Waxaan dib ugu noqonay xafiiskii Muuse Biixi ka jaray lacagta RRU-da ee dadka saqdhexe uu ugu daato ayagoo hurda kuna...
Faalooyinka
Siyaasiga da'da yar ee Mukhtaar Cali Aadan ayaa taabtey khiyaano fashilantey oo Tigreega iyo Kiiniya ay la damacsanaayeen Somaliya. Kiiniya...
Burburka kadib dalku marnaba ma helin hogaan caqli leh oo ummada jiheeya waana mida keentay in dalka dadkiisu ka bixi...
Waxa dawlada dhexe shalay ku dhawaqdey inay maamul goboleedyada oo ntooda badan ah shaqsiyaad ama 7 shaqsi lacago gaaraya 7...
Dhawaan ayay ahayd markii diyaarad Imaaraadku leyahay ay qalab caafimaad ka dejisay magaalooyinka Hargeysa iyo Garoowe. Markii dambana waxay ka...
Kadib markii Kiiniya markale sheegatay inayna diyaar u ahayn dacwada badda ee laga guulaysanayo, waxa maxkamada caalamiga sheegtay in dib...
Waxaan shaki ku jirin inuu dunida si aada ugu faafay cudurka Kooro oo kolba la baranayo sida uu ku faafo...
Waxaan markasta maqalaa Somaliya ayaa gaartey heerkii deynta looga cafin lahaa. Dawlada iyo xukuumada madaxweyne Farmaajo iyo Xasan Cali ayaa...
Magaalooyin iyo tuulooyin badan oo ka mida Koofurta iyo Bariga Somaliya waxay ku hoos noolyihiin cadow iyo gumeysi cusub oo...
Sida la aaminsan yahay waxay ahayd sanadkii hore markii la xaqiiqsadey jiritaanka hargabka xun ee hadda afka qalaad loogu nixiyay...
Ayadoo ay maqan yihiin mucaarad saxa oo dibedda u soo saara nuqsaanta dawlada aan ka ahayn inay dano shisheeye u...
Waxa markale madaxweynaha Ruushka Buutin uu fadeexo foolxun iyo burbur ka badbadiyay Dayib Erduqaan oo isagu kolba xagga dambe ka...
Daraad ayay ahayd markii dawladu gaartey guushii ugu horeysay ee dhinaca milatariga markey jebisay maleeshiyo Kiiniya soo hubeysay oo ay...
Ahlu Sunna ayaa in muddo ah ku soo jirtey siyaasada dalka kadib markii diintii dalka ay weerar ku soo qaadeen...
Waxa dalkaasi Jarmalka lagu diley will Somali ah oo aan la sheegin magaciisa. Dilkan ayaa imaanaya ayadoo ay kordheen dilalka...
Waxa maalmahan soo baxaya warar sheegaya in madaxweynaha Somaliya laga filayo inuu Hargeysa tago isaga oo uu la socdo raiisal...
Kadib maalin kahor oo madaxweynuhu kulan uu soo qaban qaabiyay raiisal wasaaraha Itoobiya uu la qaatey horjoogaha maamulka Somalilaan, ayaa...
Sh Xasan Daheeye ayaa jawaabtii uu siiyay badhasaabka diinta caayay laakiin ka toobad keenay ay ahayd ''idinkaa iiga dhow'' oo...
Telefishanka qaranka Somaliyeed ee magaalada Muqdisho oo feedh iyo laad lagu waday mudadii uu hawada ku jirey ayaa hadda yeeshay...
Waa barnaamij xiise leh oo aalaaba lagu lafoguro siyaasada dalka. Waxa doorkan looga hadlayaa xiriirka Axmed Madoobe iyo argagixisada, Butlaan...
Laba usbuuc kahor ayay ahayd markii Dayib Erduqaan ciidan iyo hub u direy Liibiya si uu ula dagalamo jeneraal Khaliifa...
Todobo sano kahor ayay ahayd markii weerarkii ugu xumaa lagu soo qaaday dalka, markaas oo meesha laga saaray dastuurkii dalku...
Iiraan oo ku lumisay dhimashada hogaamiye Qaasim Suleymaan oo Maraykanku diley in ka badan 50 qof ayaa shalay gantaalo ku...
Qormadan kooban uguma taligelin in aan ku duro culimada laakiin waa mid aan ugu talogalay inaan ku xasuusiyo kaalintooda muhiimka...
Madaxweynaha Turkiga Dayib Erduqaan ayaa ka dhabeeyay inuu dalkiisu ciidan u dirayo Liibiya si uu u taageero maamulka fadhiya caasimada...
Kadib maalintii madoobeyd ee 28/12/2019 ee dhiigmiiratada wahaabiga ah ee shabaab la baxdey xasuuqdey ardey iyo dad shacaba oo hawlahooda...
Ilaa hadda ma Jiro wax u diidey madaxweynaha Somaliya Farmaajo inuu bedelo qorshaha doorashada ee la sheegayo in dadku ka...
Waa dhuumasho dhabarku muuqdo Sababtoo ah nimankani waa Kadiriintii Tplf & Damujadiid , waa ka hadheenkii Tigree . Waxa dhaqaalaha...
Dhawaanahan waxaan maqalaa wadamo cafiyay deynta dalka lagu lahaa oo ahayd deyn si xalaala loo qaatey si xalaalana loogu bixiyay...
Waxa aad looga cadhoodey xadhiga Muuse Biixi u gaystey Suldan Abshir oo dadkiisa u sheegay inay dhulkooda ilaashadaan hadalkaas oo...