Muqdisho 24 Dec 2014--Barlamaanka Somaliya ayaa ansixiyay raiisal wasaare Cumar C/rashiid oo la filayo inuu soo dhiso wasiiro la filayo...
Maxaa cusub
Stockhom 23 Dec 2014--Jaaliyada reer Adal ee Sweden ayaa taageero u muujiyay Suldaan Wabar. Jaaliyada reer Adal oo kulan khaasa...
Universaltv ayaa dood u soo bandhigtey ay kaga hadlayso xaalada ka taagan Awdal halkaas oo Siilaanyo iyo Xirsi Tooriile ay...
Boorama 23 Dec 2014--Badhasaabka Awdal uga wakiilka ah Siilaanyo Cabdoo Aayar ayaa ka hadlay ciidanka Xirsi Tooriile iyo Cadami ku...
Muqdisho 23 Dec 2014--Raiisal wasaaraha Somaliya ayaa loo sheegay inuu berito oo arbaca ah uu waydiisto barlamaanka Somaliya codka kalsoonida...
Jabuuti 23 ec 2014--Dawlada Jabuuti ayaa samaysay caymis caafimaad oo dadka dalkeedu si fudud u heli karaan dhakhaatiir iyo daawo....
Awdal 23 Dec 2014--Maaterkii hore ee Boorama Cabdi Shide Bile ayaa markii ugu horeysay Hadley isaga oo la joga ciidanka...
Addis Ababa 23 Dec 2014--Dawlada Itoobiya ayaa sheegtay inay diyaar u tahay inay buuxiso kaalintii ay baneeyeen ciidamada Siiraliyoon magaalada...
Garoowe 23 Dec 2014--Madaxweynaha Puntland Prof Gaas ayaa sheegay in Xasan Culusow iyo Siilaanyo kaliya ka hadli Karin masayrka Woqooyiga...
Hargeysa 23 Dec 2014--Madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan Saylici ayaa sheegay in Suldaan Wabar ay tolkii u direen maadaama'' Somalidu...
Holland 22 Dec 2014--Daahir Calasow oo ah mulkiilaha shabakada Waagacusub ayaa qarxiyay in fanaanadii Saado Cali ay dilkeeda ka dambeeyay Dahabshiil...
Hargeysa 22 Dec 2014--Xildhibaan ka tirsan maamulka Siilaanyo ayaa ka naxay halka uu marayo magacii Somaliland ee Daahir Rayaale kaga...
Dilla 22 Dec 2014--Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylici iyo ku xigeenka qorsheynta Xasan Daahir Dhimbiil ayaa sii maray deegaan u...
Tunis 22 Dec 2014--Doorashadii dalkaasi Tuunisiya oo lagu kala baxay iyo oday rug cadaaya oo la soo shaqeeyay nidaamyo lagu...
Boorama 22 Dec 2014--War naga soo gaadhay xarunta gobolka Awdal ee Boorama ayaa sheegaya inay indhahooda ku arkeen ciidamo wata...
Awdal 22 Dec 2014--Ma nihin dhuuni qaatayaal waa fariinta ay soo direen ciidanka uu hogaamiyo Suldaan Wabar ee diyaarka u...
Hargeysa 22 Dec 2014--Madaxweynaha maamulka Somaliland Siilaanyo ayaa howr mar ku margaday inuu sharaxo wixii uga soo qabsoomay is aragii...
Madaxweynaha Awdalstate Prof Cabdisamad Nageeye ayaa khudbad ka jeediyay xaflad xalay dib loogu doortey magaalada London. Prof Nageeye ayaa kaligii...
Hargeysa 21 Dec 2014--Faysal Waraabe ayaa sheegay in jeneral C/raxmaan Guulwade uu yahay dadka sida Yuhuuda in loo ugaadhsado ah...
Boorama 21 Dec 2014--Cadami iyo Saylici ayaa ku noqdey Hargeysa halka Cadami sheegay inuu ku guulaystey wixii uu Boorama u...
London 21 Dec 2014--Ergayga gaarka ah ee qaramada midoobey u qaabilsan Somaliya Nikolas Kay ayaa Somaliya u higaadiyay xilliga la...
Jabuuti 21 Dec 2014--Kulankii u dhexeeyay Xasan iyo Siilaanyo ayaa laga soo saaray qodobo dhamaantoodba ku qodoma kuwii ay taageerayaasha...
London 20 Dec 2014--Madaxweynaha Awdalstate Prof Nageeye ayaa loo sameeyay xil kordhin hal sanno ah xilli halganka reer Adal marayo...
Barre Hiiraale ayaa ku gacan saydhay in Xasan Sheekh u aqoonsado Axmed Madoobe inuu yahay madaxweyne
Muqdisho 20 Dec 2014--Barre Hiiraale oo hogaamiya ururka Jubooyinka ayaa sheegay in uu ka soo horjeedo hadalka Xasan Sheekh uu...
Boorama 20 Dec 2014--Salaadiinta dhaqanka ee reer Awdal ee iyagu sheegay inay soo xero galinayaan Suldaan Wabar ayaa shir jaraaid...
Jabuuti 20 Dec 2014--Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa u yeedhay Xasan iyio Siilaanyo kulan la sheegayo in loogu sameeyo...
Awdal 19 Dec 2014--Suldaanka Cismaan Guulo(Samaroon) ayaa ku biiray cidanka Suldaan Wabar sheegayna in Siilaanyo si deg dega ula baxo...
Boorama 19 Dec 2014--Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylici ayaa jimcaha la tukaday dadka reer Borama iyadoo magaalada ay wali joogaan...
Hargeysa 18 Dec 2014--Faysal Waraabe ayaa ka Hadley hadal uu hore u sheegay oo uu yiri Ciisuhu kuma filna Jabuuti...
Boorama 18 Dec 2014--Salaadiin ka mida beelaha Jibriil Yoonis oo shir jaraaid qabtey sheegayna in iyagu ka mid yihiin Somaliland..salaadiinta...