Boorama--Roobabka gu'ga ayaa ka hilaacay dhamaan gobolada dalka oo ay ku jirto Boorama halkaas oo roob saacado badan da'ayay uu...
Warbixin aad ka naxayso oo laga diyaariyay barakacayaasha ku nool gobolka Bari ayaa dadku tirsanayaan dulmi joogto iyagoo ku nool...
Khartuum--Wadamada Masar Itoobiya iyo Suudaan ayaa ku saxixay heshiiska biyaha Niil oo ku saabsan qaybsashada wabiga dheer ee Niil. Itoobiya...
Boorama--Ururka dhalinyarada gobolada Awdal iyo Salal ee Woqooyiga Somaliya ayaa xarun ka furtey caasimada Awdal ee Boorama. Qaar ka tirsan...
Garoowe--Wararka naga soo gaaraya agaalada Garoowe ayaa sheegaya in halkaasi lagu dhaawacay taliyaha ciidamada sirdoonka Puntland ee gobolka Sanaag Maxamed...
Fanaanka ahna xildhibaan Prof Maxamed Cumar Dalxa ayaa sheegay in dalka oo laga helo cadaalad saxa ay keeni karto deganaansho...
Singapore--Magaalada Singapore ee hadda ku caanbaxday sancada iyo horumarka ayaa waxa geeriyooday aasaasihii dalkaasi yar ee hadana barwaaqada ah. Ninka...
Shilalka gawaadhida waxa inta badan keena dirawalada oo uu lumo feejignaantoodu waxase dad badan ku qosleen sida shilkani u dhacay...
Madrib--Ciyaarta caawa aad loo sugayo ayaa waxay dhexmari doontaa labad kooxood ee Barcelona iyo Real Madrib oo ka mida kooxaha...
Washington--Dawlada Maraykanka ayaa sheegtay in dalka Yaman oo amaanku sii xumaanayo ay kala baxayso askarteeda sida khaaska ula dagaalama argagixisada....
Kudha--Ciidanka Axmed Madoobe ee Jubba ayaa weerar ku ekeyay saaka jasiirada Kudha oo argagixisada shabaab u ah ahayd goob ay...
Maxamud Tarsan oo ahaa gudoomiyihii gobolka Banaadir ayaa qarxiyay siro badan oo qarsoonaa oo hadda ka jira Muqdisho. Tarsan ayaa...
Muqdisho ayaa burbur xoogleh soo gaadhay waxayna ahayd magaalo ay soo mareen qabqablayaal farabadan iyo tuugo ilaa ugu dambeyntiina in...
Barnaamijka xiisaha leh ee faaliyaha qaranka ayaa lagu lafogurey qodobo aad u xiiso badan oo ay ku jiraan gudoomiyaha gobolka...
Diifow--Dagaalo u dhexeeye beesha Hawiye iyo beesha Dir ee Hiiraan ayaa ka qarxay deegaanka Diifoow waxana la sheegayaa in uu...
Sanca--Argagixisada daacish ayaa xasuuq ba,nan ka gaytsatay laba masjid oo ku yaala duleedka caasimada Sanca waxayna halkaas ku xasuuqeen in...
Oslo--Somalida Norway ayaa ka qaybgashay bandhig lagu soo bandhigey cunooyinka aduunka oo lagu qabtey caasimmada Oslo. Bandhigani oo sanadkiiba mar...
Awdalstate oo noqdey laba garab oo kala dudsan ayaa hadda u muuqda in Suldaan Wabar mideeyay kadib markuu ku sheegay...
Koox dhulboob ah oo Hargeysa ka tagey oo joojiyay diiwaan gelin ka dhici lahayd deegaanka Ceelsheekh
Ceelsheekh--Wararka aanu ka helayno deegaanka Ceelsheekh ayaa sheegaya in koox dhulboob ah oo rabta in Ceelsheekh hoos timaad Hargeysa ay...
Boorama--Roob aad loogu qabowsaday ayaa ka da,ay caasimada gobolka Awdal ee Boorama halkaas oo uu dhigey dhooqo farabadan. Goobaha ganacsiga...
Kooxda Shabab dadka ku jira ayaa u gala siyaabo kala duwan iyadoo ay u badan tahay mansab aad ku heshiin...
Riyad--Roobab mahiigaana ayaa ka da,ay caasimada dalkaasi Sucuudiga ee Riyad kaas oo dhigey mashaqo iyo dadka oo ku raaxaustay. Waxa...
Maxaad ka ogtahay taariikho qarsoonaa iyo maamul goboleedyo ka dhisnaa Itoobiya. Waxa barnaamijkan xiisaha leh lafoguraya suxufi Faysal Abroone oo...
Doxa--Wasiirka arimaha dibedda C/salaam Hadliye ayaa neef qabow ka soo saaray mamulka Somaliland oo shalay gurmad u dirsaday taageerayaashooda markuu...
Doxa--Raiisal wasaaraha Somaliya C/rashiid Sharmaake ayaa dib u furay safaarada Somalida ee dalka Qadar. R.wasaaraha ayaa kormeeray Qeybaha uu ka...
Hargeysa--Bulshada Gabooyaha ayaa manta u wareegay xisbiga C/raxmaan Ciro waxa goobta ka hadlay boqorka Gabooye oo sheegay in markay tirtireen...
Hargeysa--Axmed Muumin Seed oo ka tirsan xisbiga Wadani ee Somaliland ayaa sheegay in Siilaanyo u taalo isbaaro Lawyacado taas oo...
Beelaha baaxada weyn ee Gabooye ayaa ciyaar dhaqameed ku soo bandhigey loogu magacdaray Hargeysay na daawada iyo madasha. Waxa ciyaarta...
Siyaasi ka tirsanaan jiray xisbiga Faysal Waraabe ayaa xisbi cusub furtey kana hadlay Wabar iyo siyaasada arimaha Somaliland oo meel...
Muqdisho--Dawlada Somaliya ayaa u quusgoysay maamulka Somaliland oo shalay qaylodhaan u dirsaday taageerayaashisa una sheegay in shirkii burburey ee u...