Waxa magaalada Dhuusamareeb ka socda kulamo ay yeelanayaan maamul jufeedyada iyo madaxweyne Farmaajo. Kulankan aan loo dhanayn ayaan laga filayn...
Maxaa cusub
Barlamaanka dalkaasi Masar ayaa u codeeyay in dalku Liibiya u diro ciidamo kuwaas oo ka hortago farogelinta Turkiga iyo kooxdiisa...
Afhayeenka xisbiga Wadani Barkhad Jaamac ayaa kabaha la dulmaray wasiir ay ilma adeer yihiin Muuse Biixi oo ku magacaaban wadooyinka...
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya ninka rasaasta ku furay Xarunta Mingiska lagu tumo, waxaana wararka qaar ay sheegayaan...
Waxa maanta magaalada Hargeysa ku kulmey odayaasha sheegta inay matalaan gobolka Awdal laakiin hore loogu hungoobay iyo horjoogaha maamulka Muuse...
Madaxweynaha Farmaajo ayaa goor dhow ka degay degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud halkaas oo loogu sameeyay soo dhaweyn aan caadi...
Maxkamada ciidamada ee liqsiisay 15 sano oo xarig ah argagixis Xudeyfa Daauud Yuusuf oo la qabtey mar uu isku dayay...
Waxa dhawaan madaxweynaha Somaliya ugu magac daray daarta wasaarada qorsheynta ee magaalada Muqdisho ruug cadaa aqoonyahan Prof Xuseen Ceelaabe Faahiye...
Hogaamiye kooxeedkii hore ee degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ee uu weerarka ku qaaday Xasan Sheekh ayaa ka digey in...
Shaaly ayay ahayd markii madaxweynaha Masar uu sheegay inuu ciidankiisa u diri doono Liibiya haddii Erduqaan soo galo magaalo xeebeedka...
Gacan ku dhiigle baxsada oo haweenay iyo qoyskeeda ku diley duleedka Muqdisho ayaa booliisku gacanta ku dhigey asagoo jooga Gaalkacayo....
Itoobiya ayaa raaligelin ka bixisay war ay sheegtay in si qaldan looga tarjumey wasiirka biyaha oo sheegay markaasi in la...
Madaxweynaha Masar C/fataax Siisi ayaa la kulmay qabiilada bariga Liibiya ee diidan Turkiga soo galay dalkooda. Barlamaanka Liibiya ayaa albaabada...
Booliiska magaalada Muqdisho ayaa warbaahinta la wadaagay gabadh yar oo la rumeysan yahay in la af-duubtey kadib markii ay u...
Dhalinyarada gobolka Awdal ayaa bayaan bilaa gabasho ah oo ay soo saareen ku cadeeyay in gobolku aanu haba yaraatee ayna...
Wasaarada caafimaadka ee dawlada dhexe ayaa fariin u dirtey dadka dalka ka dhoofaya iyo halka ay ka heli karaan warqada...
Dalkaasi Bakistaan oo intiisa badan dadkoodu fiqiir yihiin ahna wadan aad u musuq badan, ayaa ku farxay salid iyo gaas...
Gudoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal ayaa daboolka ka qaaday in maamul jufeedyada ku shirey Dhuusamareeb ayna go'aan ka gaari karin...
Dad xoogan ayaa ka kacay magaalada Boosaaso guri ay degan yihiin qoys danyara waxana la xaqiijay geerida afar caruura. Dad...
Wasiirka duulista ee dawlada dhexe ayaa shaaca ka qaaday inay baaritaan ku wadaan waxa sababay in diyaarad u rarneyd Amisom...
Raiisal wasaaraha firfircoon ee dalka Somaliya Xasan Cali ayaa si aan caadi ahayn loogu soo dhaweeyay Dhuusamareen halkaas oo uu...
Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in diyaarad ay leedahay Amisom ay ku dhacdeygaroonka magaalada. Maamulka degmada...
Aroos cajiiba ayaa loo dhigey lamaanaha Joon iyo Maariya oo isku guursaday isbitaal dhexdiisa dalkaasi Kiiniya oo ay ku nool...
Madaxweynaha Turkiga oo dagaal faraha looga gubtey ka wada Liibiya si uu saliid uga soo saarto badda u dhaxaysa Liibiya...
Wararka ka imaanaya deegaanka Dayniil ee magaalada Muqdisho ayaa xaqiijay dhimashada sadex caruura oo u dabaal tagey dhul laga qodo...
Kadib fashilkii shirkii Dhuusamareeb e maamul jufeedyada ee baaq loogu direy in madaxd qaranku shir ku qabtaan looga arinsanayo. Waxay...
Wararka ka soo baxaya agagaarka isbitaalka xooga ee xaafada Hodan ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ilaalada wasiirka difaaca Odawaa...
Waxa sadex maalmood dalxiis u joogey Dhuusamareenb maamul jufeedyada ay dabada ka riixaayeen kooxda isku magacowdey beesha caalamka oo ujeedadu...
Wasiirka Waxbarashada ee Soomaaliya Cabdullahi Goodax barre oo u waramay saxaafada ayaa si cad u sheegay inuusan jirin wax xiriir...
Raiisal wasaarihii dawladii ku meelgaadhka ahayd ee C/qaasin Salaad ahaana duqii Muqdisho xukuumadii dawladii Somaliya Xasan Abshir Faarax ayaa la...