Horjoogaha maamulka Butlaan Siciid Deni ayaa diidey casuumad uu fidiyay madaxweyne Farmaajo oo ku aadanayd latashi lagu qasbey oo meesha...
Warar dheeraada ayaa ka soo baxaya qarax argagixiso maleegtay oo ka dhacay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho halkaas oo hadda...
Dowladaha Jabuuti iyo Kiiniya ayaa maanta ku tartamay kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha qaramada midoobay ee dalal khaasa ku...
Guddiga wadajirka labada aqal ee diyaarinta xeerarka iyo dhameystirka Doorashooyinka Qaran ayaa maanta xildhibaanada Baarlamanka Somaliya u qeybiyay afarta xeer...
Ciidanka dawlada ayaa si nabada kula wareegay deegaanka Warxoolo ee gobolka Galguduud kadib markii argagixisada shabaab oo halkaas baad ka...
Ciidanka dalkaasi Hindiya ayaa sheegay in sadex askari looga diley feedh kadib markii ay is fara saareen askar Shiinaha oo...
Ayadoo weli aduunka ay ka socota dibedbaxayaasha lagu diidey dilkii foosha xumaa ee dharaar cad loogu gaystey nin madow, wellina...
Wararka aan ka helayno degmada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa sheegaya in halkaasi ay ka jirto xiisad kacsanaana oo ka...
Xildhibaan Amiin Daahr Jeesow ayaa qarxiyay in warqada lagu aqoonsanayo Axmed Madoobe ay ka soo baxdey qol mugdi ah oo...
Madaxweynaha Somaliya ayaa markii labaad sharaf dhac weyn ka qaaday la kulanka falaago maalin kasta ku faana inay axmaar walaalo...
Turkiga ayaa sheegay intii ay furfureen dalka in cudurka Kooro uu soo laba kacleeyay. Waxaan hadda ay sheegeen inuu soo...
Masuuliyiinta Shiinaha oo hore u sheegay inay xakameeyeen cudurka Kooro ee dalkooda ka soo bilaabmey markii hore ayaa sheegay in...
Madaxweynaha Somaliya oo shir lagu qasbey oo waqti lumis ahaa la yeeshay horjooge Muuse Biixi ayaa welli Jabuuti u sugan...
Waxa lagu kala kacay shirkii waqti lumiska ahaa ee Farmaajo iyo Muuse Biixi ee Ismaaciil Cumar Geelle rabay inuu saxaafada...
Axmed Madoobe oo Kiiniya keensaday gorgortana kaga rabto dawlada dhexe ee Somaliya ayaa diidey inuu yahay horjooge ku meel gaadha....
Horjooge Muuse Biixi ayaa shirka Jabuuti u kaxaystey 10 nin oo Isaaqa iyo laba nin oo igu sawira oo ka...
Waxa magaalada Atlanta ee dalkaasi Maraykanka ka dhacay dil toogasho oo Booliiska magaalada u gaysteen nin madow oo sida la...
“Wadahadalada la sheegayo inay u dhaxayn doonaan dawlada dhexe iyo maamulka Muuse Biixi oo Butlaan doorkeeda ku lahayn waa mid...
Wado xilliyo ahayd wadooyinka ugu magaca dheer magaalada Muqdisho ayaa qashin huwanayd muddo 30 ah ayaa dawladu hadda saartey wado...
Waxa magaalada Jabuuti maalinta Beri ah Ka furmi doona shir waqti lumisa laakiin fursad saxaafadeed u ah maamulka Muuse Biixi,...
Safaarada Maraykanka ee Soomaaliya ee xarunteedu tahay Xalane ayaa si toosa u qasaysa dalka. Qoraal ay soo saareen ayay ku...
Maxkamad ku taal Noorway ayaa liqsiisay 21 sanno oo xariga xagjir gaala oo weeraray masaajid ku taal halkaas iyo weliba...
Waxa xalay la soo geliyay hees ay qaadayso fanaanad ka tirsanayd kooxdii Waayaha cusub ee markii dambe iska dhiibey Yurub....
Horjoogaha Butlaan Siciid Deni ayaa ugu dambeyn shaqada ka eryay rag ka tirsan booliiskiisa oo magaalada Qardho ka sameeyay anshax...
Xagjir Taram ayaa u hanjabay maxkamada caalamiga ah ee dembiyada ay galaan xubnaha ka mida dawladaha. Taram ayaa ku faraxsan...
Saxafiga Coldoon ee Muuse Biixi u xidhnaa muddo sanad ka badan ayaa dadweynaha magaalada Burco kaga hortageen meel fog si...
Sida ay uu qorey wargeys ka soo baxa dalkaasi Talyaaniga waxa Salaasadii isku dhici gaaray markab huba oo Erduqaan u...
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan bahda Araabinews ayaa tacsi tiiraanyo u diraya ilma Aareeye Rooble oo aabahood Jeeke...
Dadka deegaanada Soomaali galbeed ee Siti gaar ahaan Araabi iyo Jabanta iyo nawaaxiga u dhow ayaa qaylo dhaan ka direy...
Dawlada Somaliya kuma qasbana inay raacdo nidaam doorasho oo dibedda looga keenay ama tan gaalada ee asxaabaha ah oo keenta...