Halkee ku dambeysay idaacadii radiyo Hargeysa ee SNM isir bililiqaysatey burburkii dalka. Radiyo Hargeysa ayaa ka mid ahayd idaacadihii ugu...
Maxaa cusub
Waraysi mulaxamiistaha weyn ee Xasan Gareed iyo heesaha la jecelyahay ee uu laxanka saaray. Xasan Gareed ayaa ka mid ahaa...
Madaxweynaha Puntland Cabduwelli Gaas ayaa magacaabay taliyeyaal ka tirsan cidanka booliiska. Boosaskan ayaa hore u banaanaa oo u baahnaa in...
Qadar ayaa is hubeynaysa soona gadanaysa hubkii difaaca cirka ee ugu dambeeyay. Safiirka Ruushka u fadhiya Qadar ayaa shaaca ka qaadey...
Qoys Somali ah ayaa caruurtoodii lagala wareegay dalkaasi Kanada oo ka mida wadamada caan ku ah la wareegida caruurta. Qoyskan ayaa...
Farmaajo ayaa guddi u saaray mashaariicdii uu dhagax dhigey ee gobolada Puntland iyo Galmudug. Madaxweynaha oo Saxaafadda kula hadlay xafiiskiisa ayaa...
Salaadiinta Kulmiye ee gobolka Awdal ayaa jeclaystey ka hadalka Sanaag iyo dagaal beeledka ISAAQ ee ka socda halka deegaanadii ay codka...
Afhayeenka aqalka sare ayaa qaba in Somalidu maskax leedahay laakiin ay jirto mishkilad la abuurey oo ka weyn iyaga loona baahan...
Tartanka Sucuudiga ee awrta ayaa ceeb ka soo baxdey. Carabta Sucuudiga ayaa dhaqan u ah inay awrta tartansiiyaan, hadase tartankan ayaa...
Muuse Biixi ayaa bilaabey sidii RW Xasan Cali Kheyre lugna ku tagey wasaaradii ugu horeysay. Muuse Biixi oo ay daba ordayaan...
Muuse Biixi ayaa ka qayliyay hadalo ka soo yeeray xisbiga Wadani. Muuse Biixi ayaa ku shubtey doorashadii maamulka ayadoo musuqa jirey...
Afhayeenkii gobolka Banaadir ayaa xoriyadiisa dib u helay. C/fataax Cumar Xalane ayaa ku jirey xabsi guri mudo shan afar maalmooda. C/fataax ayaa...
Guul ma ku dhamaadey safarkii madaxweynaha ee gobolada Puntland iyo Galmudug. Socdaalkan oo qaatey 17 cisho ayaa laysku raacay inuu...
Kaluumaysato lagu la'yahay xeebta Muqdisho xilli uu yaraadey kaluunkii ay dabanayeen oo maraakiibta reer Yurub iyo kuwa Eeshiya ay daldashaan...
Muuse Biixi ayaa khiyaamay dhalintii reer Awdal ee kubadda cagta iyo dhalintii oo ka hadashay sida wasiirkiisa maaliyada uu ula dhaqmey....
Timojareyaasha Hargeysa ayaa suuqa ay ka saareen kuwo Itoobiyaana oo shaqaysanaya iyo qaylo dhaan ka soo yeertay. Magaalada Hargeysa iyo magaalooyinka...
Wasiir Maxamed Kaahin ayaa ka hadlay dagaalka beeshiisu ku jirto ee Ceela-Afweyn. Dagaal beeleedkan mudada soo socdey ayaa u dhexeeya beesha...
Madaxweyne Farmaajo ayaa gaaray magaalo xeebeedka Hobyo isla markaana dhagax dhigey deked ay yeelan doonto magaaladu. Waxa si weyn loogu soo...
Tahriibayaal miino kula qaraxdey deegaan ka tirsan gobolka Awdal. Maayer xigeenka degmada Lughaya ee gobolka Awdal ayaa xaqiijay in miinadu...
Madaxweyne Farmaajo ayaa mar labaad gaaray magaalada Cadaado oo ahayd xaruntii hore ee maamulka Galmudug. Madaxweynaha ayaa xaliyay muran ka dhashay heshiiskii...
RW Xasan Kheyre ayaa lagu soo dhaweeyay Swizerland. Waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda dalkaasi iyo sidoo kale Soomaalida...
Caruur laga soo furtey argagixisada ayaa laga soo waramayaa in xaaladoodu liidato. Caruurtan oo gaaraya 30 ayaa dawlada Somaliya ku soo...
Garxajis (ISAAQ) gacan laaban maayo haddii Muuse Biixi joojin waayo hubeynta beel ka mida beelaha Jeegaanta ee ku dagaalamaysa Ceel-afweyn...
Dagaal khasaare gaystey ayaa ka dhacay. Dagaalada Muqdisho inkastoo laga adkadey argagixisada haddana waxa jira kuwo u dhexeeya isla ciidamada dawlada....
Dhool Ismaaciil oo reer Awdala kana tirsan xisbiga Wadani ayaa si qosola uga hadashay doorashadii sheegtayna in Ciisihii 4-ta jeer...
Gudoomiye xigeenka xisbiga Wadani Shiine Dheere ayaa fariin culus u direy reer Awdal. Gudoomiyaha oo ka hadlay ku shubashadii doorashada ayaa sheegay...
Muuse Biixi ayaa C/raxmaan Saylici u direy Tukaraq xilli ciidan reer Awdala la iska horeysiiyay. Muuse Biixi ayaa gaadmo ku aadey...
Telefishan xagjira ayaa haddana warbixin ka diyaariyay haweenka isqurxiya. Telefishankan oo diidan heesaha ayaa haddana ku dhiiradey inuu warbixin ka diyaariyo...
Muuse Biixi inuu joojiyo ayay ahayd dagaalka Ceel-afweyn intaanu midkale bilaabin waa hadalkii Suldaanka reer Awdal ee Baade kana hadlayay...
Waan ku guulaysanay doorashada laakiin waan tanaasuley nabada waa hadalkii ku xigeenka xisbiga Wadani Maxamed Cali oo ka hadlayay munaasabad...