Dawlado ay ka mid yihiin Ingiriiska oo kow ka ah qaska ka jira Somaliya ayaa lagu eedeeyay inay rabaan inay...
Maxaa cusub
Maamulka aan shaqayn ee Hir shabeelle aya joogey in deegaanadooda uu si ugu faafay hargabka Karoona, oo weliba laga helay...
Sida ay qortey jariidada afka dheer leh ee isha bariga dhexe ayaa sheegtay in Turkigu dhisayo xarun uu ka duuliyo...
Waxa xalay rasaas fuleynimo ku ridey ciidanka amniga qabqabke Indha-cade ee sheegtay inuu ilaalo u yahay shaqsiyaadka sheegta madasha musharxiinta...
Suudaan ayaa sheegtay inay dib ugu yeertay safiirkeedii Itoobiya. War ka soo baxay wasaarada arimaha dibedda ayaa lagu sheegay in...
Waxa soo kordheysa tayada ciidanka xooga dalka ee jooga Koofurta dalka ayadoo hadda ay awood u leeyihiin inay baacsadaan argagixisada...
Horjoogaha maamulka Somalilaan ayaa saaka ka bilaabay magaalada Hargeysa inuu ka raafo Oromada ku soo badanaysa kuwaas oo hadda bilaabay...
Madaxweynaha Somaliya ayaa soo saaray qoraal ku aadan kulanka maamul jufeedyada iyo dawlada dhexe ee doorashada ay kooxda sheegata beesha...
Dawlada Somaliya ayaa war ka soo saartey banaanbaxyo ay qabanqaabinaayeen kooxda sheegata madasha musharixiinta ee halka jufo oo loo balamay...
Kooxda sheegata madasha musharixiinta ayaa Kiiniya amartey inay banaanbax ku qabsadaan Muqdisho Jimcaha igu sawira, sawirkaas oo kooxda beesha caalamka...
Waxa ILAAHAY mahadii ah in Muslimiinta dalkaasi sanam caabudka ee Jabaan uu kordhey. Muslimiinta Jabaan oo markii ugu horeysay dalkaasi...
Siyaasiga Axmed Yasiin sh Cali Ayaanle ayaa sheegay inuu ka soo cararay Muuse Biixi una carogedistay xisbiga kale ee Wadani...
Qisada ku dhacday qoys Somali ah oo ku nool dalkaasi Noorway ayaa soo jiidatey gabadh cadaana oo ay jaar yihiin...
Horjoogyada Kiiniya iyo kooxda sheegata beesha caalamka wataan ayaa ku baaqay banaanbax maalinta Jimcaha waxase arintaa wax laga weydiiyay dadweynaha...
Waxa Axadii shalay gooni goosadka Kurdiyinta dileen 13 shacaba kadib markii Turkigu ka diley 48 ka tirsan maleeshiyada Maraykanku taageero...
Waxa aad iyo aad looga murugooday haween maata ah oo dhiigmiiratada shabaab ku dileen magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafada Dayniile....
Kadib weerar uu Maraykanka u waayay awood uu kaga celiyo wahaabiyada gantaalo ay soo gameen diyaaradaha aan is wadin ee...
Waa qayb kale taxanaha Qabbo Qabo oo meel xasaasiya maraaya. Waxa isku dhegan Shaxshaxley iyo jacaylkeeda halka Bosbaas oo ku...
Waa qayb kale taxanaha XUJO oo meel xasaasiya maraya. AJ iyo jacaylkiisa oo isku dhegan asagoo ka cabanaya in jacaylkiisa...
Wakiilka qaramada midoobey u jooga Somaliya oo hogaamiya kooxda sheegata beesha caalamka ayaa sheegay inuu xalay taleefano u direy wasiirada...
Ingiriiska oo ka mida kooxda sheegata beesha caalamka ayaa qorshe kale ula cararay qaramada midoobey oo uu ku dalbanayo in...
Hay'ada u qaabilsan warbaahinta dibedda ayaa hilfaha u qaaday idaacada BBC oo lagu helay warar been abuura oo xaqiiqda ka...
Dawlada Somaliya ayaa diidey dalabkii Kiiniya ka yimi ee ahaa in dacwada badda dib loo dhigo waxayna ku andacootey in...
Waxaan idiinku bishaaraynaa in ciidanka difaaca badda iyo kheyraadkeeda uu u dhismay sida kan badda guushaasna ay gaartey dawlada haddda...
Qoyska Maxamed Xasan oo ku nool gobolka Waylis ee Ingiriiska ayaa dalbanaya inay cadaalad helaan kadib markii willkooda uu dhintey....
Madaxweynaha Turkiga ayaa maanta furey xarunta qaranka ee hawada sare kuna dhawaaqay in qorshaha ugu jirto in Turkigu noqdo wadankii...
Dawlada Ruushka ayaa eriday safiirada wadamada Jarmalka, Bolan iyo Iswiidhan oo iyagu taageero u muujiyay ninka Ruushka ah ee lagu...
Kooxda sheegata beesha caalamka ma rabto in dalka doorasho ka dhacdo marka waxaad is weydiin kartaa maxaa xala sideese ay...
Wararka laga helayo dalkaasi Tansaaniya ayaa sheegaya inuu halkaasi ka dilaacay cudur aan la garanayn. Masuuliyiinta caafimaadka ayaa sheegay inay...
Waxa Ingiriiska oo ka mida dawladaha qasaya dalklak kana mida kuwa beesha caalamka ayaa kulan maanta isugu yeeray qaramada midoobey...