Fighters from the Hay'at Tahrir al-Sham terrorist group, backed by Turkish forces, carried out an attack against the Syrian Army...
Waa barnaamij lagu lafogurayo dadyowga Somali biirshay. Waxa soo diyaariyay saxafiga dhanka dhaqanka iyo taariikhda meel dhigey er Faysal Abroone....
Adi see ku dili kartaa walaashay. Muunye oo raba inuu u aargudo walaashiis oo jacaylkeeda caruur Ka dhacayso uu sumeeyay....
Xisbiyada Wadani iyo Ucid oo ka Hadley fadhiidnimada Muuse Biixi iyo qabyaalada uu ku maamulo maamulka ayaa dalbadey in doorasho...
Ururka caafimaadka aduunka oo hore u sheegay in aan loo baahneyn in xanibaado la soo rogo ayaa sheegay in cudurku...
Waxaa aad looga cadhoodey gabadh askari u shaqeeya maamulka Muuse Biixi uu suuqa Hargeysa dhexdiisa ku garaacay. Muuqaalkaas oo dad...
Waxa dalkaasi Jarmalka lagu diley will Somali ah oo aan la sheegin magaciisa. Dilkan ayaa imaanaya ayadoo ay kordheen dilalka...
Waxa mudooyinkii dambe soo baxay ganacsi hore oo dib loo cusboonaysiiyay loona bixiyay Foorex (Forex). Haddaba Foorex waa ganacsi nooceeya...
Diyaaradaha dagaalka ee Ruushka ayaa jabiyay weerar ay soo qaadeen argagixiso uu taageero Dayib Erduqaan oo wweerar ku soo qaaday...
Raiisal wasaaraha dalkaasi yar ee Ku yaala Koofurta Afrika ee Lisooto ayaa lagu soo oogay inuu diley xaaskiisa oo 58...
Turkiga ayaa sheegay in ilaa lix wadan oo kale ay dalkooda ku soo geli doonaan bilaa dal-kugal bisha soo socota....
Mid Ka mida raggii kufsaday Caasha Ilyaas ayaa la sii daayay. Ninkan ayaa lagu magacaabaa C/salaan C/raxmaan Warsame oo isaga...
Gudoomiyahaa maxkamada ciidamada ayaa Ka digey dad maxaabiis oo haddana Ku jira baraha bulshada Isla markaana haysta telfoonada gacanta. Wuxuu ...
Madaxweynaha xisbiga Somali Galbeed ahna wasiirka maaliyada Itoobiya Axmed Shide ayaa kulan Kula qaatey Hargeysa horjoogaha maamulka Somalilaan Muuse Biixi...
Khuburada cayayaanka ayaa sheegay in geeska Afrika halis ugu Jiro in Ayax mar labaad ku soo kaco khatarna geliya dalaga...
Xoogaga Jeneraal Khaliifa Xaftar ee haysta Liibiya inteeda badan aan ka ahayn caasimadda iyo dhowr magaalo oo xeebta teedsan ayaa...
Markaad hordhaca sheekadaan fiiriso ayaa waxa kugu soo dhacaya maxaa dhacay oo haweenaydu sidaa u samaynaysaa. Lamaanahan Axmed iyo Maafis...
Horjoogaha maamulka Somalilaan ayaa madaxweynaha Somaliya ka aqbalay raaligelin uu siiyay laakiin diidey inuu ugu yimaado Hargeysa. Ururkii SNM ayaa...
Waxa maalmahan soo baxaya warar sheegaya in madaxweynaha Somaliya laga filayo inuu Hargeysa tago isaga oo uu la socdo raiisal...
Dhawaan ayay ahayd markii weriye u shaqayn jirey horjoogaha Butlaan Siciid Deni jeelka loo taxaabay in muddo ah markii uu...
Waxa magaalada Xudur ee gobolka Bakool lagu soo bandhigey argagixis aan la ogeyn inta Muslimiina ee uu xasuuqay. Ninkan oo...
Ciidanla Siiriya ayaa argagixisada uu taageero Sucuudiga iyo Turkiga Ka sifaysay gobolka Xalab oo ah gobolka ugu barwaaqada badan ahna...
Qoysas aad u farabadan oo hore abaari u soo barakicisay haddana ku sugan xero lagu magacaabo Barwaaqo una dhaxaysa Buuhoodle...
Waa qayb kale oo xiise leh taxanaha Dulmi. Laki oo dhaawacantey markii jacaylkeeda kala tuurey iyo Muunye oo wacad ku...
Diyaaradaha Maraykanku wado ee Wahaabiyada Sucuudiga ayaa xasuuqay ugu yaraan 30 isugu jira haween iyo caruur dalkaasi fiqiirka ah ee...
Kadib markii looga yeeray Itoobiya usbuucii hore halkaas oo uu ka kulmey madaxweyne Farmaajo ayaa wararka ka imaanaya Hargeysa sheegayaan...
Daraad ayay ahayd markii Madaxweynaha Somaliya oo isagu isku haysta inuu ka taliyo gobolada Koofurta ilaa Gaalkacayo uu yiri waxaan...
Gabdhaheena ayaa markasta kaalin hore kaga jira qaybaha kala duwan ee nolosha hadday noqoto guriga iyo dibedaba oo intii burburku...
Wararkii u dambeeyay ee ka imaanaya xeebta magaalada Muqdusho ayaa sheegaya in kaluumaysato ku dhintey dabaylo aan la fileyn oo...
Maxkamad ku taal Garoowe ayaa shan sano oo xadhiga iyo kun ganaaxa ku ridey nin lagu helay kufsi oo dacwadiisu...