Dhagartaa, dhiigaa qayraamaya , Balan-balka , Bay-hoofka & rafaadka umadeenii Reer Somaliland rakaadiyey oo ka aabo u yahay ninkani dalka...
Faalooyinka
Kum buloow kubloow , Kumbu-balaalo cadoow , Kun-jeer waano ku siiyey, Kaftan kugu mariimay , Kugu kii-shay maahmaahyo, Waxba kuu...
Xirsi Tooriile wuxuu qorey kaliya intii uu u ciilqabay ee ma qorin gawaadhidii uu sheegay inuu qoriga saaray iyo markuu...
Madaxweyne Farmaajo maku saxsanaa inuu banaanka keeno waxa jira ee ku aadan muran dibedda laga keenay oo la sheego inuu...
Siilaanyo haddii caafimaadkiisu been laga sheegay ha is difaaco . Maamulka Muuse Biixi shaqsiyaad ku jira ayaa saf u soo...
Bal kawarama hadii bulshadeenii, geesiga u taqaano qofka masaakiinta dhaca , allaylehe waxaa isoo baxday in sakhradu kaliya ahayn wixii...
Geela baa marka xaal-kiisu marxalad adag ku jiro, ee ninka lihi arko, in arimuhu meel xun maryaan, ugana werwero in...
Sadex horjooge oo ajaanib ku xiran ciidan ma samaysan karaan ciidan ay ku carqaladeeyaan dawlada dhexe. Sadexda horjooge ee Cabdiwelli...
Xaajaba la yaab lehe, waxa soo baxay xogo cusub, oo ku salaysan maamulka askariga ( Raggii Ma Adigaa Ka hadhay)...
Galmudug ayaa u baahan in laga badbaadiyo Xaaf. Waa markii saddexaad ee uu khilaaf soo kala dhexgalo xubnaha kala duwan ee...
Haddii la rarayo madaxtooyada Somaliland hala geeyo Boorama. Haddii maamulkan la magac baxay Somaliland la wada leeyahay oo sida magacu...
Horjoogeyaashii ku fashilmey shirkii Kismaayo ayaa shuruud la filaayay keenay. Warqad ay war ku soo qoreen ayaa shanta horjooge ee...
Markuu buuxsamay tareenkii ka soo baxayay Faransiiska una socday Ingriiska, si lama filaan ah waxaan ag fariistay naag Faransiis ah...
Aduunyooy xaalkaa ba' ma Abu Mansuurbaa maantana musharax ah. Waxaan aad uga fikiray in Abuu Mansuur “Heeso looqaadayo” musharraxnimadiisa loogu ololeeynayo....
Dhismaha qaran si sahal ah laguma yagleeli karo, waxa uu u baahanyahay falsafad sharci iyo mid siyaasadeed oo ka jawaab...
Waxaan cambaareynayaa ninka Somaliga ah ee filim ka sameeyay hablaheena dhiban ee ku nool Nayroobi ee guur xalaala ka raadiyay...
Waxaan maalin dhawayd beer caruurta lagu ciyaarsiiyo kula kulmay, gabadh hooyo soomaaliyeed ah, wadata labo wiil oo yaryar. Saas ayeey...
Madaxweyne Farmaajo ma wuxuu ku biirey urur diimeedka akhwaan Muslimiin. Farmaajo ayaa ku sugan Turkiga halkaas oo uu ka qayb...
Abuurida guddi dhaqaaleyahan ayaa lagu amaanay dawlada. Somaliya intey burburiyeen kooxihii indhaha la'aa ee S-tu ugu wada horeysay ee ay...
Abiy Axmed maku saxan yahay inuu soo farogeliyay ismaamulka Somalida dastuur ahaan ayadoo Itoobiya ku dhisan tahay dastuur qabiil oo...
Maraykanka ayaa si adag u beeniyay inuu weerarayo Iiraan bisha soo socota. Warbixin ay diyaarisay warbaahinta Ustaraaliya ayaa lagu sheegay...
Madaxweyne Farmaajo ayaa la filayaa inuu maanta ka dego caasimada Eritariya ee Asmara. Waxa casuumad u fidiyay Madaxweynaha Eritariya ee...
Suldaan Wabar soo rogaal celi maxaase laga filan karaa kacdoonkiisa. Waxaa maalin dhaweyd sii deynayn hadalkii ugu dambeeyay ee Suldaan...
Muwaaddiniinta shalay kal iyo laab u taageeray dhaqanka maamulka Farmaajo ee keli-talisnimada iyo ixtiraam darrida sharciga ay ka muuqato: 1-...
Maxay ka dhigneyd booqashadii Raiisal wasaare Abiy Axmed Cali ku yimi Somaliya. Ilaa intii uu xukunka yimi Abiy Axmed waxa...
Balaayo daaman la qabtay leedahaye dabo la qabto ma leh. Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxman Ducaale Beyle ayaa Warbaahinta u...
HAMBALYO CADOWGII ,SHIRQOOLKII ,DABINKII UMADEENA SOMALIYEED WAQOOYI & KOONFUR BA WAA SOO AFJARANTAY YAASE KA DANBEEYEY??, WAA IMISA DAL TIRADOODU...
“Horta ninka wadaadnimada sheegta ee Berberaawi la yidhaahdo, ee dhallinyarada ku dhex faafiya figradaha qaldan ee ah ‘annaga wadaaddada ah...
SOMALIA & SOMALILAND Dagaal koodu wuxuu soconayaa #18bilood 4 waa dhacday Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ka socda xuduudka Somaliland Bishii la...
Maxaa dhici haday runtahay in dawlada Somaliya taageerto Puntland sida Muuse Biixi sheegto. Markasta oo Muuse Biixi uu la hadlayo...