Xuseen Axmed Cige (Salsal) ayaa ka hadlay in beelaha Xeebjire (Samaroon) ay doorteen Suldaan ama caleemo saarteen waligood iyo Xeego...
Month: August 2017
Jeneraal Indha cadde ayaa sheegay in uu ka shalaayo dagaaladii lagu qaadey dawladii dhexe ee Somaliya ee reer galbeedka iyo...
Filimka Laaqiya oo meel xasaasiya maraya iyo gabadhii oo fakatey kadib markii hooyadeed u diidey dookheeda. Waxase booqasho ku yimi...
Xildhibaan Ciise ah ayaa sheegay in uu rabo jagada gudoomiye xigeenka ee golaha wakiilada Somaliland oo banaanaan doonta marka la...
Mudarahaad gilgiley Garoowe iyo maamulka oo go'aan qaatey kadib markii dadku ku diidey lacago la soo samaysto oo shilin Somali...
Siyaasi Ismaaciil Yare ayaa soo bandhigey eedaha musuq ee Muuse Biixi lagu haysto. Wuxuu yiri Muuse Biixi hal maalin ma...
Laba wasiir oo ka tirsan maamulka Somaliland oo loo kala garqaadayo. Wasiir C/llaahi Dheere oo ah waxbarashada iyo wasiirka dhaqanka...
Qaar ka tirsan dadweynaha degmada Baki ee Awdal oo tirsanaya cabashooyin ay ku jirto in dad laga xidhey magaalada iyo...
Gudoomiye xigeenka Saylac ayaa wax ka yiri isbedelka ku yimi Saylac ee dhinaca maayernimada asagoo amaaney maayer Xuseen Iidle iyo...
Wasiirka boosaha maamulka Somaliland ayaa ka hadlaya xalka laga gaaray maayernimada Saylac oo xildhibaanada gobolku xilka ka tuureen Maayer Iidle....
C/rashiid Xasan Mataan oo hankiisu yaraa ayaa sheegay in uu xisbiga Wadani ka baxay. Mataan oo ku xigeen ka ahaa...
Madaxweynaha ku meelgaadhka ah ee Khaatumo oo hadley iyo hooyo tiri xasuusta xasuuqii Kalshaale. Kulanka oo ka dhacay Buuhoodle ayaa...
Ciyaaryahanka Maxamed Faarax ayaa markale guulweyn soo hooyay kadib markii uu si xarago leh ugu guulaystey ciyaarta 10,000 ee mitir...
Maraykanka ayaa war ka soo saaray argagixis weyn oo lagu diley Shabeelaha Hoose. Argagixiskan oo xasuuq xun iyo burbur hantiyeed ka...
Banaanbax rabshado wata ayaa ka dhacay Garoowe. Dadka ayaa aad u soo baxay ayadoo gobolka ay galeen lacago beena oo doolar...
Somalida ku nool xaafada Islii ee Nayroobi Kiiniya ayaa cabsi la soo deristey. Xildhibaan Yuusuf Xasan Cabdi ayaa Soomaalida u sheegay...
Ciidamada dawlada iyo kuwa Amisom ayaa deegaan u faaruqiyay argagixisada. Deegaankan ayaa askar looga gaadey Amisom sanadkii 2015 laguna diley qaar...
Cali Khaliif ayaa ka hadlay xilka Khaatumo ee laga tuurey iyo jahwareerka ka taagan Buuhoodle oo hadda qarka u saaran...
RW Kheyre ayaa maanta si adag ula hadlay ciidanka xooga iyo codsiyo uu hordhigey. Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha dalka oo...
Saylac ayaa loo ogolaadey maayerka saxda ah in uu jagada la wareego kadib markii maamulka Siilaanyo gaar ahaan Saylici uu ku...
Father of the captain of the now world-famous all-girl Afghan robotics team was killed Tuesday in the Daesh-claimed attack on...
Xildhibaanada reer Awdal ee golaha guurtida Somaliland ayaa Boorama la kulmey maamulka degmada. Xildhibaanadan guurtida ayaa inta badan Hargeysa jooga marmarna...
Maroodi caqli badan ayaa joojiyay gaadhi xamuula kadibna si fiican afka uga buuxsaday. Dhacdadan ayaa ka yaabisay dadkii wadada marayay. Lama...
Fanaan ruug cadaa Axmed Cali Cigaal ayaa bixiyay waraysi xiise leh iyo heeso cusub oo uu kaga hadlayo. Axmed Cali Cigaal...
Saraakiil Jabuutiyaana ayaa ku dhintey diyaarad dhacdey. Diyaaradan ayaan la sheegin inta sanno ee ay shaqaynaysay ayadoo la ogyahay diyaaradaha ay...
Maamulka Somaliland ayaa hilfaha u qaadey kaniisad ictiraaf lagu raadinayay oo haweenay sheegtay in ay ka mid tahay ictiraaf raadinta. Culimada...
Miisaaniyada ciidanka xooga oo la fasaxay xilli la diyaarinayo miisaaniyada guud ee dalka oo la filayo in ay korodho. Miisaaniyadihii...
Afrikaanka Koofur Afrika oo nolosha ku gubey Soomaali ku dhexjira goobahooda ganacsi dalkaasi. Falkaan lagu gubay Goobaha ganacsiga oo ay...
Nin ku nool magaalada Los Angeles ee dalka Mareykanka kaas oo ka shaqeeya San Francisco ayaa lixda saacadood ee safarkiisa...
Kaftanka siyaasada: garoonka Boorama oo lacagtii la cuney iyo qodobo xiise leh oo ay ka mid yihiin Puntland iyo xaaladii...