Kiiniya ayaa maalintii sadexaad duqeyn ku haysa gobolka Gedo ilaa haddana gunti giijiye Rooble kama hadal wuxuuna noo sheegaynayaa inuu...
Maxaa cusub
Raiisla wasaaraha Somaliya ayaa la faqay faylal maxkamadeed oo cadaynaya inuu ahaa nin daroogada ku ba'as oo kadibna maxkamad xukuntey...
Horjooge Siciid Deni ayaa saacad ku hayay duleedka Garoowe wasiirka qorsheynta ee dawlada dhexe ee Somaliya waxana mardhow qasab uu...
Waxa saaka xilkii loo tiriyay la taliyaha cusub ee amniga qaranka Fahad Yaasiin oo madaxweynuhu magacaabay bishan horaanteedii. Fahad ayaa...
Waxa safaf dhaadheer loogu jiraa Ingiriiska kaalimaha laga buuxsado shidaalka kadib markii la waayay dirawalo wada gawaadhida shidaalka qaada, waxana...
Uhuru ayaa diiday go'aanka ka soo baxaya maxkamada oo ay ogaadeen inay lumiyen maadaama ayna haysan kiis ay ku doodaan...
Dhiigmiiratada shabaab ayaa maanta isku qarxisay goob aad looga buuxo, waxayna bartaasi Ceelgaabta ku dishay ugu yaraan 7 qof halka...
Waxa musharixiinta xorta ah ay sheegayaan inay taageero farabadan haystaan maadaama dadku isbedel rabaan ayna tijaabiyaan dhiig cusub xilli kuwii...
Waxa maalmahan kabihii ka dhamaadeen horjooge Qoor Qoor iyo labada gudoomiye barlamaan ayagoo isku dayaaya inay gunti giijiye u sheegaan...
Horjoogaha Galmudug oo usbuucii hore uu isticmaalay gunti giijiye Rooble shirkii maamul goboleedyada ayaa hadda sheegay inuu faraha ka qaaday...
Madaxweynaha Kiiniya ayaa booqday saldhig Maraykanku u dhisay oo ku yaala aag ku beegan baddeena uu damacu kaga jiro, xilli...
Waxgaradka gobolka Sanaag ayaa si xun u cambaareyay falkii horjooge Siciid Deni kula kacay wasiirka qorsheynta qaranka Jamaal Maxamed Xasan...
Tiyaatarka oo dib loogu dhisay is xilqaan uu hogaaminaayo madaxweyne Farmaajo ayaa markii ugu horeysay marti gelin doona filim ay...
Waxa dhawaan Turkiga lagu xidhey ganacsato Somaliyeed oo sida la sheegay jidh-dil loogu daray. Haddaba hooyo Somaliyeed ayaa ku jirtey...
Faysal Waraabe oo lagu yaqaano inuu sumeeyo dhalinta Hargeysa iyo Burco isagoo u muujiya inuu jiro cadow la yiraa Wanwalaweyn...
Waxa deegaanada dawlada Somali galbeed si xawliya uga socda ololaha doorashada, waxase dad badan is weydinayaan ma dhici kartaa doorasho...
Gudoomiyaha amniga gobolka Banaadir Cali Yare ayaa sheegay in laamaha amniga dalka gaar ahaan gobolka Banaadir ayna xilligan u baahnayn...
Booliiska magaalada Hargeysa ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen tuugo gabadh ganacsato ah dhacay xalay saqdii dhexe. Booliiska ayaa sheegay...
Waxa la soo gudbiyay liistada gobolada Woqooyi u tartamaya kuraasta aqalka sare, waxana ka mid noqday dadka u tartamaya Prof...
Raiisal wasaaraha Bakistaan ayaa sheegay in dalkiisu ka fog yahay inuu aqoonsado dhiigmiiratada Daalibaan ee Marayanku uga cararay Afqaanistaan. ''Aqoonsiga...
Waxa go'aan laga soo saarayaa dacwada badda ee Kiiniuya ku qabsatay Somaliya bisha soo socota sida uu xaqiijay wasiir ku...
Waxa garoonka magaalada Addis-ababa ka soo degay hogaamiyaha ururka xoreynta Oromada qaybtiisa Shiin. Ururkan oo aan iyagu qoriga dhigin ayaa...
Wasiirka arimaha gudaha Xasan Xundubey ayaa dibedda soo dhigey sir iyo khiyaano aan la qarin karin oo ku saabsan raiisal...
Waxa xalay xoriyadiisa dib u helay aqoonyahan C/wahaab sheekh C/samad oo la xaqaiijiay inuu afduubkiisa qayb ku lahaa wasiirka kowaad...
Waxaan shalay ogeyn inay jireen gabdho bilaabay sidii gaalada inay faruuryaha weyneeyaan ayagoo ku duraya irbado laakiin hadda waxay jeclaadeen...
Ganacsato Somali ah ayaa lagu gurey jeelasha Turkiga kadib warar sheegaya in laga qabtey meheradaha ay ku leeyihiin. Safaarada Somalida...
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle aya Jabuuti dib ugu soo laabtey kadib safar lagu sheegay mid gaara oo uu ku...
Wasiirka koowaad ee awoodiisa la dhimay Maxamed Xuseen Rooble oo ku magac dheer Gunti Giijiye ayaa ku duldhacay horjoogaha Galmudug...
Raiisal wasaaraha awoodiisa la dhimey ee gunti giijiye Maxamed Xuseen Rooble ayaa laga tuuray habraaca doorashada ee uu awal ku...
Faahfaahin ayaa ka soo baxaysa nin dhar-tole ah oo meydkiisa laga helay isla meheradiisa iyo warqad agtaalay oo la filayo...