Siyaasi qayb weyn ka ahaa burburkii dalka ayaa Hargeysa dib u yimi. Cumar Carte Qaalib ayaa noqdey raiisal wasaare markii...
Dawlada Somaliya ayaa war ka soo saartey dagaal beeleedka gobolka Sool. Tuulada Dhumey ee gobolka Sool ayaa waxa isku cunaya...
Madaxweynaha Turkiga Rajab Erduqaan ayaa daboolka ka qaadey sidii gacanku dhiigle Maxamed Salmaan u xasuuqey suxufi Jamaal Khasooqi. Erduqaan ayaa...
Faadumo Siciid ayaa ka yaabtey Muuse Biixi oo kursigiisa durba shiki geliyay. Faadumo Siciid ayaa sheegtay in ixtiraafkii daaqada ka...
Gudoomiyihii xisbiga Wadani ee Awdal C/kariin Maal ayaa markale saxaafada la Hadley markana isku dhiibey Muuse Biixi iyo xisbigiisa Kulmiye....
Roob maalmihii u dambeeyay Boorama ka da'aayay oo barakac abuurey. Raxmada RABI ayaa gobolka ka qaadin ayadoo sanadihii u dambeeyay...
Dhaxalsuge Maxamed Salmaan ayaa la xaqiijey inuu la hadley suxufi Jamaal Kasooqi inteyna ku dhex dilin qunsuliyada ay ku leeyihiin...
Badhasaabka Somaliland u magacowdey Badhan oo gaarigiisa la dhacay. Badhasaabka ayaa ka hadlay cida gaariga dhacdey iyo halka la geeyay....
Madaxweynaha cusub Axmed Maxamuud Baasto ee Galmudug ayaa loo dhaariyay xilka. Dooraso xalaala oo ka dhacdey Cadaado ayuu ku helay...
Cabduwelli Gaas wuxuu dabada ku hayaa shisheeye waana mushkilada koowaad ee ka jirta gobolada dhexe, Gaalkacyana kama dhacayso nabad inta...
Galmudug ayaa u baahan in laga badbaadiyo Xaaf. Waa markii saddexaad ee uu khilaaf soo kala dhexgalo xubnaha kala duwan ee...
Sucuudiga ayaa markale bedelay sidey u xasuuqeen suxufi Jamaal Khasooqi oo ay markii hore shegeen inuu ka baxay qunsuliyada hadda...
Xaafada Daami ee Hargeysa ayaa markii qashinka laga qaadi waayay is maamul ku dhawaaqdey. Xaafadan oo ku tal bartamaha magaalada...
C/raxmaan Saylici ayaa sheegay in maamulka Somaliland ee uu ka yahay ku xigeenka Muuse Biixi ay jirto hal shirkad kaliya...
Sadex horjooge ayaa hanjabaad Garoowe uga soo direy madaxda dawlada. Sadexdan horjooge oo mid Kiiniya hoostago iyo laba ay ku...
Gudoomiyaha xisbiga Wadani C/raxmaan Ciro ayaa kabaha la dulmaray Muuse Biixi oo shalay miridho badan Hadley hadana ku fashilmey inuu...
Muuse Biixi aduunka waxa looga yaqaan dagaal ooge hadana waa fashilmey waana ka tashanaynaa. Waa ninka hadlaayay 45 daqiiqo ee...
Hay'adda Turkiga ee dhisaysa biyo xidheenka Xumbuli ee Jabuuti ayaa warbixin bixisay. Biyo xidheenkan oo lagu tilmaamay mid saaxiibtinimo oo...
Somali tahriibeyaala ayaa laga soo celiyay xero ku taalay Eriteriya oo ay qoxooti ku ahaayeen. Somalidan oo isugu jirta qoysas...
Cabdi Maxamuud Cumar ayaa la ogaadey in dacwad buuxda lagu soo oogin mida ah ay tahay mid kaliya ku kooban...
Saylici ayaa fashilkiisa kula dul dhacay reer Boorama yirina iska xaadha magaalada ma anaad igu xumaynaysaan. Dib u dhaca haysta...
Gole aan sharci ku dhisneyn ayaa amaro u direy madaxda qaranka sida madaxweynaha iyo raiisal wasaaraha. Cabdi Xaashi oo ah...
Muuse Biixi ayaa shir jaraaid qabtey diideyna inuu xaliyo muranka doorashada iyo cadaalad xumo baahsan oo ka jirta mamulkiisa. Muuse...
Galmudug ayaa dooratey madaxweyne cusub. Doorashada Axmed Baasto ayaa imaanaysa ayadoo marar badan xilka laga tuurey horjooge Xaaf oo isagu...
After lying for more than two weeks about the death of Jamal Khashoggi, the Saudi government has now announced a...
Wasiirka waxbarashada ayaa sheegay inay jiraan 400 oo ardey Somali ah oo ku xaniban Turkiga. Ardeyda Turkiga tagta ayaa intooda...
Shiinaha ayaa tijaabinaya dayax beena oo iftiin u keena. Ujeedada dayaxan tijaabada ah ayaa lagu shegay in loo baahdey iftiin...
Sucuudiga ayaa ugu dambeyn qirtey inay dileen suxufi Jamaal Kashooqi. War lagu qoslo oo ay saxaafada siiyeen ayay ku sheegeen...
Ethiopia’s Prime Minister Abiy Ahmed has said that some of the soldiers who entered the grounds of his office last...
When Hibo Wardere was six, she was “cut”. She had been cruelly bullied at school in Somalia by her peers,...