Milatariga dalkaasi Ruushka ayaa gargaar qalab oo lagu nadiifiyo xarumaha iyo weliba kuwa neefta la gaaray Talyaaniga oo hadda sheegaya...
Ayadoo tirada laga helay cudurka Kooro uu sii kordhaya ayaa xafiiska raiisal wasaaraha Ingiriisku xaqiijay in Booris Joonson laga helay...
Wasiirada caafimaadka marwo Foosiya Abiikar ayaa qarxisay inuu Jiro qof sadexaad oo xanuunka Kooro lagu takooray xerada Xalane ee ajaanibtu...
Wasaarada caafimaadka dawlada dhexe ayaa gargaar qalab oo loo xidho cuduerka Kooro isku dhafisay gobolada dalka. Qayb ka mida qalabkaas...
Siyaasiga Cabdi Shootali ayaa banaanka soo dhigey sida foosha xun u qabyaaladeeyay cudurka Koora oo uu la rabo beelaha inay...
Bangiga dhexe ee Imaaraadka ayaa amrey in lacagta cusub ee la soo daabacay lagu shubo bangiyada iyo daaqadaha lagala baxo...
Waxa xalay jeelka loo taxaabay mulkiileyaasha Huteel Hargeysa ku yaala oo lagu magacaabo SKY kadib markii lagu yiri waxaan idiin...
Waxa manta wasaarada caafimaadka soo sartey in qofkale laga helay hargabka Kooro taasina ka dhigeyso qofkii labaad ee dalka guud...
Wararkii u dambeeyay ee ka imaanaya Muqdisho gaar ahaan isgoyska Sayidka ayaa sheegaya in dhiigmiiratada shabaab ay isku qarxiyeen makhaayad...
The Istanbul Public Prosecutor’s Office Wednesday prepared a civil lawsuit against 20 suspects involved in the killing of Saudi journalist...
Despite an onslaught of attacks and rough measures by Greek police and border authorities, migrants and refugees have continued to...
Wasiirka maaliyada Somaliya Dr C/raxmaan Beyle oo aad loogu amaanay kaalinta weyn ee uu ka qaatey sidii dalka looga cafin...
Wasaarada caafimaadka ee dawlada dhexe ayaa fariin u dirtey Somalida isku diyaarinaysa inay safar aadaan xilli aduunka uu hareeyay hargabka...
Wasaarada caafimaadka ee Itoobiya ayaa xaqiijisay in tirada dadka qaba hargabka Koora ay sii korodhery oo hadda ay taagan tahay...
Waa qaybtii shanaad taxanaha dhaqan miyi iyo magaalo oo meel xiise leh maraya. Iskufilan ayaa shukaansi Ku bilaabay gabadh lala...
Horjoogaha maamulka Somalilaan Muuse Biixi ayaa sheegay inuu xidhayo masaajida haddii hargabka Kooro laga helo deegaanada maamulka. Wasiirka diinta ee...
Wararka naga soo gaaraya degmada Guriceel ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in xalay haweenay ay isku dishey halkaasi. Dadka degmada...
Masuuliyiinta Shiinaha ee gobolkii cudurka Kooro ka bilaabmey ayaa sheegay in berito oo Arbaca ah laga qaadi doono xanibaada dhinaca...
Ayadoo cudurka Kooro uu sii udagalayo Sucuudiga ayaa Sucuudigu hore u xirey dhamaan masaajida si loo yareeyo faafida cudurka inkastoo...
Dawlada Iiraana ayaa sheegtay inay dalkeeda ka saartey dhaqaatiir sheegtay inayna xuduud lahayn loona soo gaabiyo magacooda MSF kana soo...
Sida la aaminsan yahay waxay ahayd sanadkii hore markii la xaqiiqsadey jiritaanka hargabka xun ee hadda afka qalaad loogu nixiyay...
Bishan 16-keedii ayay ahayd markii nin Soomaali ah oo hargabka qaba uu dalka yimi. Ninkaas waxa welli hayaa takoorid waxase...
Gudoomiyaha guddiga madaxa banana ee doorashooyinka qaranka marwo Xaliimo Yarey ayaa ka hadashay waxa dhiman si ay u iclaamiyaan muddada...
Booliiska dalkaasi Holan ayaa baacsaday nin dhalinyaro ah oo si xawaare waalana oo weliba jeesjeesa ku dhexmaray wadooyinka magaalo ku...
Kadib dagaalkii Kiiniya ka dambeysay ee ka dhacay Beledxaawo, waxa Kiiniya garatey inayna dagaal waxba kaga qaadi karin Somaliya, waxayna...
Dawlada Somaliya ayaa soo saartey liistada wadamada ay takoori doonto markay dalka u soo safraan xilli wadamo badan qaadeen talaabo...
Kadib kuleyl ba'an oo maalmahan ka jirey dalkoo dhan ayaa RABI u qaboojay adoomihiisa. Roobka gu'ga ayaa hadda Ka curtey...
Wasaarada duulista iyo hawada ayaa war ka soo saartey muwaadiniin Somaliyeed oo Ku xaniban wadamada jaarka iyo Carabta Imaaraadka kadib...
Daraad ayay ahayd markii horjoogaha Butlaan Siciid Deni soo saaray war saxaafadeed uu ku cambaaraynayo madaxda qaranka, waxba uga sheegay...
Ayadoo cudurka hargabka Shiinaha uu faro ba'an ku hayo wadamada Yurub ayna ugu daran tahay Talyaaniga ayaa Turkigu sheegay inuu...