Xiriirka kubada cagta ee Yurub ayaa naadiga Carabtu leedahay ee Manjester Siti ka mamnuucay laba sano ciyaaraha Yurub iyo kuwa...
Dabka oo aan weli la xaqiijiyay waxa dhaliyay ayaa fiidkii caawa ka kacay dooxo u dhow Laascaanood. Dooxadan ayaa ah...
Waxa garoonka magaalada Muqdisho ka soo degay ciidan aad u tababaran oo lagu soo tababaray dalkaasi Turkiga. Ciidankan kamaandoosta ah...
Barlamaanka dalkaasi Siiriya ayaa aqoonsaday xasuuq la sheegay inay gaysatey dawladii Cusmaaniyiinta ee ka talin jirte inta badan dalalka Muslimiinta...
Gudoomiyaha xisbiga Wadani ayaa dalbadey inuu Muuse Biixi dadka u sheego kulankii uu la soo qaatey madaxweyne Farmaajo oo ilaa...
Kadib maalin kahor oo madaxweynuhu kulan uu soo qaban qaabiyay raiisal wasaaraha Itoobiya uu la qaatey horjoogaha maamulka Somalilaan, ayaa...
Wararka naga soo gaaraya degmada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in qarax argagixisadu maleegtey ku dhinteen ugu yaraan 10 qof halka dhaawacuna...
Booliiska Ruushka ee jooga bariga Siiriya ayaa ciidanka ka badbaadiyay dagaal ay la galeen dadka deegaanka oo ku qasbey ciidanka...
Tirakoobka ciidanka u badan Muqdisho iyo gobolada ku xeeran ayaa markii ugu horeysay la dhamaystirey. ''Madaxweyne dalkaan waxaa timi ciidanka...
Daraad ayay ahayd markii raiisal wasaaraha Itoobiya u yeeray horjooge Muuse Biixi si uu ula kulansiiyo madaxweynaha Somaliya Farmaajo. Muuse...
Waxa dhawaan tagey degmooyinka Doolow iyo Beled-xaawo ciidan dawladu leedahay oo markiiba amni laysku halayn karo ku soo rogey labadaa...
Madaxweynaha Turkiga Dayib Erduqaan ayaa loogu baaqay inaanu Ku raaxaysan dhiiga uu ka daadinayo Siiriya qaasatan gobolka Idlib halkaas oo...
Wasaarada difaaca Maraykanka ayaa warbixin ku sheegtay in weerarkii gantaaleed ee Iiraan ku qaaday saldhigyada Ciraaq ee Maraykanku ku leeyahay...
Waxa saakadii hore cadaalada la mariyay ragii kufsaday isla markaana diley Caasha Ilyaas oo ahayd gabadh 12 jira oo sanadkii...
Maxamuud Saajin wuxuu ku magacaaban yahay wasiirka ganacsiga ee maamulka halka qabiil ee Muuse Biixi. Dhawaan ayay ahayd markii loo...
Maamulka degmada Madheera ee xadka Kiiniya ayaa u digey horgaleyaal uu ka mid yahay nin sheegta inuu Axmed Madoobe ku...
Waxaan wada oghnahay in markii Somaliya uu soo galay gumeysigii Ingiriiska ee ka masuulka ah dhibaatooyin badan oo dalka ka...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Ooslo ee dalkaasi Norway ayaa sheegaya in masjid Somali leedahay uu dagaal ku dhexmaray laba...
Madaxweynaha Somaliya Farmaajo ayaa kulan doceed Kula qaatey magaalada Addis Ababa ee xarunta midowga Afrika raiisal wasaaraha dalkaasi Kanada oo...
Culimada wanaag farista ee gobolka Awdal ayaa si cad ugu helay badhasaabka Awdal oo hadda baxsad Ku jooga Hargeysa inuu...
Xalay ayay ahayd markii rasaas laga maqlay meel aan ka fogeyn saldhiga booliiska ee magaalada Boorama. Waxana jirey warar iska...
Waxa muddooyinkii u dambeeyay soo baxaayay warar been abuura oo warbaahinta reer galbeedku qoraayeen oo sheegaya in Ruushku damacsan yahay...
Some British schools are trying to be more accommodating to trans students at the expense of others, a 13-year-old has...
Hadda is diyaari hadaan soo socdaa. Waa qayb kale oo xiise leh taxanaha Dulmi oo ay jilayaan jilayaal aad Ku...
Madaxweynaha Somaliya ayaa lagu soo dhaweeyay caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa halkaas oo uu ka furmayo shirka midowga Afrika. Addis...
Waa caadi in argagixisada dhiigmiiratada ah ay adeegsadaan dadkeena kuwa ugu nugul sida dadka waaweyn, haweenka iyo Caruurta si ay...
Waxa isa soo taraya shakiga weyn ee soo xoogeysanaya ee oranaya in cudurka hargabka Shiinaha ee ka dilaacay gobol qani...
Kooxda filimkii Kaaf iyo Kala dheeri oo cadceed u doontey dalkii hooyo iyo cunto daraya oo aan aduunka laga helin...
Dawlada Somaliya ayaa loogu baaqay inayna soo qaadin Somalida Ku nool gobolka Shiinaha ee iskood u tagey haddana uu ku...
Wararkii ugu dambeeyay oo ka imaanaya degmada Luuq ayaa sheegaya in halkaasi ay ku dhinteen saddex qof oo isugu jira...