Baydhabo--Labo ka nida argagixisada shabaab ee weerartay xarunta Shariif Xasan ayaa gacanta lagu dhigey iyadoo wararku sheegay in bar kontorool...
Maxaa cusub
Baydhabo--Wararkii ugu dambeeyay ee ka imanaya Baydhabo ayaa sheegaya in Shariif Xasan uu ka badbaaday dil lagu khaarajin rabay kadib...
Baydhabo--Wararka ka imanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in madaxtooyada Baydhabo oo uu joogo Shariif Xasan in weerar lagu qaaday inkastoo...
Dhuusamareeb--Ciidanka xooga dalka Somaliya oo waday maxaabiis ka titrsan argagixisada shabaab kuna socday Dhuusamareeb oo dhexda loo galay iyo dagaal...
Markay arkeen in laga hadlayo masiirka dadka reer Woqooyiga ah ayay maamulka Hargeysa ka soo ordeen shirkii Turkiga iyagoo marmarsiiyo...
Jabuuti--R/w Sharmaake ayaa booqday Jabuuti halkaas oo uu ku soo dhaweeyay madaxweyne Geelaha Jabuuti..lama garanayo socdaalka R/wasaaraha khaaska ah ee...
Boorama--Shir xasaasiya oo uu horfadhiyay wakiilka Siilaanyo uuna isugu yeedhay suldaanka weyn ee Suldaan Saleebaan oo hilfaha laysku qaaday layskuna...
Hargeysa--Xidhibaan Indho indho oo ka soo jeeda Sool ayaa jawaab siiyay Prof Cali Khaliif hadana ku khalkhalay jawaabta mar uu...
Boorama--Badhasaabka Boorama iyo duqey uu la shiray ayaa isla qaatay in lala dagaalamo xaalufinta dhirta oo ay shegeen in ay...
Muqdisho--Fowdada iyo akhlaaqad xumada ciidanka dawlada waxaad aragtaa in ay xabad iska ridayaan xataa haddii ay qof is af dhaafaan....
Ciraaq--Dadka Siiriya iyo Ciraaq ayaa waxay u gacan galeen argagixiso tii ugu xumayd iyagoo ay dilayaan rag ayna arkayn oo...
Balcad--Warshadii dharka ee Balcad oo barisamaadkii soo saari jirtay kumanaan dhara oo looga maarmo dharka dhaqamada kale ee soo gala...
Shirkii ka dhacay Turkiga ee fashilmey ayaa dodo badan laga galay sidii uu u fashilmey. Doodan oo ay ka qaybgalayaan...
USA--Madaxweynaha Ismaamulka Somalida Itoobiya Cabdi Maxamud Cumar oo nin Itoobiyaan ihi ku dhirbaaxi gaaray Maraykanka xilli uu shah ka cabayay...
Baraawe--Magaalada Baraawe oo laga xoreeyay argagixisada shabaab ayaa la sheegayaa in maleeshiyaadka shabaab ay halkaasi ka afduubteen ilaa iyo sadex...
Waraysi uu bixiyay siyaasiga reer Awdal Maxamed Alabari ayuu ku tilmaamay kacdoonka reer Adal mid Siilaanyo kuraas lagaga doonayo isagoo...
Boorama--Markii shalay la sheegay in Siilaanyo la siiyay 9 bilood oo kale ayaa dadku xasuustey sidii uu ugu hanjabi jiray...
Hargeysa--Golaha madasha iyo xisbiyada Somaliland ayaa ugu hanjabay Siilaanyo in uu xukunka korodhsado uguna baaqay in uu yimaado miiska wadahadalka...
Toronto--Gudoomiyihii hore ee bangiga dhexe ee Somaliya ee iscasishay markay aragtey musuqmaaqa baahsan ee ka jira marwa Yusur Abraar ayaa...
Muqdisho--Wasaarada arimaha dibeda Somaliya ayaa warbixin ka soo saartey tahriibka dishatay dhalaanka ka qayb qaadan lahaa dib u dhiska dalka....
Cadale--Ciidanka xooga dalka Somaliya ayaa markii ugu horeysay ku dhaqaaqay talaabo aan hore looga baran iyagoo dagaal ku qaaday argagixisada...
Washington--Maxkamada sare ee dalkaasi Maraykanka ayaa diiday racfaan uu qaatay jeneral Maxamed Cali Samatar oo ahaa madaxweyne ku xigeen ahna...
Guriceel--Dagaalyahaniinta Ahlusunna ee argagixisada shabaab u diiday in ay lug soo galiyaan gobolada dhexe ayaa sheegay in heshiiska ay la...
Khartuum--Tahriibayaashii Somalida ahaa ee gaadhigu kula gadoomay meel u dhow Khartuum oo ,aydkooda la soo bandhigey. Tahriibayaashan ayaan si fiican...
Boorama--Qaylo dhaan xoogleh ayaa ka soo yeeraysa deegaanada Fiqi Aadan iyo Sheekh Awaare ee ka tirsan Salal halkaas oo masaakiintii...
Boorama waa magaalooyinka ugu xadaarada weyn isla markaana waa hooyada aqoonta Somalida. Hadaba warbixin ku saabsan ganacsiga magaalada siiba taksiilayaasha...
Hargeysa--Wasiirad ku xigeen ka tirsan maamulka Hargeysa kuna xigta Cukuse oo la dhegeysan waayay oo ku amartey dadkii joogey in...
Qosol qosolkii gudiga doorashada maamulka Hargeysa oo maanta dib u dhigey xilliga doorashada+MUUQAAL
Kadib hadaladii gudiga doorashada maamulka Somaliland ay dib u dhigeen xilliga Siilaanyo dib loo dooranayo inkastoo wali lagu heshiin inuu...
Hargeysa--Gudiga doorashada Somaliland ayaa muddo kordhin u samaysay Siilaanyo iyagoo hadda sheegaya in bisha July ay qaban doonaan diiwaan gelinta...
Muqdisho--Haweenka Somaliyeed oo markii ugu horeysay loo dhiibi doono garsoorka dalka oo ay inta badan ka maqan yihiin sidaa waxa...