Boorama--Araabinews--Sida wararka aad ku daawateen waxa xalay weerar lagu qaaday saldhhiga degmada Boorama oo ah halka laga fuliyo amarada wax...
Maxaa cusub
Boorama-Araabinews--Gudoomiye ku xigeenka gobolka Awdal ayaa qirtey in weerarkii xalay hurdada u diiday gooni goosadka ay soo qaadeen kacdoonka reer...
Boorama-Araabinews--Maayerka magaalada Boorama ayaa isna dhinaciisa ka waramay rasaas xalay laga maqlay saldhiga Boorama oo la sheegayo in ciidamada kacdoonku...
Boorama-Araabinews--Xalay waxa Boorama ka dhacay rasaas dadka hurdada u diiday iyadoo uu jiro kacdoon reer Adal ay dib ugu hananayaan...
Muqdisho-Araabinews--Madaxweynaha Turkiga ayaa ka baaqday booqasho uu Ku iman lahaa maanta magaalada Muqdisho sababo la xiriira geerida Ku timi boqor...
Paris-Araabinews--Maayerka caasimada Faransiiska ee Paris haweenayda la yiraa Hidalgo ayaa sheegay in ay maxkamad la fuuli doonto telefishan af dheer...
Riyad-Araabinews--Boqorkii Sucuudiga boqor Cabdullah oo baryahan xanuun u jiifay isbitaal ku yaala casimada Riyaad ayaa la xaqiijay in uu geeriyooday....
Muqdisho oo ay ka socoto soo dhaweyn tii ugu balaadhneyd iyadoo la sugayo booqashada Erdogan+MUUQAAL
Muqdisho-Araabinews--Magaalada Muqdisho ayaa la filayaa in uu berito yimaado madaxweynaha Turkiga oo dib u dhis xoogleh ka bilaabay soona celiyay...
Muqdisho-Araabinews--Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa ku dhawaaqay talaabo aan hore looga baran kadib markii lagu helay gudoomiyaha Buulaburde in...
Geb-Araabinews--Qaybtan ayaa waxa kaftanka is dhaafsaday odayaal salaadiina oo ciidaa ka batay. Waxase goobta laga akhriyay goobta waxyaabaha looga hadlayo...
Boorama-Araabinews--Sidee u furmay shirweynaha beelaha Samaroon oo muran kadib xal loo helay iyadoo manta uu furey ugaaska beelaha Samaroon Ugaas...
Muqdisho-Araabinews--Dawlada Somaliya ayaa sheegtay in qaraxii maanta aanu waxba u dhimayn booqashada madaxweynaha Turkiga oo la filayo in uu yimaado...
Laascaanood-Araabinews--Madaxweynaha Somaliland ayaa qoomamo ka soo qaaday booqasho uu ku tagey Laascaanood kadib markii loo sheegay in wixiiba ku shubteen...
Edmonton-Araabinews--Siyaasiga reer Awdal Maxamed Cabdi Faarax (Saqiiro) ayaa waraysi khaasa siiyay telefishanka Adaltv ee xaruntiisu tahay Kanada wuxuuna Ccarabka ku...
London-Araabinews--Shir ay isugu imanayaan wadamada caalamka Muslim iyo mid aan mid aan Muslim ahayn ayaa looga hadlayaa sidii loo tirtiri...
Sanca-Araabinews--Madaxweynihii dalkaasi Yaman ee xukunka ay ka tureen dagaalyahaniinta Xuutiyiinta ayaa la sheegayaa in uu wali yahay madaxweyne heshiisna uu...
Boorama--Araabinews--Magaalada Boorama ayaa maanta lagu gubey khamrigii ugu badnaa kaas oo magaalada inta badan ku yimaada sifo qarsoon. Masuuliyiin ka...
Muqdisho-Araabinews--Madaxweynaha Somaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadlay muhiimada ay leedahay in la helo manhaj AfSomali ku qoran oo mideysan...
Beesha dhexe oo gaartey heer ay Saylac ku caleemo saarto nin iyaga u dhashay arag sida wax u dhaceen
Saylac--Beesha dhexe oo siyaasad cusub ka bilowday Saylac oo ay u aqoonsan yihiin in Ciise leeyahay kadib markii maanta ay...
Stokhom--Bangiga ay xawaaladleyaasha Somalidu dhigato lacagaha ee dalkaasi Sweden ayaa sheegay in uu xiri doono kaydadka ama akowndada ay leeyihiin...
Paris-(Araabinews)--Lasana waa wiil u dhashay dalkaasi Maali oo Muslima wuxuuna ka shaqaynayay suuq hilible ah xiligii argagixisadu gashay isla tukaankaas...
Sanca---Dagaalyahaninta Xuutiyiinta ee dalkaasi Yaman ayaa la wareegay aqalka madaxtooyada ee dalkaasi Yaman kadib markii ciidamo yar oo daacad u...
Boorama--Shaqaale laga dafirey mishaharkii ay ku shaqaynayeen oo ku hanjabay in ay dib u burburiyaan wado ay dhiseen. Shaqaalahan ayaa...
Lawyacado--Gumaysiga xukuumada jAbuuti ku hayso dadkeeda inta masaakiinta ah oo sii kordhey iyo dad qoraxjooga oo iyagu ah dad iskaga...
Balicalanle---Siilaanyo ayaa dalxiis balaadhan oo lacagi ku baxday ku maraya tuulooyinka maamulkiisa ka tirsan iyo tuulo kasta oo uu ka...
Boorama--Wararkii u dambeeyay ee aan ka helayno dooxada Geb ee gobolka Awdal halkaas oo loo balansanaa in shir kala dhantaalan...
Muqdisho--Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa saxiixay heshiiska ilaalinta xuquuqda caruurta ee aduunka oo Somaliya ka mid tahay wadamada dhowr ka...
Masqad--Wasiirka arimaha dibedda Somaliya Dr C/raxmaan Bayle ayaa la kulmay jaaliyada Somalida ee dalkaasi Cumaan. Mr Bayle ayaa ah masuulkii...
Oslo---Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo ay isugu timi jaaliyada Khaatumo State oo lagu xusayay sanad guuradii sadexaad ayaa...
Boorama---Ugaaska guud ee beelaha Samaroon ayaa sheegay in isagu u dhexeeyo beelaha oo dhan oo uu ka madax banaan yahay...