Ciyaar xiise leh oo dhexmartey xulalka Somaliya iyo Yugandha ee da'doou ka yartahay 17 jir ayaa ka dhacday caasimada Itoobiya...
Maxaa cusub
Dawlada Maraykanka ee uu hogaamiyo cajuus Baydan ayaa sheegtay inay dib uga fiirsanayso xiriirka ay la leedahay Sacuudiga kadib markii...
Itoobiya ayaa gobolada Oromada iyo Axmaarada ka dhoofinaysa Qamadigii ugu badnaa sanadkan. Kiiniya ayaa ka mida wadamada Itoobiya quudinayso dadkeeda...
Milatariga Ruushka ayaa garaacay xarunta sirdoonka Yukrayn ee caasimada dalkaasi iyo galbeedka wadankaas kadib markii ay shalay weerar argagixiso ah...
Afhayeenka golaha shacabka ee lagu hoogay ayaa Holan looga yeeray halkaas oo looga saxiixayo inuu marsiiyo sharciga khaniisnimada iyo kufsiga...
Madaxweynaha fadhiidka ah ee gaalka weyn ee Maraykanku dabada ku wato ayaa kala direy guddi aad u muhiim ahayd oo...
Waxa dhamaan la fasaxay shaqaalaha dawlada dhexe iyo kuwa maamul jufeedyada maalinta dhalashada rasuulkeena SCW SCW oo culimada badankooda isku...
Dawlada Itoobiya oo dhawaan wadahadal lagu qasbay la geli doonta jabhadda Tigreega ayaa uga digtey reer galbeedka wata inay isticmaalaan...
Itoobiya iyo Kiiniya ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan in Itoobiya ka iibiso qamadigeeda Kiiniya. Xiligan oo adduunka uu ku...
Madaxweyne hogaamiya dawlad xoogan ayaa ka gudoomay madaxweyne kale oo saaxiibkii ah hadyad aad u culus dhalashasdiisa oo maanta ku...
Dhacdo aad u murugo badan ayaa laga soo sheegayaa deegaan macdanta laga qoto oo ku taal gobolka Sanaag halkaas oo...
Wadamada Muslimka iyo kuwa kale ee ku midoobay saliid iibinta ayaan haba yaraatee u muujin wax naxariisa kadib markii ay...
Maraykanka ayaa Sacuudiga ku eedeeyay inuu ka raacay Ruushka kadib markii ay dhimeen slaiida ay soo saareen 2 milyan oo...
Taliyaha ciidanka Ruushka ayaa ka warbixiyay tirada is qortey ciidanka muddadii madaxweyne Faladhimeer Buutin ku dhawaaqay in la kordhiyo ciidanka...
Wararka aan ka helayno xarunta gobolka Sool ee Laascaanood ayaa sheegaya in jabhadda dib u xoreynta gobolada SSC ay gudaha...
Waxa dhawaan deegaanka Salaxley oo ah duleedka Hargeysa laga helay shidaal kuwii helay ayan garanayn ayagoo raadinaya biyo. Shidaalka ayaa...
Wararka aan ka helayno gobolka Hiiraan iyo deegaanadii uu xoreeyay ciidabka xooga iyo dadka deegaanka oo ka barbar dagaalaya ayaa...
Kadib markii horjoogaha lagu qasaaray ee maamul jufeedka Somalilaan uu iskaga darsaday 2 sanno ayaa kaftanka siyaasaduna iskaga darsadeen 20...
Horjoogaha Somalilaan Muuse Biixi ayaa iskaga darsaday muddo xileedka bilaa hadal taas oo muujinaysa inaan waxba ka jirin iska hadalkii...
Xulafada Maraykanka ku daba tukata ayaa Yukrayn soo geliyay kumanaan calooshood u shaqaystayaal oo u dagaalam Yukrayn. Ujeedada ayaa ah...
Hay'adda Maraykanku maamusho ee isku sheegta lacagta adduunka yaa farta ugu yeertay Xasan Culusow iyo wasiiradiisa kuna balamisay Kiiniya ayadoo...
Midowga Yurub oo la daala dhacaya dhaqaale xumo, lacagtoodii oo burburtey iyo sixir barar ooda goostey kadib markii ay cunaqabatayn...
Rooble Baahane ayaa ka soo baxsaday Kiiniya ayadoo loo diyaariyay maxkamad midna ka sugayso dalka uu ka dhiiban yahay ee...
Waxa soo baxday natiijada codeynta afar gobol oo hore uga tirsanaa Yukrayn laakiin hadda ku biiraya Ruushka markii ay u...
Koofur galbeed oo ka mida gobolada aadka loogu tuntey ayaa ugu dambeyn waxa u soo baxay rag cadkooda goosan kara...
Saraakiisha ciidanka xooga ee gobolka Gedo ayaa xaqiijay in Xasan Culusow mishaharka ka jaray ku dhawaad 150 askari oo jooga...
Dhuumahan gaaska ka soo qaada Ruushka ee loo yaqaan NORD 1 iyo 2 ayaa Isniintii isku mar la qarxiyay waxana...
Waxa burbur xoogan ku yimi lacagtii Ingiriiska ayadoo subaxii hore ee maanta ay dhulka gashay ayna noqotey lacagaha aan dibeda...
Waxa isa soo taraya baaq ku aadan safarada macno darada ah ee Xasan Culusow ku jaqayo lacagta masaakiinta. Fadhiid Xasan...
Madaxweynaha Turkiga Dayib Rajib Erduqaan ayaa sheegay in Maraykanku hubaynayo Giriiga uuna fahansan yahay ujeedada uu ka leeyahay hubayntaas. Hadalka...