Warar xog ogaala ayaa sheegaya in raiisal wasaarihii hore ee kalsoonida lagala noqdey Xasan Cali Kheyre u kiro ahaan u...
Maxaa cusub
Waxa miino la qaraxday markab laga leeyahay dalkaasi Giriiga oo shixnad ku dejiyay dekeda Jidda ee dalkaasi Sacuudiga. Masuuliyiinta dekeda...
Waxaan bishii hore sii baahinay hooyo sideeda caruura ku haysata meel dooxa oo Hargeysa ku taal isla dooxaa laftiisana nin...
Weerarkan lagu ekeeyay wahaabiyada Sacuudiga ayaa imaanaya kadib markii sanadkii hore gantaalo lagu baabiiyay ceelal badan oo saliida laga soo...
Siyaasi C/llaahi Sheekh Xasan ayaa u caqli celiyay kuwa leh waxa loo noqonayaa 1991 oo u badan jufadiisa Hawiye siiba...
Waxa xalay habeenimo ka dhacday magaalada Muqdisho gaar degmada Wardhiigley mashaqo aad looga naxay kadib markii askari la sheegay inuu...
Duqa degmada Saylac ayaa qarxiyay in sanduuqyada doorashada si ula kaca loo geeyo dhul madhan ayadoo dhulkii dadku joogey ee...
Wasiirka waxbarashada ee Yuhuuda ayaa qarxiyay in gacan ku dhiigle Maxamed Salmaan si qarsoodi ah ay kuwada kulmaan jasiirada Sacuudigu...
Mudadii madaxweyne Farmaajo xukunka hayay ayayd markii ugu dambeyn lagu guulaystey in dalku dib u soo ceshado laanta hawada oo...
Caaqil Cumar Cismaan oo ka soo jeeda gobolka Awdal ayaa kabaha la dulmaray beenaalaha weyn ee Muuse Biixi u ah...
Siyaasi Maxamed Cumar Xadi ayaa ku baaqay in Ciisaha Itoobiya soo camiraan Awdal gaar ahaan xeebtiisa si ay cod ugu...
Guddiga xaq u dirirka ee dhalinyaradu horseedka ka tahay ee gobolka Awdal oo iyagu hore bayaano u soo saaray kuna...
Maxaabiis ayaa jabsatay jeel weyn oo ku yaala caasimada Lubnaan ee Bayruud kadibna waxay isku dayeen inay baxsadaan. Maxaabiistan jabsatay...
Waa qayb kale taxanaha XUJO oo meel xasaasiya maraaya. Horta hooyo wax ma u dhashay maya hal usbuuc keliya ayaan...
Ayadoo muran badan uu ka jirey in dadka lagu sheego caabuqa Koroona laakiin aan lahayn astaamaha hargabka lagu garto inay...
Waxa maanta magaalada Muqdisho ku shirey horjoogeyaasha ururo magac Somaliyeed la baxay oo intooda badan aan ku jirin nidaam xisbiyeed...
Ciidanka xooga dalkaasi Asarbajaan ayaa markii ugu horeysay muddo sano ah ku tukaday masjidka weyn ee magaalada Agdaam halkaas oo...
Ayadoo baryahan ay soo baxayeen in xagjir Taram rabay inuu weeraro Iiraan inta uuna xukunka ka degin si uu u...
Xasan Cali Kheyre oo maanta saxaafada la hadlay ayaa sheegay inuuvraali gelin ka bixiyay weerar lagu qaaday guriga C/raxmaan C/shakuur...
Wasiirka waxbarashada ayaa sheegay in jaamac ku sheega ka jira la xiri doono sida uga dhaqsaha badan. Dalka ayaa waxa...
Dawlada Itoobiya oo ku dhow inay soo afjarto dagaalka ay ku qaaday falaagada Tigreega ayaa soo saartey warqad qabasho ah...
Waxa magaalada Hargeysa ku geeriyooday Allaha u naxariistee raiisal wasarihii hore ee Somaliya ahaana wasiirkii arimaha dibedda Somaliya Cumar Carte...
Waxa baroordiiq markii ugu horeysay oo aan rajaynayo inay noqoto markii ugu dambeysay kaniisad Hargeysa ku taala loogu sameeyay askartii...
Ciidanka Itoobiya ayaa inta badan jabiyay difaacii Tigreega ee magaalooyinka waaweyn ee gobolka haddana ku siqaya magaalo madaxda Tigreega ee...
Waxa la xaqiijay geerida laba qof halka sagaal qof oo kalana ku dhaawacmeen kadib markii shil baabuur uu ka dhacay...
Kadib markii Armiiniya is dhiibtey waxa lagu amray inay ka baxdo degmooyinka ay welli ku fadhido si dagaalka looga daayo,...
Waxa in muddo ahba si hoose loo waday casriyeynta kaniisada Hargeysa oo muddo 60 sanno ah aan shaqayn waayo ma...
Waxaan inta badan maqalaa Somaliya waxay ku jirtaa wadamada ugu laaluushka badan, dabcan dal burbursan muddo 30 sano la yaab...
Madaxwynaha Ruushka ayaa saxiixay inuu laga hawlgalo sidii loo furi lahaa xarun maraakiibta dagaalka iyo kuwa ganacsiguba ku soo xirtaan...
Waxa aad loga cadhoodey kaniisad ku taal Hargeysa oo markii ugu horeysay xus lagu sameeyay xuskaas oo dhaqan iyo diin...