Hargeysa 18 Dec 2014--Xildhibaan Yaasiin ayaa ka sheekeeyay cabasho joogta ah oo haysata dadka Gadabuursi wuxuna ka soo sheekeeyay cabashooyin...
Maxaa cusub
Boorama 18 Dec 2014--Hormoodka Jaamacada Camuud ayaa sheegay in reer Awdal hawshu isaga dhex laaqanayn oo dadku hawsha kala leyahay...
Hargeysa 18 Dec 2014--Xildhibaan Axmed Yaasiin oo daacad u ah Siilaanyo iyo maamulka beesha dhexe ayaa khudbad dheer oo calaacala...
Saylac 18 Dec 2014--Saylac oo hay'ad ka bilowday biyo galin iyo qaar ka mida dadka oo soo dhaweeyay. Magaalada ayaa...
Brussels 17 Dec 2014--Xisbiga cunsuriga ah ee ka dhisan Ingiriiska ee loo yaqaan UKIP ayaa hogaamiyihiisa Niyjal Farage ku fashilmey...
Boorama 17 Dec 2014--Qaar ka tirsan odayada beelaha Maxamed Case (Samaroon) ayaa sheegay in ay iyagu daacad u yihiin maamulka...
Muqdisho 17 Dec 2014--Xasan Sheekh ayaa dib u magacaabay Cumar C/rashiid Sharmaake oo dadka badankiisu aaminsanyihiin inuu hore u fashilmey...
Holland 17 Dec 2014--Qoxooti Somali ah oo ku nool dalkaasi Holland ayaa ka cowday sida xun ee loola dhaqmay dalbadayna...
Hargeysa 17 Dec 2014--Kooxda la baxday Madasha iyo xisbiyada Wadani iyo Ucid ayaa taageeray baaqii salaadiinta Awdal ee ahaa in...
Buuhoodle 17 Dec 2014--Baaq nabadeed ayaa laga soo saaray colaad u dhaxaysa laba beelood oo Dhulbahante ah oo ku dagaalamay...
Quljeed 16 Dec 2014--Dadweynaha Quljeed oo loo direy Xasan Daahir Dhimbiil si uu u sasabo ayaa la kulmey wax aanu...
Madaxweynaha maamulka Awdalstate Prof C/samad Nageeye ayaa taageero xoogleh u fidiyay Suldaan Wabar sheegayna in mowqifkaasi yahay midka Awdalstate, wuxuuna...
Hargeysa 16 Dec 2014--Wasiirka difaaca ee Siilaanyo ninka lagu magacaabo Cadami oo Boorama u tagey isku dir ayaa ka Hadley fashil ku...
Hargeysa 16 Dec 2014--C/raxmaan Ciro gudoomiyaha xisbiga Wadani ee mamulka Somaliland ayaa ku baaqay in Suldaan Wabar ku soo noqdo...
Peshawar 16 DEc 2014--Argagixisada Taalibaan ayaa boqol iyo labiyo labaatan ciyaala iskuula ku xasuuqey iskuul ku yaala magaalada Peshawar ee...
Hargeysa 16 Dec 2014--Suldaanka Siilaanyo boqor Buurmadow ayaa jawaab ka bixiyay go,aanka cad ee Suldaan Wabar ka qaatay maamulka beeshiisa...
Khaatumo 15 Dec 2014--Dawlada Khaatumo State oo uu xiriir ka dhexeeyay qarniyo badan dadka reer Adal ayaa hambalyo u fidisay...
Sadex iyo toban jir la soo baxay wacdaro iyo fanka oo uu qayb weyn ka yahay iyo markii ugu horeysay...
Sydney 15 Dec 2014--Ciidamada sida xooga ah u tababaran ayaa soo afjaray nin u dhashay dalkaasi Iiraan oo dad maqaaxi...
Sydney 15 Dec 2014--Cidamada sida gaarka ah u tababaran ayaa ku hareeraysan argagixiso saakadii hore ee subaxii xilliga Austareliya afduub...
Hargeysa 14 Dec 2014--Cali Aareeye ayaa fikirkiisa ku darsaday kacdoonka bilowga ah ee ka jira gobolada Awdal wuxuuna ka qayliyay...
Boorama 14 Dec 2014--Siilaanyo oo ka cadhaysan kacdoonka ka jira gobolada Awdal ayaa xabsiga u taxaabey xildhibaano ka tirsan golaha...
Boorama 13 Dec 2014--Wasiirka boosaha maamulka Somaliland oo ka mid ahaa wasiiradii Siilaanyo u soo direy inuu khalkhal geliyo beeshooda...
Boorama 13 Dec 2014--Wasiirka duulista Siilaanyo oo hore u sheegay in madaarka Boorama muhiim ahayn ayaa hadda isla farintaas ka...
Boorama 13 Dec 2014--Banaanbixii gilgiley maanta Boorama ayaa waxa soo baxaya muuqaalo cusub iyo dhawaqa dhalinta oo ahaa kuwo aan...
Hargeysa 13 Dec 2014--Xildhibaan C/qaadir Tukaale oo ka soo jeeda Awdal ayaa cambaareeyay ciidanka Siilaanyo geeyay Quljeed sheegayna dad haduu...
Boorama 13 Dec 014--Sidee u dhacay mudaharaadkii gilgiley magaalada Boorama maanta halkaas oo dhalinyaradu ku qaylinayaan Suldaanku ha guuleysto iyo...
Dhuusamareeb 13 Dec 2014--Wararka ka imanaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud ayaa wararku sheegayaan in ururka Ahlu sunna halkaasi...
Boorama 13 Dec 2014--Wararka ka imanaya caasimada Awdal ee Boorama ayaa sheegaya in banaanbax xoogan uu ka socdo halkaasi kaasi...
Awdal 12 Dec 2014--Suldaan Wabar ayaa markale hadlay fariin adagna u direy maamulka beesha dhexe ee la baxay Somaliland. Suldaanka...