Muqdisho--Dawlada Somaliya ayaa laba markab oo gargaara u direy dalkaasi Yaman si ay wax uga gaystaan soo daadgureynta Somalida ku...
Maxaa cusub
Nin baa u yimid Cumar bin Khadaab radiyalaahu canhu (RC) ninkaa wuxuu watay Wiil Yar, Cumar ayaa yiri waxaan arkay...
Hargeysa--Fowdo tii ugu xumayd oo ka dhacday golaha Faysal Cali Waraabe hore u caayay ee wakiilada jufooyinka ayaa ansixiyay wasiir...
Faysal Magafe waa magac ay u bixiyeen dadka reer Saylac ee habeen iyo maalin laga guro cashuur xad dhaafa taas...
Muqdsisho--Wasiirka arimaha dibedda iyo maalgashiga Somaliya Dr C/salaam Hadliye Cumar ayaa Somalida qurbaha ku guubaabiyay in ay furan sanduuq ay...
Dhuusamareeb--Beesha Mareexaan ayaa si adag u beenisay war uu sheegay wasiirka arimaha gudaha Somaliya C/raxmaan Odawaa kaas oo ahaa in...
Koofurta Somaliya waxa jooga argagixiso caalami ah oo maalin kasta xasuuqa ummada Muslimka ah ee Somaliyeed. Muuqaal ay soo direen...
USA--Haween Somali ah qaarkood afka duuban yihiin iyo dhalinyar ayaa isugu soo baxay Maraykanka caasimada Washington iyagoo diidan xadhig Maraykanku...
Burco--Beelo ka soo kala jeeda Isaaq iyo Dhulbahante ayaa la dhex dhigey heshiis aaga Burco gaar ahaan tuulooyinka Coodanle iyo...
Berbera--Dagaal xoogan ayaa dhexmaray haween guryahoodii laga burburiyay iyo booliiska Berbera oo ku sigtey in ay toogtaan inkastoo ay rasaasta...
Boorama--Ururka Solja ayaa tababar u furey suxufiyiinta gobolada Woqooyi Galbeed iyio Awdal taas oo looga hadlay muhiimada saxaafadu u leedahay...
Norwey--Hogaanka socdaalka Somaliya jeneral Gaafow ayaa sheegay in aanu Norwey u imanin in aan soo celino dad Somaliya laakiin aan...
Kathmandu--Dhulgariir aad u xoogweyn ayaa ku dhiftey inta u dhaxaysa caasimada Kathmandu ee dariiqyada yaryar iyo magalada badhtamaha ku taala...
Hargeysa--Faysal Waraabe oo Hargeysa ku soo laabtey kadib markuu in muddo ah soo wareegaystay aduunka isagoo haysta baasaboor Finland ah...
Barnaamijka tijaabi kartidaada ayaa waxa martigelisay Boorama waxana ka soo qaybgalay dhalinyar iyo waxgarad ku soo bandhigaya kartidooda. Barnaamijkan ayaa...
Lughaya--Odayaasha deegaanka Lughaya ayaa sidii caadiga ahayd cabasho ka muujiyay askar la geeyay deegaanka Cabdi Geed oo ka tirsan Lughaya....
Waxaa hore u soo baxay warar sheegaya in Gobolka Banaadir lagu darayo gobolada Sh/Dhexe iyo Hiiraan ayna noqon doonaan hal...
Minnesoyta--Somali Maraykana ahna dhalinyaro da'yar oo u badan kuwa la duufsado ee aan diintoodu ku filnayn ayaa lagu eedeeyay in...
Maanta oo kale 1915 waxay ahayd maalin qaali ku ah taariikhda Muslimka iyo xukunkii Cusmaaniyiinta ee caasimadiisu ahayd Istambuul. Waxa...
Muqdisho--Xasuuqii argagixisada shabaab ka gaysteen shalay maqaayad cuntada laga cuno oo ku taala agagaarka Huteel Central halkaas oo ay ku...
Muqdisho--Qaar ka tirsan xildhibaanada iyo wasiirada Khaatumo State ee kaga jira dawlada dhexe ayaa fariin nabaded u direy colaada qabiileed...
Cadaado--Wasiirka arimaha gudaha Somaliya C/raxmaan Odawaa ayaa ka hadlay halka uu marayo shirkii maamul u samaynta gobolada dhexe iyadoo wali ergada...
Sidaan wada ognahay waxa Taleex ka socday dagaal beeleed u dhexeeyay laba beelood oo Dhulbahante ah oo wada dega Taleex...
Awdal--Kacdoonka reer Adal ee gurguuradka ah ayaa waxa ku soo biiray ciidan aad u farabadan oo isaga yimi maamulka beesha...
Garoowe--Waxa soo baxay muuqaalkii ugu horeeyay ee laga soo duubo qaraxii argagixisada shabaab ku dishay shaqaale ka tirsan qaramada midoobey...
Abuja--Xulka qaranka ee kubada cagta ee Nayjeeriya ayaa markii sadexaad loo magacaabay tababare Stephan Keshi oo sanadkii hore ku guuldaraystay...
Monrovia--Dagaalka lagula jiro cudurka Ibola oo fara ba'an ku haya galbeedka Afrika ayaa lagu jiraa tijaabada daawooyin badan oo la...
Italy--Madaxda Yurub oo ka cadhooday dhimashada dadka ee xeebaha Liibiya iyo Talyaaniga ayaa ku baaqay dagaal ka dhana dadka ka...
Xasan Sheekh oo jooga Turkiga halkaas oo uu kaga qaybgalayo guulo Turkigu gaaray xilliyo hore+SAWIRO
Istambul--Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa jooga Istambul halkaas oo uu kaga qaybgalayo xus ay leeyihiin dalka Turkiga qaasatan guulo ay...
Saaxdheer--Maamulka Khaatumo State ee Saaxdheer ayaa dhagax dhigey saldhiga booliiska iyagoo fariino adga u direy maamulka Hargeysa oo daandaansi iyo...