Muuse Biixi ayaa magacaabay gudoomiyeyaasha gobolada Somaliland iyo hal gudoomiye ku xigeen oo ah hay'ada qoxootiga iyo barakacayaasha. Hadaba liiska Muuse...
Muuse Biixi ayaa amaro dul dhigey shirkado gaara oo ka hawlgalka maamulka Somaliland. Muuse Biixi ayaa filaya in tani wax ka bedelayso...
Wasiir Maxamed Kaahin ayaa raba inuu xiro dhawacyada dagaalka Ceel-afweyn ee beeshiisu kula jirto beesha fudoomiye Ciro. Burco ayaa dhawaan lagu...
Wasiirka Dhulbahante ee ku faaney in aabihii xad sameeyay ayaa yaraystey dagaalkii Tukaraq ee shalay Khaatumo ku qaadey ciidanka Somaliland isla...
Gudoomiye Ciro ayaa booqdey abwaan Baarleex oo cabasho xoogan ka direy xanuunkiisa sheegayna in Muuse Biixi ka goostey guno la siin...
Culimada Koofurta Somaliya ayaa war ka soo saaray dagaalka Muuse Biixi ku qaadey tuulada Tukaraq ee gobolka Sool halkaas oo uu...
The Pegasus Airways passenger plane that skid off the runway at the Trabzon Airport earlier this month may be turned...
Gooni goosatada Imaaraadku taageero ee Cadan ayaa la wareegay xarumihii dawlada ee Sucuudigu ku wareejiyay Xaddi oo isaga xarun u tahay Sucuudiga....
RW Somaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka warbixiyay shirkii uu kaga qaybgalay Swizerland. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka warbxiyay kulamadii uu ka qayb...
Madaxweyne Farmaajo ayaa ka hadley shirka Afrika uga socda Addis ababa. Madaxweynaha ayaa caddeeyey in sanadka 2018 uu yahay sanadkii ay...
Xiildhibaan lagu doortey Hirshabeele iyo magacyo hore oo la garaacay. Waxa maanta magaalada Jowhar ka dhacay doorasho ay ku tartameen...
Abwaan Axmed Siciid Afgudhiye ayaa aas balaadhan loogu sameeyay Boorama. Abwaanka ayaa shalay ku geeriyoodey magaalada Hargeysa oo uu xanuun...
Haweenay wasiir Somaliland ah u ciqaabay maxaad Awdal ugu rartey shaqadaada. Wasiirkan oo Muuse Biixi iska magacaabay una qaabilsan kaluumeysiga...
Xoolo gaaraya 3000 oo adhi ayaa ku xaniban dekedda Boosaaso iyo shirka Carabta oo diidan. Xoolahan oo ganacsato Somaliyeed leeyihiin...
Faahfaahin dagaal Tukaraq ku dhexmaray Khaatumo iyo maamulka Somaliland. Ciidan aan badneyd oo uu dabada ka riixayo madaxweyne ku xigeenka...
Filimka nabsi ayaa meel xasaasiya maraya waana qaybtiisa Afraad. Waxana si qurux badan u matalaysa fanaanadeena Laki Xaaji Wacays oo...
Qooto qooto qaybteeda 8 ee Hargeysa oo aad u xiise leh yaa guur loo doonayaa. Waa kooxda Hargeysa oo qooto...
Jahwareerka caashaqa anu waan ka joogey, idaa idaa jacaylyahow idea waa heesta goordhow faraha la qaaday oo si wadajira u...
Allaha u naxariistee abwaankii weynaa ee Afgudhiye ayaa Hargeysa ku geeriyooday. Abwan Axmed Siciid Afgudhiye ayaa si weyn looga yaqaanay...
Wasiirka warfaafinta dawlada Somaliya C/raxmaan Yariisow ayaa manta xilka ku sdii wareejityay ku xigeenkiisa inta la soo magacaabayo wasiir cusub....
Hub iyo qaraxyo lagu soo qabtay howlgal laga sameeyay Boosaaso. Taliye ku xigeenka qeybta Booliska Gobolka Bari Axmed Jaraale oo...
Argagixisada Taalibaan ayaa xasuuq xun ka gaysatey caasimada Kaabuul halkaa oo dhimashadu cagacagaynayso 45 qof halka dhaawacuna marayo 150. Masuuliyiinta...
Dawlada Somaliya ayaa war ka soo saartey hawlgalka Turkigu kula jiro Kurdiyiinta Siiriya ee Maraykanku taageero. Kurdiyiinta Siiriya ayaa dhulkooda...
Cunto kariye ajnabi ah ayaa Muqdisho lagu diley. Dilkan ninkan ayaa ka dhacdey xaafada Buulo Xuubey oo xarun at ku...
Hooyo wiilkeedu ka maqan yahay muddo dheer ayaa ka hadashay markii ugu dambeeyay iyo inuu tahriib galay. Hooyadan ayaa ku nool...
Wakiilka QM u fadhiya Somaliya oo dhan Maykal Kiitan ayaa ugu baaqay Muuse Biixi inuu dib ula noqdo ciidankiisa uu...
Baraawe ayaa muddo dheer kadib uu ku soo xirtey markab sida hub. Baraawe waxaa ku sugan Masuuliyiin uu ka mid yahay...
Wasiir ka tirsan maamulka Puntland ayaa geeriyooday. Allaha u Naxariistee Wasiir Cabdinuur Cilmi Qaaje (Biindhe) ayaa maalmihii u dambeysay ku xanuunsanayay...
Argagixiso isku soo dhiibtey Jubba oo war laga soo saaray. Maamulka Jubba ee Axmed Madoobe ayaa sheegay in tiro argagixiso...
Xisbiga Wadani ayaa cambaareeyay shaqaale Muuse Biixi u eryay qabyaalad kuna bedelay kuwa reerkiisa. Shaqaalaha Muuse Biixi eryay ayaa ka...