Waa qayb kale Isku-filan iyo jacaylkiisa oo weli baadiye ku sugan markii ay miyi isku guursadeen. Waxa loo ciyaaray ciyaaraha...
Arimaha bulshada
Weriyaha rug cadaaga ah ee Cali Xaraare oo inta badan lagu bartey doodaha kaftanka siyaasada ayaa Hal-Xidhaale la dhexmaray suuqa...
Waa qayb kale oo xiise leh. Aroos cajiiba ayaa loo sameeyay kadib markey isla baxsadeen. Markey caanaha iyo garowgaba cunto...
Isku-filan iyo xaaskiisa ayaa igu dambeyn isla baxsaday. Filimkan taxanaha ah ayaad moodaa inuu la mid yahay Qooto qooto. Waxa...
Waa qayb kale oo xiisa leh taxanaha labada jacayl ee Cabdi-qani isku-filan iyo jacaylkiisa oo maraya meel xasaasiya. Waa la...
Nimcooyinka bisha barakaysan waxa ka mida salaada Taraawiixda oo ah sunne rasuulkeena SCW uu tukadey. Hadaba waa maxy taraawiix. Taraawiix...
Shaadiyo Sharaf ayaa dagaal ugu jirta sidey sodehdeed guriga uga saari lahayd halka sodehdeed Iyana dhinaca kale dagaalka ka wado....
Dhamaan bahda Araabinews waxay hambalyo u dirayaan boqorka Biixi Yuusuf Jaamac iyo boqorada Canab Cali Aadan Yaabe oo meherkoodu ka...
Hooyo u dhalatey dalkaasi Imaaraadka oo 27 sano ku jirtey suuxdin ayaa Ilaah amarkii halmar hadashay sanadkii hore iyada oo...
Waxa lagu guulaystey in gacanta lagu soo dhigo haweenay ilmo yar oo saacado kaliya jira ka xaday hooyadii dhashay oo...
Hooyo Naciima Maxamed oo ah hooyada laga xaday ilmaheeda koowaad oo ku dhashay si aad u rafaadsan maadaama dhiigkar ku...
Wararka aan ka helayno isbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee loo yaqaan Sos ee magaalads Muqdisjo ayaa aabo aad u murugaysan...
Nusrat waa gabadh 19 jira oo ku noolayd dalkaasi Bangaladheesh oo nolosha lagu gubey kadib markii ay cabasho u gudbisay...
Taxanaha Kaaf iyo Kala dheeri ayaa maraya meel xasaasi. Roomiyo oo khaati bilaah u Jiro rabanna inuu cidlo uga tago...
Amniga magaalada Muqdisho si kasta oo loo adkeeyo maadaama argagixiso noocyo badan tahay waxa kaliya oo looga hortagi karaa cadow...
Waa qaybtii 11 taxanaha Jahwareer oo xiise gaara keh. Safiyo Tusmo oo gaariga u kici waayay. Filimka ayaa qaybo badan...
Waa qaybtii lixaad taxanaha Ruwaayada Kaaf iyo Kala dheeri oo maraya meel xasaasiya. Waxaan u imi inaa guriga kaa nadiifiyo...
Waxaxa baryahan dambe aad u batey dilalka loo gaysto wadeyaasha gaari hindiga loo yaqaano bajaajta ee Somaliya xilligii dawladnimada laga...
Haweenka Islaamku waa lafdhabarta qoyska waana halka Somaludu ka liici weyday xilligan burburka lagu jiro. Waa kuwa had iyo jeer...
Muslimiin ay Somali ku jitto ayaa banaanbax balaaran ka dhigey caasimada labaad ee Ingiriiska kadib markii dugsi muslimiintu ku badan...
Sida uu ku waramay gudoomiyaha degmada Balcad oo aan ka fogeyn Muqdisho mar uu la hadley saxaafada ayuu sheegay in...
Booliiska dalkaasi Kiiniya ayaa war ka soo saaray dilkii iyo kufsigii foosha xumaa ee lagula kacay Ismahaan C/salaan oo usbuucii...
Waxa magaalada Nayroobi ee dalkaasi Kiiniya ka dhacdey dhacdo aad u foolxun oo ku dhacdey qoys Somali ah kadib markii...
Buugan ama Kitaabkan waxaan kaga hadlayaa Qaar ka mid ah Xuquuqda Diinta Islaamku ay u sugtay haweenka, mawduucyadiisana mid walba...
naxdinWarsame magaciisa saxda ah maaha waa shaqaale ka mida hay'adaha dawliga ah. Hooyadii ayaa ku bukootay degmada Buulabarde, waxana uu...
Dhacdo aad looga argagaxay ayaa ka dhacdey magaalada Muqdisho. Dadka deegaanka Dayniile ayaa sheegay in gavadh laba bilood jirta lagu...
Dhacdadan foosha xun ayaa ka dhacdey nawaaxiga magaalada Jowhar oo ay hore uga dhaceen dhacdooyin naxdina. Gabar ayaa lagu kufsadey...
Sheekada filim yar oo gaaban oo ka hadlaya nin shukaansan jirey gabadh oo ninkale ka guursaday kadibna uu ku qabsaday...
Aroos cajiiba haweenay 52 jira oo guursatey 22 jir. Arooskan cajiibka ayaa ka dhacay deegaanka Godinlaba ee gobokka,Galguduud , waxana...
Haweenay maalqabaneena hadana dawarsata dalkaasi Shiinaha ayaa dhawaan la ogaaday inay ahayd maal-qabeen howl-gab ah. Haweenaydan 79-jir ah ayaa waqtigeeda ugu...