Ciidanka xooga dalka ee dalkaasi Iiraan aya soo bandhigtey doonyo aad u dheereeya oo ay saaran yihiin gantaalo meelfog wax...
Maxaa cusub
Sidaan la socono waxa maamul jufeedyada ugu badan ee aan loo baahneyn sameeyay fadhiid Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo aan...
Sanadkii hore markii la diyaarinayay doorashada dalka waxa madaxweynaha Somaliya Farmaajo balan qaaday inaan maamul jufeedyada kaalintooda maamul jufeednimo ayna...
Hawl-gal qorsheysan ayaa ciidanka xooga ee ku sugan degmada Luuq ee gobolka Gedo ay ku qaadeen argagixiso dhibaato xoogan ku...
Waxa afar deegaan oo hoos dega gobolka Shabeeaha hoose ka soo barakacay qoysas gaaraya 1500 oo hadda dhaxanta iyo cunto...
Safiir Ilyaas Sh Cumar ayaa loo magacaabay safiirka cusub ee Somaliya u fadhin doona Masar iyo ururka Carabta. Ilyaas ayaa...
Waxa madaxweynaha Somaliya qarxiyay horena loo ogaa in dalka qaska ka jira ay qaybta ugu weyn leeyihiin kooxda sheegata beesha...
Waxa magaalada Burco dil foolxun oo laga argagaxay loogu gaystey gabadh miskiina oo la joogtey ama haysay dad iyaga laftooduba...
Waxa madaxweyne Farmaajo la doortey afar sano kahor xilli dalku ku jirey dhaqaale xumo baahsan iyo hanaanka maamulka oo daaqada...
Dhigmiiratada shabaab ayaa gubey gaari maraayay deegaan hoos taga shabeelaha dhexe halkaas oo welli la raadinayo dadkii saarnaa gaarigaas. Gaarigan...
Ciidanka Gorgor ee magaalada Samareeb ayaa hilfaha u qaaday dhiigmiiratada maatideena ku xasuuqday Muqdisho iyo magaalooyinka kale ee u dhow....
Dawlada Ingiriiska oo faafisa beenta ah in xoriyad ku dhaqmaan hadday noqoto dhinaca saxaafada iyo hadalka caadiga ee dhaleecaynta ayaa...
Dhamaan bahda Araabinews waxay tacsi u dirayaan ilma Siciid Axmed Qaayid (Nijaar) geerida xaqa ah ee ku timi Maxamed Siciid...
Wasaarada beeraha Somaliya ayaa ku dhawaaqday xaalad deg-dega kadib markii la sheegay in AYAXU soo laba kacleeyay oo ay soo...
Madaxweynaha cusub ee Maraykanka Joo Baydan ayaa balan qaaday inuu kordhinayo tirada qaxootiga ee uu ogolaanayo inay dalka soo galaan...
Waxa intii la doortey horjoogaha cusub ee maamulka aan jirin ee Hirshabeele qas weyn ka riday magaalada Beledweyne Jeneraal loo...
Siyaasiyiinta reer Woqooyiga ah ee taageersan Cabdi Xaashi ayaa ku baaqay in laysugu yimaado shir qaran oo loo wada dhan...
Iyadoo dhawaan uu sheegay Maraykanku inuu la baxay ciidamadiisa ka jooga dalka Koofurtiisa ayaa markale waxa la keenay ciidamo cusub...
Ninka lagu magacaabo Alag oo taageero yar ka haysta xisbiyada Ruushka laakiin rabay inuu Ruushka ka dhigo cara khaniis ayaa...
Dhawaan ayasy ahayd markii Ismaaciil Cumar Geelle soo saaray warbixin uu ku sheegay inuu waayay farogelin Kiiniya ku hayso xad...
Ciidanka xooga dalka ee magaalada Samareeb ayaa soo bandhigey meydka laba argagixiso oo hoobiye ku weeraray madaxda qaranka ee jooga...
Madaxweynaha Turkiga oo la hadlay saxaafada dalkaasi ayaa sheegay in dalkiisu u baahan yahay dastuur cusub ayna isla garteen xisbiga...
Wasiirka aad u firfircoon ee wasaarada warfaafinta Dubbe ayaa booqdey huteelkii dhiigmiiratada shabaab ay ku xasuuqeen ilaa 9 qof oo...
Markii xukunka loo dhaariyay madaxweynaha hadda xukunkiisu dhamaadka ku dhow yahay ayaa waxyaabaha uu balan qaaday waxa ka mid ahaa...
Waxa abaaro shantii galabnimo ee maanta argagixisada shabaab ee xalaalaysatey dhiiga muslimiinta ay weerar fuleynimo ku qaadeen mid ka mida...
Haweenka magaalada Buuhoodle ayaa isku soo bax nabada uga hadlay dhiig ku daatey laba jufo oo Dhulbahante ah. Dilalkan foosha...
Taliyaha lagu diirsaday ee ciidanka lugta jeneraal Biixi oo booqday halkii ay Kiiniya ka soo gudbisay maleeshiyada ay qaladay ayaa...
Waxa meel xasaasiya maraya taxanaha Bosbaas oo ku biiray. Waxa qaybtan ku dhamaanaysaa Bosbaas oo Farax Kaftan ku soo baxay...
Waaxda Ruushka u qaabilsan xog ururinta soo galootiga iyo dhalmada ayaa sheegay inay gudhay tirada dadka Ruushka ah oo hadda...
Waxa magaalada Hargeysa isbitaal ku yaala la keenay nin kurus geel oo weyn liqay laakiin uu luqunta u dhaafi waayay...