha u naxariistee C/llaahi Qarshe oo ka mid ahaa dadkii fanka kala wareegay Cabdi Sinimoo ayaa Hargeysa lagu aasay sanadii...
Waxa hadda is talaalay Somli farabadan iskana talaalay hargabka Karoona oo baryahan dambe ku soo laba kacleeyay dalka. Waxana dhawaan...
Wasiirka warfaafinta dawlada dhexe ayaa faahfaahiyay shirka maanta ka furmey xeradii ciidanka cirka ee Afisiyoone oo uu ka qayb galay...
Madaxweynaha Faransiiska ayaa dagal kula jira Muslimiinta dalkiisa oo qaarkood u dagaalameen dagaalkii labaad qaybna ka ahaayeen xoreyntiisa iyo weliba...
Waxa berito lagu wadaa in Muqdisho uu ka furmo shirkii lagu saxiixayay dhamayatirka doorashada oo ahaa in la qabto bishii...
Waxay u muuqata in maxkamadaha Mustafe Cagjar ayna shaqaynayn kadib markii hooyo loo xukumey beer wellina lagu haysto weliba loogu...
Wasiirka Warfaafinta Somaliya Dubbe ayaa ka mid noqday dadka qaatay talaalka ay keentay hay'adda qaramada midoobay ee loo qaybiyay wadamada...
Waa filim qosola oo laga sameeyay baraha bulshada. Waxa si qosola u matalaaya Nimco Jookar iyo jacaykeeda oo midna siyaasi...
Somaliya ayaa u jawaabtey Kiiniya oo codsi uga yimi ay ku leedahay hala ii gargaaro oo kiiskaas badda ee la...
Wararka aan ka helayno gobolka Sanaag gaar ahaan deegaan u dhow degmada xeebta ah ee Laasqoray ayaa sheegaya in dagaal...
Wararkii ugu dambeeyay e ka imaanaya shirkii madaxweyne Farmaajo ku baaqay ayaa sheegaya in kooxda sheegata beesha caalamka ee iyagu...
Madaxweynaha Turkiga ayaa weeraray Joo Baydan oo Buutin ku tilmaamay nin dilaa ah. Dayib Erduqaan ayaa hadalka ka soo yeeray...
Madaxweynaha Ruushka ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal ka soo yeeray madaxweynaha Maraykanka oo ku tilmaamay dilaa. ''Anaga waxaan oran...
Wasiirka warfaafinta ayaa shaaca ka qaday in dawladu furtey shirka doorashada oo kooxda sheegata beesha caalamka ay rabto inay la...
Kiiniya ayaa diidey inay berito dacwadeeda dhiibato waxana la sheegayaa in Somaliya gudbinayso dhegeysiga ugu dambeeya dacwadeeda halki ay ahayd...
Wasiirada caafimaadka Marwa Foosiya ayaa ku dhiirigelisay muwaadiniinta Somaliyeed inay qaataan talaalka cudurka Karoona ee ay sameeyeen shirkadaha Ingiriiska iyo...
Kaluumaysatada Kiiniyaatiga ayaa mudooyinkii burburka ku naaxay kaluunka Somaliya, waxayna siiyeen shaatiyo shirkado ajaaniba oo si caadiya u xaalufiyay kheyraadka...
Madaxweyne Farmaajo iyo wasiirka caafimaadka ayaa qaatay talaalka hargabka Karoona oo dalka la keenay dhawaan. Talaalka noocan la keenay ayaa...
Ingiriiska ayaa ku daray Somaliya wadamada laga rabo dadka ku soo safraya Ingiriiska in muddo 10 cisho ah lagu hayo...
Waxa Somaliya maanta laga dhegeystay dacwada badeena ee Kiiniya is lahayd ku qabso qadimeyside. Ayadoo hore u aragtey inayna arin...
Iiraaan ayaa farta ku fiiqday Yuhuuda kadib markii markab xamuula uu dab ku qabsaday badda u dhaxaysa Carabta iyo Yurub....
Waxa xalay warar aan la xaqiijin sheegayeen in Kiiniya si rasmi ah markale uga carartey goobta fagaaraha ee maxkamada caalamiga...
Jaamacad ku taal dalkaasi Bakistaan gaar ahaan magaalada labaad ee dalkaasi ee Laahoor ayaa eriday lamaane dhigta jaamacada oo iyagu...
Waxa Xarunta XALANE isku shubey horjoogeyaasha ay wataan kooxda sheegata beesha caalamka ee Axmed Madoobe iyo Siciid Deni. Labadan horjooge...
Horjooge Muuse Biixi ayaa magaalada Hargeysa kula kulmey waxa ay ku sheegeen wakiil cusub oo Imaaraadku u soo magacaabay magaalada...
Waa qayb kale taxanaha Xujo oo meel xasaasita maraya. Nasteexo ayaa hubinaysa in jacaylkeedii hore xasuusto lana kulantey markii ugu...