Maamulka Somalilaan oo hadda gaaladu ictirtaaf jujuuba u wadaan ayagoo ku qasbaya madaxda Somaliya inay u jeexaan waddo ictiraaf oo...
Maxaa cusub
Waxa magaalada Cadaado ee gobolka Galguduud ka dhacay xukun lagu riday koox dhalinyaro ah oo gaystey kufsi wadareed. Waxay kufisigaas...
Wasiirka difaaca Masar wuxuu hadda in bil ahba ku sugan yahay xadka lagu yaqaanay bilaa rabshada ee Liibiya iyo Masar...
Siyaasiga Cabdulqaadir Jirde ee ka mid ah Xisbiga Waddani ayaa ka hadlay qorshe aan shaaca laga qaadin oo dawladda federaalka...
Waxa maanta magaalada Dhuusamareeb fadhiya oo qado iyo casho isla dhacaya qaar ka mida maamul jufeedyada oo beesha caalamku amartey...
Safaarada Shiinaha ee dalkaasi Kasakhistaan ayaa dadkeeda uga digtey inay taxadir dheeraada sameeyaan guryahana ku ekaadaan kadib markii dalkaasi ay...
Qaraxyo is xigxiga ayaa xigey ayaa ruxey duleedka caasimada Tehraan iyo magaalooyin kale. Waxa kale oo jira koronto la'aan kadib...
Dhacdo aad looga argagaxay ayaa maanta ka dhacday duleedka Muqdisho halkaas oo askari booliisa rasaas ooda uga qaaday qoys ka...
Waxa berito ku shiraya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug maamul jufeedyo ujeedada kuwa beesha caalamka sheegtaa uga dan leeyihiin in...
Ciidamada badda ee dalkaasi Turkiga ayaa sheegay inay xeebta dalkaasi ka badnaadiyeen qaxooti Somali ku jirtey oo rabay inay Giriiga...
Faahfaahin dheeraada ayaa ka soo baxaysa bam argagixisadu ku aastey wadada agteeda oo ay ku dhinteen dad shacaba qaarna ku...
Hay'ada caafimaadka adduunka ayaa war ka soo saartey cudur halisa oo ka dilaacay Mongooliya haddana ku faafay Shiinaha. Cudurkaan ayaa...
Madaxweynaha dalkaasi Barasiil ayaa sheegay inuu haleelay cudurka Kooro oo uu iska indhatirey. Waxa madaxweynahaasi diidanaa in la xidho dalka....
Dhawaan ayay ahayd markii diyaarad qaad u wada maamulka Muuse Biixi laga celiyay hawada, ayadoo markii hore loo sheegay in...
Waxa saaka gabadh yar meydkeeda laga helay geed dushii kadib markii la diley kadibna la saaray halkaasi. Dhacdadan laga anfariirey...
Iyadoo welli la sugayo nooca doorasho ee dalku geli doonto, waxa isa soo taraya in aan dib loogu noqon sheekada...
Sarkaal u hadlay ciidamka sida aadka u tababaran ee Jamhuuriga Iiraan ayaa ka nixiyay Maraykanka iyo Yuhuuda kadib marku shaaca...
Dhawaan ayay ahayd markii xisbiyada beesha dhexe ay sheegeen inay ka heshiiyeen xilliga doorashada, taas oo aan waxba laga soo...
Wasaarada duulista iyo hawada ee dalka Somaliya ayaa shaacisay in duulimaadyada gudaha dalka dib loo furey Isla markaana maanta rakaabkii...
Wararka ka imaanayo duleedka Balcad ee gobolka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in dhiigmiiratada Shabaab oo muslimiinta gaaleeya kadibna dhiigooda xalaashada...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya Mudane Qin Jian. Madaxweynaha...
Waxa jasiirada Taywaan ee Shiinaha ka mida sheegatay inay xafiis ka furanayso Hargeysa marka waqtigu saamaxo, heshiiskaasi uu qarsoodi noqdo,...
Dhiigmiiratada shabaab oo caan ku ah ku quraacashada dhiiga Somalida ayaa xasuuq ka gaysatey duleedka Baydhabo. Tiro ilaa sadex qofa...
Waxa xalay yimi dekedda Berebera markab ay ku jiraan xoolo aad u farabadan oo hore loogu dhoofiyay dalkaasi. Ganacsato badan...
Kadib is-bedel qoto dheer oo uu la yimi dhaxalsugaha Sucuudiga Maxamed Salmaan ee dalka dib loogu celinayo diinta saxda ah...
Raiisal wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Guuleed ayaa si toosa u weeraray beesha lixaad ama waxa loogu yeero beesha caalamka...
Afhayeen u hadlay Taywaan oo ah jasiirad ka tirsan Shiinaha laakiin reer galbeedku hubeeyaan rabaana inay ka gooyaan Shiinaha. Ma...
Ayadoo dagaalka saliideed ee u dhexeeya Turkiga iyo Faransiiska uu gaaray halkii ugu xumaa ayaa Erduqaan ka dalbaday Faransiiska inay...
Shil gaadhi oo ka dhacay magaalada Hargeysa ayaan cidi wax ku noqon sida ay sheegeen dad ka ag-dhawaa, waxase aad...
Ayadoo wadamada aduunku intooda dib u fureen isku socodka iyo dhaqaalaha. Waxa cudurkan hadda looga faaiideysanayaa in laysku cunaqateeyo oo...